Page 2 of 4
Re: what happend to dafle
Posted: Mon May 11, 2009 4:38 pm
by ShirShoore7
ina aadan indeed ina adeer idoor waa kuwii caloosha iyo noloshaba lagu cidhiidhyey
empress you're typical deluded idoor and you're chatting about a guy who u know nothing about. he's not naleye axmed and has nothing to do wit habar jacayl. he's pretty much figurehead of somali community in belgium.
Re: what happend to dafle
Posted: Mon May 11, 2009 4:42 pm
by The_Emperior5
i know he is ugaadhayahaan naaleeye axmed same shit maxay kala yihin hooyadii na wa habarjeclo ina abti loo yahay uun baa hubaal ah wa kii gobolka idin sameeye in 1984 hubka na idin keenay aad ka cararteen hubkii

war lafiisia cad cad baan aqaana guriigisa na kama soo baxo. wa miskiin gurii ku xiidhan

Re: what happend to dafle
Posted: Mon May 11, 2009 4:44 pm
by Babygirl-
Cool he is Mahamud Ugadhyahaan..
Empress doqonimadadi miya laso toostooy? xoolayohow aren't your Habar-awal branch in Ogadenia occupied by xabashi & led by an Ogaden president?..
Habar-awal dhulbahante dagaal ugu fanayaa..

Re: what happend to dafle
Posted: Mon May 11, 2009 4:51 pm
by The_Emperior5
Dhulbahante wax diilay babygirl halkeed ku aragtay wilashiini hubka marka loo soo dhiibay duhurkii wala fursaday
habarawal 2 times bay madaxweyne ka noqdeen Kilinka shanaad Marna cali ied marna Abdulmajiid 9 years ayuu kuraasida caano boodhaha oo qeybin jiiray yuu jigjiga fadhiye kuwaad tolka tihin eeh ogaden, markaasu cigaal na in 1993 bilaabay inu siida adoonta oo xidh xidho madaxweyne na waxa ka aha abdulmajiid togwajaale inta la soo dhaafiyo ayaa toos mekele loo geeyaa yaa samayn karra taas Labba madaxweyne oo reerkina siida xoolaha oo dhoofiyaa

, midna ciise muse aha somaliland buu ka talinye oo cigaal buu aha midna wuxu aha abdulmajid sacadmuse buu aha jigjiga fadhiye ogadenka weydii. abdulmajiid way ka saassan.

Re: what happend to dafle
Posted: Mon May 11, 2009 5:06 pm
by ShirShoore7
ninka gobolka sameeyey waa maxamed cali shire, taariikhda soo baro idoor kid. tan kale ina dafle hooyadii waa habar yoonis, reer cawl not habar jacayl i know they're both idoor and make no difference. awalba adigoo sacad muuse uunsado ahaa baad maskaxyarnimo ku darsatay
Re: what happend to dafle
Posted: Mon May 11, 2009 5:12 pm
by Babygirl-
Empress nin Nur-Ahmed ah baad ku hadal celinasa, isku xishood!!

Re: what happend to dafle
Posted: Mon May 11, 2009 5:18 pm
by The_Emperior5
ShirShoore7 wrote:ninka gobolka sameeyey waa maxamed cali shire, taariikhda soo baro idoor kid. tan kale ina dafle hooyadii waa habar yoonis, reer cawl not habar jacayl i know they're both idoor and make no difference. awalba adigoo sacad muuse uunsado ahaa baad maskaxyarnimo ku darsatay
ciidii samayse gobolka ba sootan ka qaaday gobolki daroodku xaraan kugu sameyee ileen meesha awood kuma haysiid. Maxmad cali shire golaha sareh ayuu ku jiiray kan ina dafle ayaa ka soo shaqeyee oo meesha yimid dadkiisa kiiciyee eeh yidhi iidoorku dawlad jeberti bay duuminayaan eeh jabhadooda dhag haa oo dhigin.
tayadii uun ba socotay

.ila garaadkini baa snm noqday madaxdiini maxa ka hadhay ileen awal ba dhulbahante nin Darodku ku hal qabsadan maad lahayn eeh ina dafle na wakan buufiska qaaday. cali axmed jamac jangali ba idinka dhashay oo dawlad jiireyn marba jaggo cantayn aah loo dhiiba. always followers.never leaders waligay intan noola ma arkin nin dhulbahante oo yidha aniga kursiga kobaad rabba igu dabba fayla.
when there where puntland elections this year qaar ba maqaal soo qorray waxay yidhaheen anagu kuxigeen baanu geyna madaxweyne ma gayno hada wa gobol cantayn aah somalia ka miid ah.
xata ismacil miraha kiina ugu weyn aya ina cabdulla xasan weysada oo qaadii jiray

reer darood oo idiinka liita ilahay macbuudka ah ma abuurin.

Re: what happend to dafle
Posted: Mon May 11, 2009 5:20 pm
by The_Emperior5
Babygirl- wrote:Empress nin Nur-Ahmed ah baad ku hadal celinasa, isku xishood!!

hiiglada cumar wacays ayaan oo fasax tagayaa dawlada somaliland ba ii soo diirtay soo shaaha ii shuubii meysiid. Garaad cabdi salaan baa yidhi hargeysaan oo socda

Re: what happend to dafle
Posted: Mon May 11, 2009 5:24 pm
by ShirShoore7
empress calaacal iyo cabaad waa lagu yaqaan habar carootayee
cilaankii casaa, cadarkaagii iyo cambuurkaagi xiro'ee
candho sacad muuse wallee inaan weligey u ciiloone

Re: what happend to dafle
Posted: Mon May 11, 2009 5:37 pm
by The_Emperior5
waxaagu wa cantra baqash.mala waxa waxa lugu kaftama in boocame iyo meelahaad ka timi eeh biisadu aanay taggeyn. intad halkan ka cabaadaysiid orodo garaadkaagii dhaxamaha ku shiiraya gurigiisi ku so celii. and then come talk to me ileen anigu suldaankayguu hargeysa jooga suldaankaygu ,hada maanta hargeysa laga qixii laha anigu ma hadlayn.
anigu hablaha Dhulbahante hoostooda ka sheekeyn mayo sabbabto ah ado maydhan ba la dhashay wa in an anigu oo hiiliyo.ileen adigu ii hiileyn karrey weyday like you did about hablaha sacadmuse kuwana anaga oo jooga labada ba ana oo jooga.
Re: what happend to dafle
Posted: Mon May 11, 2009 5:57 pm
by ShirShoore7
war hoos kama sheekeeyn ee candho sacad muuse adigaan kaa wadaa. candho=weak or pusssy, soomaaligana soo baro adeer
Re: what happend to dafle
Posted: Mon May 11, 2009 6:03 pm
by Babygirl-
Laaxdaan yaa Xaargeisa f-king street ku celiyo..
Re: what happend to dafle
Posted: Mon May 11, 2009 6:06 pm
by The_Emperior5
ShirShoore7 wrote:war hoos kama sheekeeyn ee candho sacad muuse adigaan kaa wadaa. candho=weak or pusssy, soomaaligana soo baro adeer
bal inu makhnuud dhulbahante yahay waxa ku garanaysa candho iyo shuqul naaag ka biixii layahay. war hee dhe
Ma waxaad moodaysa meeshi gar adag eeh aad isku fara xuman jiirteen ma afxakame iyo salax baad dhaqankoodii noo la imanaysa war anagu maakhaniida waanu diilna, meeshi aad isku wassi jirten na hj idinka qaaday. xata meeshad isku salaxii jirteen eeh aad isku mehersateen ba la idinka qaaday.
maxaynu isku sheegayna hadaba orodo cago maydho seexo

siida haweenka loo amra kuwan.
Re: what happend to dafle
Posted: Mon May 11, 2009 6:08 pm
by ShirShoore7
babygirl
hargeysa fckin streetkii empress wey ka reysatay, beryahaan waxay ka lacageysatay dhalooyinka holland
empress qowmul luutnimo hargeysaa lagu yaqaan garadag iyo beenabuurka nacnacda ah kala dhaqaaq meesha.
Re: what happend to dafle
Posted: Mon May 11, 2009 6:51 pm
by The_Emperior5