Retake S-Net.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Retake S-Net.

Post by Goljano Lion »

ces gamins jebertis n'ont rien d'autre a faire que de dire des connerie :down:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Retake S-Net.

Post by zingii »

Dagaallo qaraar oo u dhexeeyay xoogaga dowlada-kacaanka ee Somali-Net iyo Maleeshiyo beeleed hubaysan(e-puntland-section) ayaa Wiigan bilawgiis ilaa iyo saaka ka socday degmada general-section.

Wararka nagasoo gaarayo degmada general-section ayaa xaqiijinayo in Maleeshiyo katirsan Dadka punt-section ay Weeraro ku qaadeen saldhig Ciidan oo ay joogeen koofi casta s-net taas oo dhalisay Dagaal Gacmaha layskula tegay.

Waxaa la xaqiijiyay in Dagaalkii general-section ka dhacay ay ku dhintay CUSMANO,laba kamid ahna ay ahaayeen dad rayid ah oo goobta dagaalka ka agdhowaa.

Dagalkan ayaa yimid kadib markii argigixiye cusmaano iyo urur uu horkacayo ay weerar kudhufo ka dhaqaaji kusoo qaadeen general-section ka sida in aan dadka Qaarkood ay waxna soo qori karin iyo inay isbaaro dhex dhigtaan THREADS yada dhexdood oo ay dandowaan taas oo dhalisay in ciidanka Somali-Net ay Dagaal ku qaadaan ururka argagixisada ah.

Sarkaal ZINGII oo ciidanka koofi casta hogaamiyaha u ah isla markaana General-Section ka garab dagaalamayay sarakiisha kala ah SADE, COOLPOISON, ayaa sheegay in dagaalkii ay soo afjareen islamarkaana general-section ka ay ka saareen Maleeshiyadii weerarka soo qaday.

S-net Radio

Spokesman of the terror organization confirms the defeat. viewtopic.php?f=18&t=219619
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”