Page 2 of 2
Re: Heavy fighting in kismayo city
Posted: Thu Oct 01, 2009 8:22 am
by AbdiWahab252
Hambalyo Hambalyo ! Rer Dayniile are very very happy now that the Caano Boore FC team have left Dayniile to go to compete in a Tournament in Kismayo. Team Coach Hassan Turki was seen leaving Dayniile 10 days ago.
Tonite Rer Dayniile sleep safely as the Caano Boore Terrorists are now gone and won't be launching rockets at AMISOM only for them to respond back killing innocent Hawiye.
Mabruuk !
Re: Heavy fighting in kismayo city
Posted: Thu Oct 01, 2009 8:24 am
by The_Emperior5
Voltage wrote:Emperior really and truly supports Zaylici and is happy an Isaaq rules Kismaayo in the name of Islam. Don't look at his anti-extremism talk, waa nin farax san.

Voltage meeshan ciid walba tuugiisu tageera ogadenku xassan xabashi bay tunka saartaan idinku wadaadadiinta Shirib iyo abumansuurkiisa .Iiidoorku wa iska dacaad they dont support seylici ama godane. Mana kala jecla shabaab iyo sharif

, Laakin meeshan ciidkasta tuugiisu tageera marka tuugayaga no daa

Re: Heavy fighting in kismayo city
Posted: Thu Oct 01, 2009 8:33 am
by Voltage
Anigu waxba kama qabo. I support his right to rule the city more than anyone like sheekadu marka Hargeisa lala gaaro ha badalin

Re: Heavy fighting in kismayo city
Posted: Thu Oct 01, 2009 8:35 am
by The_Emperior5
Voltage wrote:Anigu waxba kama qabo. I support his right to rule the city more than anyone like sheekadu marka Hargeisa lala gaaro ha badalin

Eeeg anaga ninka somalia naga tagga wuxu doona haka noqod uma diidanin wabanu uu sii ducayna ilahay koonfurianka ha ku barrakeyo baanu ku idhahna
Laakin hawlayaga shaqo kuma laha
warku so ma cadda
Re: Heavy fighting in kismayo city
Posted: Thu Oct 01, 2009 8:37 am
by Voltage
Nimankaan niman hawlahaada wax kaa waydiinayo maaha

Re: Heavy fighting in kismayo city
Posted: Thu Oct 01, 2009 8:39 am
by The_Emperior5
Voltage wrote:Nimankaan niman hawlahaada wax kaa waydiinayo maaha

Maya nimankaasii waxay ku dhereyaan meel anay dawladii ka jiirin aniga og dee
Eeeg Maxammad abubark seylici Wajaale joogii jiiray iska roge bu ku lahaan jiray beeriihisasu ka shaqeyn jiiray
ilaa uu somalia iska taggay oo naga tagay marka iyaku waxay rabban meel ay ku jimicsadaan. wanay helleen
Re: Heavy fighting in kismayo city
Posted: Thu Oct 01, 2009 8:41 am
by Voltage
Kumanaan ku fikrid ah baa idin ku qarsoon. Gaalkacyo ha gaaraan kuwaan koonfureed, Hargeisa oo lagaga dhawaaqay waali baad arki

Re: Heavy fighting in kismayo city
Posted: Thu Oct 01, 2009 8:42 am
by The_Emperior5
Voltage wrote:Kumanaan ku fikrid ah baa idin ku qarsoon. Gaalkacyo ha gaaraan kuwaan koonfureed, Hargeisa oo lagaga dhawaaqay waali baad arki

Walii ma arkiin wadaad Al shabaab oo anaga naga dhex toosay Muftiga hargeisa
wa sheikh adan siiro , Isaguna Shabaab fitna ayuu ku tilmaamay

Re: Heavy fighting in kismayo city
Posted: Thu Oct 01, 2009 8:44 am
by AhlulbaytSoldier
Cheers mate!