Dhaaxaan dheg-xumiyo,dhibaato mutoo,
dhoobada layga saaray, dhinac-yadoo,
dharaar-tan wax-yeeladii dhaqdha-qee,
calanka dhidbay, saw ma soo dhicin,
dhaaxaa koonfuri( gaalku),qaatay dheeraad,
anoon dhiman maalka, layga dhax-lee,
dharaar-ti xaqay-ga lay dhigayee,
lay dhiibaayey, saw masoo dhicin,
dhaaxaan dhuuntay, sidan dhufaan ahay,
dhiigay-gana aan, ka dhawrsa-nayee,
dharaar-tan asaagay, dhinac galay,
aan ku dherer-saday, saw ma soo dhicin,
dhaaxaa la lahaa, lagaa dhacan,
dhawaaday oo waani-gaa, dhakh-sadee,
DHARAAR-TAN U SOO DHIBAATO MUTAAY,
DHOOLAA QOSOL MAYGA SOO DHACAY