Page 2 of 2

Re: Turn on BBC Two Newsnight Somalia's Foreign Minister

Posted: Wed Jun 03, 2009 10:42 pm
by Ina Baxar
:lol: , sheikh shariif marki lagu xidhay waa kii XAMAR iska la yimid
Warlords -yadii ku jiray dowlada baa naxay !
" waa maxay ninkan aad inoo keentay?"
Sheikh shariif :" gulp! eene waxa igu sii xidhay marwadii maddaxweynaha Jabuti oo ay is xigaan :lol: "


Wakaa ninkii la idin ku soo daray !

Re: Turn on BBC Two Newsnight Somalia's Foreign Minister

Posted: Thu Jun 04, 2009 2:17 am
by abdikarim86
Ina Baxar wrote::lol: , sheikh shariif marki lagu xidhay waa kii XAMAR iska la yimid
Warlords -yadii ku jiray dowlada baa naxay !
" waa maxay ninkan aad inoo keentay?"
Sheikh shariif :" gulp! eene waxa igu sii xidhay marwadii maddaxweynaha Jabuti oo ay is xigaan :lol: "


Wakaa ninkii la idin ku soo daray !
loool is he related to ismaciil gheele wife

Re: Turn on BBC Two Newsnight Somalia's Foreign Minister

Posted: Thu Jun 04, 2009 2:18 am
by King-of-Awdal
abdikarim86

What do you mean related? She appointed him, that how close they are. :lol:

Re: Turn on BBC Two Newsnight Somalia's Foreign Minister

Posted: Thu Jun 04, 2009 2:22 am
by abdikarim86
:lol: :lol:

Re: Turn on BBC Two Newsnight Somalia's Foreign Minister

Posted: Thu Jun 04, 2009 6:12 am
by Xaaji_Xundjuf
they are not really related but khadra xayd the wife of ismacil cummer geele first son her son is married to gabadh reer axmed ah , khadra xaydd is cabduraxmaan sacad. while Omar is isxaaq sacad..

Re: Turn on BBC Two Newsnight Somalia's Foreign Minister

Posted: Thu Jun 04, 2009 4:34 pm
by Ina Baxar
Markey qabyaaladu maskaxda ku wareeriso , meel kala ayay kula kacda.
Ismaciil cumar 'wife is sacad muuse , and so is this guy..end of the story :lol:

Khadra xayd caruurteedi hore waaba CAFAR ma iyaga somali ah ba !
Nin cafari ah baa isku xidha bu yidhay reer axmad -kii iyo cabdarahmaan sacad-kii ... ya Ilaahi :lol:

Re: Turn on BBC Two Newsnight Somalia's Foreign Minister

Posted: Thu Jun 04, 2009 4:38 pm
by Spursman
mashallah rageedi sacad muse man represent.

Re: Turn on BBC Two Newsnight Somalia's Foreign Minister

Posted: Thu Jun 04, 2009 4:46 pm
by Xaaji_Xundjuf
Ina Baxar wrote:Markey qabyaaladu maskaxda ku wareeriso , meel kala ayay kula kacda.
Ismaciil cumar 'wife is sacad muuse , and so is this guy..end of the story :lol:

Khadra xayd caruurteedi hore waaba CAFAR ma iyaga somali ah ba !
Nin cafari ah baa isku xidha bu yidhay reer axmad -kii iyo cabdarahmaan sacad-kii ... ya Ilaahi :lol:
war anigu canfartan iyo waxan aad ka hadlaysiid garan mayo anigu waxan ka wadda ilma ismacil cumar waxay qabaan gabadh reer axmed.. inankeeda.. thats all.

Re: Turn on BBC Two Newsnight Somalia's Foreign Minister

Posted: Thu Jun 04, 2009 6:49 pm
by Ina Baxar
Ma dhalin ninkaad sheegayso khadra xayd !

Waxay qaban reerkasina tirada ha inoogu soo darin !

Re: Turn on BBC Two Newsnight Somalia's Foreign Minister

Posted: Thu Jun 04, 2009 6:56 pm
by SummerRain
Sacadku wa rag rag dhalay. :mrgreen:

Re: Turn on BBC Two Newsnight Somalia's Foreign Minister

Posted: Thu Jun 04, 2009 7:02 pm
by Faranacab
Qabiil talk is to 1950s :arrow:

Indivitual quality & Dadnimo :up:

Re: Turn on BBC Two Newsnight Somalia's Foreign Minister

Posted: Thu Jun 04, 2009 9:25 pm
by Caashaqa
OH MY I LOVE THIS GUY HE IS SO INTELLIGENT AND SOUNDS SO PASSIVE
AND PEACEFUL, HE SEEMS TO LONG FOR A COUNTRY TO CALL HOME
AND HE HAS THIS KILLER ACCENT HE SHOULD BE OUR PRESIDENT WALLAHI
:clap: :clap: :clap: