Page 2 of 2

Re: Where Is Ceel Cadde?

Posted: Fri Mar 06, 2009 11:53 pm
by mahdi01
Haa walaale, riigaga waxaa iska leh shirkado oo laga kireystaa waa aaney diideen hada ka hor xitaa markii hey'adii aan kasoo dhameyney iney gobolka gedo yimaadaan waxey nagu yiraahdeen gaarigan riigu saaran yahey waa qaali marka hadii aad damaanad la eg lacagtiisa dhigtaan keliya ayaan idiin keeneynaa meesha aad rabtaan, marka koonfurta inkaar baa ku dhacdey xitaa hey'adihii dadka wax u qaban lahaa intooda badan ma imaan karaan laakiin qorshe yaal kale ayaa hada la wadaa oo miyiga fog ceelal looga qodayo, magaalooyinka dhamaan ceelal wey leeyihiin biyahoodu ku filan yihiin, waa deegaanka reer guuraagu dego ee ka bilaabma diirhara ilaa iyo xagar iyo afmadow laga gaaro dhulkaas ayaanan laheyn ceelasha riigaga ee dhaadheer, waana meeshaas meesha mar walba biyo la'aanta laga soo sheego, waxaa ku yaala waro iyo ceelal aan sidaas hoose u qodneyn oo gura xiliga jiilaalka...

Re: Where Is Ceel Cadde?

Posted: Sat Mar 07, 2009 3:51 am
by snoop12
10,000 USD can be collected within a month :shock:

i think theres more to it, and mahdi is right, if there are no NGO's working actively in Gedo it will cost much more than a mere 10,000 USD