Page 2 of 2

Re: Aware

Posted: Sat Sep 05, 2009 10:46 am
by The_Emperior5
Eega hada beenta cad ee meesha lagu soo qoray war ma aware ayaa kala qaybsan
niman ba dhulbahante ah ayaa iskale ciidagaluhuna wuu la dagaa e ma kala qybsana
waana inyar waxa magaalda gudaheeda ka daga isaaqa
sxb xaqiirada maad iska daysiid aware ciidangalle wa dagga woqoyiigeedo dhan idinku na konfuurtaad ka dagtaan wa simple.

Re: Aware

Posted: Sat Sep 05, 2009 1:30 pm
by ina aadan
The_Emperior5 wrote:
Eega hada beenta cad ee meesha lagu soo qoray war ma aware ayaa kala qaybsan
niman ba dhulbahante ah ayaa iskale ciidagaluhuna wuu la dagaa e ma kala qybsana
waana inyar waxa magaalda gudaheeda ka daga isaaqa
sxb xaqiirada maad iska daysiid aware ciidangalle wa dagga woqoyiigeedo dhan idinku na konfuurtaad ka dagtaan wa simple.
Sifiican u eeg waxaan qoray