Page 2 of 2

Re: Sheikh dalxiis Coming to America

Posted: Wed Sep 09, 2009 12:57 pm
by hanqadh
Gaandi re-organised the defence capacity of Sharif's goverment....he Ran it like a proper department..All the troops been trained overseas we're negotiated by him.
Qeybdiid is not use to beareaucracy. :down:

Re: Sheikh dalxiis Coming to America

Posted: Wed Sep 09, 2009 1:00 pm
by AbdiWahab252
Handaqh,

Gandhi became caasi to his Awowe Qeybdiid :down: If he listened, he would have survived.

Re: Sheikh dalxiis Coming to America

Posted: Wed Sep 09, 2009 1:02 pm
by CoolPoisons
The_Emperior5 wrote:
CoolPoisons wrote:Dalxdiis waa daciif

he will not be welcomed in Columbus

There are lots of ilka yars living there somaha
Emperior mar mar baan ka yaaba

Columbus the ilkayar qurbajoog city

Re: Sheikh dalxiis Coming to America

Posted: Wed Sep 09, 2009 1:12 pm
by abdisamad3
The_Emperior5 wrote:
abakar20 wrote:qaldaan boy, sheikh dalxiis waa madaxweynahaaga ee sig wanaagsan usoo dhaweey duqa :som: :up: :lol:
isaga mooday :P :lol:
:lol: :lol: :lol:

Re: Sheikh dalxiis Coming to America

Posted: Wed Sep 09, 2009 4:03 pm
by The_Emperior5
Image

Madaxwayne Sh shariif iyo Wafti uu hogaaminayo oo safar dibada ah u Ambabax News/Articles

>
>Casharadan ku saabsan yihiin siiradii rasuulkeena Muxammed(Nabadgalyo iyo Naxariis Korkiisa ha ahaatee
>
>

Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maata waxa ay ka ambabaxeen garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxa ay u baqooleen Magalaada Jabuuti ee Xarunta Wadankaasi Jabuuti waxaana la sheegay in Madaxweynuhu uu halkaasi kula kulmi doono Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele.

Safarka Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ay ku gaarayaan Magaalada Jabuuti ayaa la sheegay in Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jabuuti ay kawada hadli doonaan sidii Ciidamo ka socda dalka Jabuuti loo keeni lahaa dalka Soomaaliya islamarkaana ay u caawin lahaayeen Ciidamada dowladda KMG.

Inta aysan Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ka ambabixin Magaalada Muqdisho ayaa waxaa la xiray dhaqa dhaqaaqii dadka iyo Gaadiidka ee Wadada isku xirta Xarunta Madaxtooyada Ilaa garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho .

Safarka Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xilli dhawaan Madaxweynaha dowaldda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu Safar kaga yimid dalka dibadiisa

Re: Sheikh dalxiis Coming to America

Posted: Wed Sep 09, 2009 6:24 pm
by abdisamad3
Safarka Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xilli dhawaan Madaxweynaha dowaldda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu Safar kaga yimid dalka dibadiisa
LOOOOOOOOOOL...

Re: Sheikh dalxiis Coming to America

Posted: Wed Sep 09, 2009 6:36 pm
by The_Emperior5
abdisamad3 wrote:
Safarka Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xilli dhawaan Madaxweynaha dowaldda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu Safar kaga yimid dalka dibadiisa
LOOOOOOOOOOL...

:lol: :lol: :lol: :lol: war ninku socod jecella ma fanaan baa :lol:

Re: Sheikh dalxiis Coming to America

Posted: Thu Sep 10, 2009 11:01 am
by somali_peninsula
The_Emperior5 wrote:
abdisamad3 wrote:
Safarka Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xilli dhawaan Madaxweynaha dowaldda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu Safar kaga yimid dalka dibadiisa
LOOOOOOOOOOL...
:lol: :lol: :lol: :lol: war ninku socod jecella ma fanaan baa :lol:
that is what REAL presidents do, they travel and mind theire business acros the world
the president will get dignitary security. the president is a VIP guest to the americans
how is my boy dahir riyale doing?
Image