Page 2 of 2

Re: Somalis iyo Qabil

Posted: Thu Jun 04, 2009 4:29 pm
by Xaaji_Xundjuf
anigu waaan xishoon laha hadu cabdilahi yusuf oo kalle iga dhallan laha.. :lol: :lol:

Re: Somalis iyo Qabil

Posted: Thu Jun 04, 2009 4:34 pm
by Somalian_Boqor
Xaaji_Xundjuf wrote:anigu waaan xishoon laha hadu cabdilahi yusuf oo kalle iga dhallan laha.. :lol: :lol:
Anigu waan Xishoon laha hadu NSS spy hadu Presdient ee noqon laha. :lol:

Xaaji_Xundjuf, you have no real leaders. And 1 million of your men would not equall to his excellency Abduallhi Yusuf.

Re: Somalis iyo Qabil

Posted: Thu Jun 04, 2009 4:36 pm
by Faranacab
Somalis & Qabiil :arrow:

Somalis & Principles :up:

Re: Somalis iyo Qabil

Posted: Thu Jun 04, 2009 4:38 pm
by Xaaji_Xundjuf
ina riyaale dee isaaq maha taarikhda gudubuursii buu oo galayaa :lol:
cabdilahi yusuf xiiniyo tigray buu soo kiiraystay xiiniyihi na waxay iskaga noqdeen mekele iyo gondere.
cabdilahi yusuf na Hadramout iyo sanca ayuu exile jooga xata wuxu is yidhi mamuulka mejeertenia kuma noolaan karrayn :lol: anigu imika waan xishoon laha
if their was a war and i want to invade jeberti lands dee ugandhees iyo tigray uma soo kiiraysanayaan because caruurtayda taarikh xun baan kaga tagaya 2006 waxay noqonaya maalintii wiil yarro mejeerteen is hubbin oo hawiye oo cumamaad xiidhan tigray oo soo kaxaystay taarikh xummada halkaasay ku jirta kabacdii na rugcade siyaasii ah ayaa hellay oo ka takhalusay :mrgreen:

Re: Somalis iyo Qabil

Posted: Thu Jun 04, 2009 4:44 pm
by Faranacab
Xaaji Xanjuf bahasha kolka hoos u dhig deji balooniga hadii kale awoowgaa Halei ayaa la gubi :mrgreen:

Re: Somalis iyo Qabil

Posted: Thu Jun 04, 2009 4:46 pm
by Xaaji_Xundjuf
Faranacab wrote:Xaaji Xanjuf bahasha kolka hoos u dhig deji balooniga hadii kale awoowgaa Halei ayaa la gubi :mrgreen:

yaa gubii kara awoowgay haille car oo dhawada cag dheerow :lol: :lol:

Re: Somalis iyo Qabil

Posted: Thu Jun 04, 2009 4:53 pm
by Faranacab
Anoo geeljire ah oo wadhaf mooyee dhagax aan sidan ayaa gubi laakiin intaana gubin ka hor kuwa uu ku shaqaysto waa in aan dhalaaliyo adaana u horeeya kuwaas ee is jir niyow haddii kale balooniga deji oo ha noqon dabacayuun Haelle laga taabtay :mrgreen: :mrgreen:

Re: Somalis iyo Qabil

Posted: Thu Jun 04, 2009 4:53 pm
by Desert-Runner
Xaaji, your the one who has an Ethiopian figure as an avatar so why even blame others when clearly it seem your an Ethiopia prostitute yourself?

Re: Somalis iyo Qabil

Posted: Thu Jun 04, 2009 4:59 pm
by Faranacab
Desert-Runner wrote:Xaaji, your the one who has an Ethiopian figure as an avatar so why even blame others when clearly it seem your an Ethiopia prostitute yourself?
^^^ :mrgreen: :mrgreen:

He is a pay out who wants to keep Somalis clanbashing alive

He was paid by Heille for life time