Page 2 of 3

Re: Six foreigners killed in Somalia's Puntland

Posted: Wed Aug 12, 2009 4:03 am
by CoolPoisons
Captain that was low blow U dumb fock

Xiinayahada tuus. Waxna ha ka sheegin Jale Siyad

Re: Six foreigners killed in Somalia's Puntland

Posted: Wed Aug 12, 2009 4:04 am
by Keyse_0208
:lol: :lol: :lol:

Image

Re: Six foreigners killed in Somalia's Puntland

Posted: Wed Aug 12, 2009 4:05 am
by Khalid Ali
Captain24 wrote:Khalid Ali, Futoole this and futoole that, You know you were made laangaab by Siyad Barre. 50,000 Isaaqs died during those years. Imagine if those 50,000 Isaaqs were still alive. You would be a huge country

waka mar ba meel ha isku qaado siyaad barre uu berri horre dhintay mar ba xabaasha hakala soo baxo :down: sxb anigu dawladii waan riiday waanaan ka guulaystey nolashaydu na wa perfect today ragg na wa is dila wan la kala adkaada , adigu maxaad la calaacalaysa ila maanta , ma puntland ba sii bur buraysa ma bella kala jiidha :lol: ma futtoole ayaanan waxba xukumii karreyn tell poppa whats wrong captan :mrgreen:

Re: Six foreigners killed in Somalia's Puntland

Posted: Wed Aug 12, 2009 4:07 am
by sheekh-Farax-zero
actualy this shiitt happened in Galmudug side,,, Ehlu-bidca walbariis are behind it.

Gaalkacyo:-Waxaa xalay lagu laayey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug gaar ahaan dhankeeda koonfureed wadaado Tabliiq ah ee ku caan baxay Fidinta Diinta Alle iyo dacwada .

Wadaada Tabliiqa ayaa waxaa ay ka soo jeedaan dalka Pakistaan waxaana lagu dilay Masjidka Towfiig oo in yar u jira Iskuulka Hoose /Dhexe ee Umada ee Magaalada Gaalkacyo.

Kooxaha geystay falkan ayaa waxaa la tuhunsan yahay in ay ka tirsan yihiin kooxo qaab qabiil ay u hubeyso Itoobiya lana baxay ahlusuna .

Wadaada Dhintay xalay waxaa lagu sheegay ilaa 5 waxaana dhaawac kale la geeyey Isbitaalka Galkayo Medical Centre waxaana la soo sheegayaa in xaalkoodu uu liito.

Ilaa haatan lama garanayo ujeedada ka danbeysa dilkan balse wuxuu ahaa mid abaabulan oo la rabo in fitno la dhex dhigo umada Islaamka.


http://www.halgan.net/view_article.php?articleid=12004

Re: Six foreigners killed in Somalia's Puntland

Posted: Wed Aug 12, 2009 4:11 am
by CoolPoisons
Sheekh Shabab supporter. Ahlu Sade are not behind this. Halgana waa Shiskbab supporter, sheeko cusub noo keen.

Re: Six foreigners killed in Somalia's Puntland

Posted: Wed Aug 12, 2009 4:13 am
by sheekh-Farax-zero
ok ,, kana akhri.

Gaalkacyo(AllPuntland)- 5 ka mid ah Wadada loo yaqaano Tabliiqa ee ku caan baxay Fidinta Diinta Alle iyo kuwacyigalinta Umada Islaamka ah ayaa xalay lugu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, sida ay xaqiijinayaan Wararkii ugu dambeeyey oo AllPuntland ka soo gaaraya magaaladaasi Gaalkacyo.

Koox hubeysan oo Maleeshiyo ah ayaa qaaday weerarkaasi, oo ay la beegsadeen Masjid weyn oo kuyaala Agagaarka Iskuulka H/Dhexe ee Umada ee Magaalada Gaalkacyo, wuxuuna xigaa dhinaca Koonfureed ee magaalada.


Kooxaha geystay falkan ayaan la garan karin, waxaana warar soo baxayaa ay sheegayaan in ay jiraan tuhumo lugu tuhmayo dhinacyo kala gedisan.

Dhimashada 5 Culumada ah kasakow waxaa jira dhaawac soo gaaray qaar kale oo ka mid ah culumadaasi, waxaana dhaawacooda la geeyey Cusbitaalka la yiraahdo GMC (Galkayo Medical Centre),inkastoo ay diideen laamaha caafimaadka in ay sheegaan Tirada dadka dhaawaca ah.

Sababaha loo wareeray goobtan Masjidka ah ayaan la garan karin, waxaana jira warar sheegaya in Culumada la dilay aysan udhalan dalka Soomaaliya, balse ay udhasheen dalka Pakistaan, isla markaasna ay uyimaadeen Soomaaliya fidinta Diinta Islaamka.

Waa markii ugu horeysay ee magaalada Gaalkacyo lugu dilo Wadaado ka tirsan Kooxda Tabliiqa oo ku caan baxday Fidinta Diinta Islaamka iyo Waaninta Umada Alle, ayagoo kooxdan lugu yaqaano in aysan ka bixin Masaajida, ayna socdaalo dhaadheer galaan oo ay dadka ku wacyi-galinayaan.

F. C. Maxamed
AllPuntland

Re: Six foreigners killed in Somalia's Puntland

Posted: Wed Aug 12, 2009 4:14 am
by Khalid Ali
Keyse_0208 wrote::lol: :lol: :lol:

Image




:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: lmao :lol: :lol: :lol:

Re: Six foreigners killed in Somalia's Puntland

Posted: Wed Aug 12, 2009 4:14 am
by nomadicwarlord
It is a scary time to be a Pakistani in Somalia.

Re: Six foreigners killed in Somalia's Puntland

Posted: Wed Aug 12, 2009 4:15 am
by CoolPoisons
Sheekh Farah where does it say they were killed by Ahlu Suna?

Re: Six foreigners killed in Somalia's Puntland

Posted: Wed Aug 12, 2009 4:19 am
by sheekh-Farax-zero
CoolPoisons wrote:Sheekh Farah where does it say they were killed by Ahlu Suna?
it's known Ehlu-bidca are paranoid about foriegners so proof is not needed. :mrgreen:

Re: Six foreigners killed in Somalia's Puntland

Posted: Wed Aug 12, 2009 4:21 am
by CoolPoisons
sheekh-Farax-zero wrote:
CoolPoisons wrote:Sheekh Farah where does it say they were killed by Ahlu Suna?
it's known Ehlu-bidca are paranoid about foriegners so proof is not needed. :mrgreen:
Farah zero, hadey meel kugu argo. Qorta kaa jaraya U Shiskabab supporter

Re: Six foreigners killed in Somalia's Puntland

Posted: Wed Aug 12, 2009 7:25 am
by AbdiWahab252
SheekhFaraxZero,

These men were massacred in North Galkacyo, Puntland not Galmudug. Blame it on the PIS (Puntland Intelligence Service). Puntland is a lawless area :down:

Galmudug and Ahlu Sunnah Wal Jameeca have nothing to do with this.





Culumaa’udiin qaarkood Ajnabi yihiin oo lagu dilay Masjid ku yaalla Magaalada Gaalkacyo

Arbaco, August 12, 2009(HOL): Kooxo hubeysan oo wejiga soo qarsaday ayaa waxay saaka waaberigii ku dileen masjidka Towfiiq ee magaalada Gaalkacyo shan Culumaa’udiin ah oo ka tirsanaa Culumaa’udiinka Tabliiqa, labo kalena dhaawac culus ayay u geysteen.

Shanta culumaa’udiinka ah ee geeriyootay ayaa waxay la sheegay in ay u dhasheen dalka Pakistan, halka labada dhaawacantayna ay ahaayeen Culumaa’udiin Soomaali ah.

Lama garanayo ilaa iyo haatan sababta ay kooxahaas hubeysan u bartilmaameedsadeen culumaa’udiinkaas oo inta badan lagu yaqaano in ay dadka wacdiyaan, isla markaana ay faraan wixii wanaag ah, wixii xumaan ahna ay ka reebaan.

Masjidka ay dhibaatadan ka dhacday oo ku yaalla Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa saaka isugu soo baxay dadweyne aad u faro badan oo ku nool magaalada Gaalkacyo, kuwaasi oo si weyn uga xumaaday dhibaatada Masjidka dhexdiisa ka dhacday, iyadoo kaddibna ay goobta soo gaareen Ciidamada Ammaanka Puntland, kuwaasi oo baaritaanno ka bilaabeen halkii dhibaatada ka dhacday.

Dilka loo geystay culumaa’udiinkan ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo dhawaan Magaalada Gaalkacyo lagu dilay Wasiirkii Warfaafinta Puntland Warsame Cabdi Shirwac oo loo yaqiinay Seefta Bannaanka. Sidoo kalena wuxuu dilka culumaa’udiinkan ku soo beegmayaa iyadoo Maamullada Puntland iyo Galmudug ee ka kala taliya Waqooyiga iyo Koofurta Magaalada Gaalkacyo ay ciidamadooda wadaan howlgallo amniga lagu sugayo.

Wixii ku soo kordha dilka Culumaa’udiinkan kala soco halkan haddii Alle idmo Insha Allaah

Maxamed Cali Royter
maxamedroyter@hotmail.com
Boosaaso, Soomaaliya

Re: Six foreigners killed in Somalia's Puntland

Posted: Wed Aug 12, 2009 7:32 am
by AbdiWahab252
Culumo Tabliiq ah oo isugu jirta Ajaanib iyo Soomaali oo xalay lagu dilay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Posted: 8/12/2009 1:51:00 PM
Shabelle: GAALKACYO

Ilaa 5 wadaad oo Tabliiq ahaa isalamarkaana isugu jira Ajaanib iyo Soomaali ayaa Kooxo hubaysan waxaa ay xalay ku dileen Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug.



Xalay ayaa mar qura Waxaa Waqooyiga magaalada Gaalkacyo laga maqalay Rasaas Fara Badan taasoo la sheegay in lagu toogtay ilaa 5-culumo oo ka tirsanaa culumada Tabliiqa iyadoo sidoo kalana au ku dhaaawacmeen ilaa 2-kale.



Falka dilka ah ayaa waxaa uu ka dhacay Meel Nawaaxiga Masaajidka Towfiiq oo ah masaajid weyn oo inta badan culumada Tabliiqa ah ay ku soo dagaan,iyadoo wararka qaarna ay sheegayaan in culumada la dilay ay ku jiraan kuwa Ajaanib oo tiradooda aan la cayimin.



Ilaa oyo hadda war faah faahsan lamaga hayoi cida sida rasmiga ah ugu dambaysay dilka loo geystay Culumadaasi Tabliiqa ah,waxaana mayedadka culumada lagu xareeyay Masaajidka Nawaaxigiisa lagu dilay.



Ma jirto ilaa iyo haatan cid ka hadashay dilkaasi loo geystay culumadaasi oo ka mid ah Maamulka Puntland oo iyagu gacanta ku haya halka uu falkaasi ka dhacay,waxaana loo aanaynaa falkaasi in uu ku lug leeyahay Falalka Amaan dari ee ku sii baahaya Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug.



Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

Re: Six foreigners killed in Somalia's Puntland

Posted: Wed Aug 12, 2009 7:43 am
by kambuli
Emperior aka Khalid, ma adigaa soo direy kuwa argagixsada ah ee dadka laayey waadiga ku farxasane?

This is not good news :down: Galkaio needs to be vigilant and watch closely who is behind this unrest..Probably some one who is not happy with the peace situation in that area...Could be anyone..Cadowga iyo xaasidkuba waa badan yihiin..Bal kuwan ka dhikh dhikh leh meesha arag..Hadhow marka la iska celiyana wax ka cabaad badan :down:

How can anyone be so happy with a killing :down: Uskag Fowqal Uskag :x

Re: Six foreigners killed in Somalia's Puntland

Posted: Wed Aug 12, 2009 7:51 am
by Cali_Gaab
Keyse_0208 wrote::lol: :lol: :lol:

Image
Cot damn :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: