Maya shukaansi kaama rabo ee sidii dhoocilaha indhaha ha rogrogin uun baan ku idhi..Not only with me but in general..I am not the only person who noticed that..It is unmanly walaal.
Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...
Cali,
Maya shukaansi kaama rabo ee sidii dhoocilaha indhaha ha rogrogin uun baan ku idhi..Not only with me but in general..I am not the only person who noticed that..It is unmanly walaal.
Maya shukaansi kaama rabo ee sidii dhoocilaha indhaha ha rogrogin uun baan ku idhi..Not only with me but in general..I am not the only person who noticed that..It is unmanly walaal.
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...
Waxani wax iska caadi ah weeye Kambuli.
Meel walba , haddey pakistan noqoto , haddey xita wadamadaa Africa e dagaal ka socdo ay noqoto ...had iyo jeer intooda qurbaha joogta ayaa ugu dagaal , qas, iyo balaayo jecel.
Meel walba , haddey pakistan noqoto , haddey xita wadamadaa Africa e dagaal ka socdo ay noqoto ...had iyo jeer intooda qurbaha joogta ayaa ugu dagaal , qas, iyo balaayo jecel.
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...
Ina Baxar,
They know that they are safe from the madaafiic..But Allaah SWT will in his own way let them taste the bitterness of the war unless they repent...
Wallaahay qofkii in yar oo damiir lihi waa arkaa inaan ku socono sida Afganistan..Waxaana taa ka daran markay iyago is gumaadaan ayaa haddana quwado waaweyni ku dambayn...
Wax kasta waxaa iiga daran kuwa isku sheegaya aqoonyahanka ee wax la iska ogyahay inayna soconeyn la shir imanaya..Caqaligan waxaa Ilaahay noo siiyey inaan ku fekerno

- Firefly
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4189
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: Underneath the apple tree, at one with nature's beauty.
Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...
kambuli sis, you remind me of this funny lady.
She said : "Yaa doqon eh?"
They said: "Ma ogi"
She said again : "Yaa doqon eh?"
They said: "Ma ogi"
She said: "Doqon waa kii dadka dabadooda uujeedo, koodane uu muuqanin"
She said : "Yaa doqon eh?"
They said: "Ma ogi"
She said again : "Yaa doqon eh?"
They said: "Ma ogi"
She said: "Doqon waa kii dadka dabadooda uujeedo, koodane uu muuqanin"
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...
Firefly,
Bal marka waxaad ii sheegta waxa aan doqon ku noqdey?
For sure waxa maanta ka dhacayo dalkii waa doqonimo weyn oo lagu sheegi karo AXMAQNIMO..Wixii waxaas support gareeyana waa AXMAQIIN...
Yaan dab la hurin ma doqonimey noqotey?
Yaan dhiig la iska daadin ma doqonimo ayey noqotey?
Doqonimadaas ayaa Ilaahay igu og yahay, adigana waxaan kuu daayey fariidnimada

Bal marka waxaad ii sheegta waxa aan doqon ku noqdey?
For sure waxa maanta ka dhacayo dalkii waa doqonimo weyn oo lagu sheegi karo AXMAQNIMO..Wixii waxaas support gareeyana waa AXMAQIIN...
Yaan dab la hurin ma doqonimey noqotey?
Yaan dhiig la iska daadin ma doqonimo ayey noqotey?
Doqonimadaas ayaa Ilaahay igu og yahay, adigana waxaan kuu daayey fariidnimada
- Firefly
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4189
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: Underneath the apple tree, at one with nature's beauty.
Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...
kambuli,
khalad aa iga fahamtay. You're not the doqon, you're the wise lady, lol.
Soomaalida hore uu tiri, "Doqoni waxay leedahay laba iyo toban indhood, hal mid waxay ku aragtaa" lakiin adiga maskaxdaada aad ee uu shaqeysaa, indhahagane fuurbo waaye, lol. Masha-Allah.
khalad aa iga fahamtay. You're not the doqon, you're the wise lady, lol.
Soomaalida hore uu tiri, "Doqoni waxay leedahay laba iyo toban indhood, hal mid waxay ku aragtaa" lakiin adiga maskaxdaada aad ee uu shaqeysaa, indhahagane fuurbo waaye, lol. Masha-Allah.
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...
Firefly,
Sister, I am flattered now
Haye maskax fiican aad igu sheegtey
But let me correct the proverb for you because it is my most favorite proverb:
Doqontu 11 indhood ayey leedahay,
1 waxay iska ilaalisaa cadowga,
10 na waxay iska ilaalisaa sokeeyaha...

- gemini07
- SomaliNet Super

- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...
Kambuli
Afkaaga Malab lagu qubey
ilaahay haku daayo
Afkaaga Malab lagu qubey
ilaahay haku daayo
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Alla Doqonsanaa Dadka Qaar...
Gemini07,
Adigana Janatul Fardoosa ku raaxayso Isha Allaah

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 39 Replies
- 2362 Views
-
Last post by Ashlee
-
- 1 Replies
- 368 Views
-
Last post by Executive
-
- 8 Replies
- 586 Views
-
Last post by sahal80
-
- 8 Replies
- 4119 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 6 Replies
- 595 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 15 Replies
- 912 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 462 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 31 Replies
- 2122 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 2 Replies
- 289 Views
-
Last post by precious_dyme