Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by hargaysaay »

guuleed waa kuwii idinka 200 years suldaan idiin ahaa Hj is the last isaaq to take their independence frommighty cidagale suldaans :up: markaa adoomow iga raali ahaw anigu laangaabyada is qariya lama sheekaystee, coliotion of 3 isxaaq sons and steel your laangaab walaahi hear feelings for you xabashi guys ;)
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by hargaysaay »

advise to liqaaye please make coalition with toljecle and ayuub, so that you wont go to hell , I dont know if you heard it but there is old say with says laangaab waa ehlu naar so please brother avoid the hell as much as you can, even if you ask as we can give you guuyoobe sub clan that lives in togdher :D :D :D
User avatar
aka-peace-
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 398
Joined: Tue Mar 17, 2009 6:53 pm

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by aka-peace- »

AwdalPrince wrote:Ciidamada Somaliland iyo kuwa Jabuuti oo xabado isku riday magaaalada lawyacado iyo amaanka magaalada saylac oo cirka isku shareere ergoyinkii Somaliland dhigaca somaliland usoo carareen. iyo waxa sababay

Saacadahan aan joogno oo saqdhexe ah magaalada saylac waxa ka jira cabsi aan lasoo koobi karin oo ka dhalatey khilaaf dhinaca ciidamada somaliland iyo kuwa Jabuuti oo qarka u saaran inay isu dhacaan dagaala dhex maro. Khilaafkan ayaa waxa uu ka dhashay ka dib markii ciidamada Jabuuti oo wata gawaadhida gashaaman ay isku dayeen inay xoog kusoo galaan xadka Somaliland iyagoo sheegaya inay amaanka waftiga Jabuuti ee saylac ku sugan u socdaan ka dibna ciidamada somaliland ee lawyacado ku sugani ay is hortageen una dideen inay ciidamo wadamo shisheeya ka socdaa ay si sharci daro ah kusoo galaan ciida Jamuuriyada Somaliland. Khilaafkan ayaa waxa uu dhacay caawa abaarihii 9 habeenimo wakhtiga saylac. Labada ciidan ee Jamuuriyada somaliland iyo kuwa Jabuuti ayaa isku hub qaatey foolka foola iskugu hanjabay inuu midwalaaba dhulka ka taliyo waxaana khilaafka sii xoojiyey ka dib markii Hogaamiyaha dhaqameed ee ka madaxda ah Xubnihii afarta ah ee magacooda la yidhaa (GALTIDA) oo ah xubaha soo xulay Ugaaskan maanta lagu caleemo saarey saylac oo khudbadii maanta galinka danbe ku fogaaday lahaanshaha dhulkan Selel inay Beesha Ciise leedahay isla markaana iyadoo kumanaan qof ay daawanayaan si cad u yidhi ” WAX SOMALILAND LA YIDHAAHDI MA JIRTO ) Wadan somaliyeed ayaan joognaa wax somaliland la yidhaahdana ma aqoonsanin .. !! Inyar ka din Waxa kacay wasiirka waxbarashada Jabuuti oo dhegta odayga ugu sheegay inuu hadlkiisa toosiyo yidhaahdana “Somaliland ayaan joognaa” balse uu Gudoomiyaha Xubnaha soo xulay Ugaaska Ciise ee GALTIDu uu diiday kuna adkaystey in dhulku yahay dhul soomaaliyeed somaliland ayna jirin .Oday dhaqameedkan oo si cadhaysan u hadlaya ayaa waxa uu yidhi oo kale “Dabkii ay somalida koonfureed dhex dhigeen iyaa ilaa hada huraya wax somaliland la yidhaahdana ma ogolin dhulkana anagaa leh!!

Wararka ayaa intaa ku daraya in Ciidamada SOmaliland ee goobta ku sugnaayi isku dayeen inay Odayga garbo duub u xidhaan balse xaaladu ay faraha ka bixi gaadhay ka dib markii ay askarta Jabuuti iyaguna cudud muujiyeen halkaasna lagu kala dareeray
Mudo 15 daqiiqo ka dib ayaa ciidamada Dalka Jabuuti oo wata gawaadhida gaashaamani waxay isasoo dhoobeen xadka u dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti ee Lawyacado halkaas oo ay la carareen Ra’iisul wasaaraha dalka Jabuuti iyo waftigii uu horkacayay ee ku sugnaa Saylac.

Ciidamada xoojin ah ayaa Sida la sheegay General Xudhun uu uga yeedhay magaalada Gaarisa xaalada magaalada Saylacna waxay u eegtahay mid aad u liidata iyadoon la garanayn in dagaal foolka fool ihi dhex mari doono Somaliland iyo Jabuuti

Wararka kusoo kordha saacad walba kala soco Saylac.com

Saylac Media
Lawyacado -Somaliland

:lol: :lol:

Walle Ciisuhu waa rag iska daa. :up: :dj:
:lol: :lol:
:lol: :lol:
:lol: :lol:
war malaa sheekadanu run ma ahaa. that is what i call bahdil
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by The_Emperior5 »

Peace wa iska khurafaad wa gudubuur propoganda gudubuurku waxay ka xunyihin ina ugaaska ciise lugu caleemo saaray seylac. :lol: waxasay waxa u afuufayaan :lol:
User avatar
aka-peace-
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 398
Joined: Tue Mar 17, 2009 6:53 pm

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by aka-peace- »

The_Emperior5 wrote:Peace wa iska khurafaad wa gudubuur propoganda gudubuurku waxay ka xunyihin ina ugaaska ciise lugu caleemo saaray seylac. :lol: waxasay waxa u afuufayaan :lol:
emperior sxb raanta xabaa jira. ee asaraarka iyo indho adgaanta is ka daa

read this from somaliland.org
Dhinaca kale, Weftiga ka socday Dawladda Somaliland oo ay ka mid ahaayeen Wasiirada, Arrimaha gudaha Cabdilaahi-Cirro iyo Dhaqanka Cabdirisaaq Waaberi Rooble, ayaa weji-gabax kala kulmay Munaasibaddaas, ka dib markii Xeer-beegti ka tirsan kuwii waday Munaasibaddaasi ay sheegeen in ay Soomaaliya mid tahay, isla markaana aanay Somaliland waxba kaga duwanayn. “Soomaali waa Soomaali, mid ayuun baanay ahaan jirtay, Somaliland-tu waxa Alle dhaafiyay Dabkii Koonfur lagu tuuray, laakiin Soomaali waa mid uun.” Sidaa waxa yidhi Guddoomiyaha Gendaha ama Xeer-beegtida soo xushay Guddidan oo tiradoodu ahayd 44 Nin. Hase yeeshee, Wasiirada iyo Masuuliyiinta Xukuumaddu kamay hadal arrintan.

Somaliland.Org
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by The_Emperior5 »

Aka peace an ku sheego Somaliland.org is not a site that is very pro Udub they will publish everthing they can use their mucaraad with

How ever people put the things out of context if the ciisaha said Waxanu joogna dhulki somaliyeed , Somaliland is called ardu al somaal , carabtu waxay u yaqanaan jamhuuriyatal ardu al somaal.
User avatar
aka-peace-
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 398
Joined: Tue Mar 17, 2009 6:53 pm

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by aka-peace- »

The_Emperior5 wrote:Aka peace an ku sheego Somaliland.org is not a site that is very pro Udub they will publish everthing they can use their mucaraad with

How ever people put the things out of context if the ciisaha said Waxanu joogna dhulki somaliyeed , Somaliland is called ardu al somaal , carabtu waxay u yaqanaan jamhuuriyatal ardu al somaal.
ok sxb you can put your head in the sand if you wish. laakin 'somaliland' wax jira ma ahay. cidla ha ku wareerin.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by The_Emperior5 »

:lol: :lol: :lol: Wax ma waxay jiraan marku qof yidhahu wey jiraan mise ma jiraan
taasi wa sheeko kalle
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by Mr_Alfaas »

hargaysaay wrote:advise to liqaaye please make coalition with toljecle and ayuub, so that you wont go to hell , I dont know if you heard it but there is old say with says laangaab waa ehlu naar so please brother avoid the hell as much as you can, even if you ask as we can give you guuyoobe sub clan that lives in togdher :D :D :D
Sxb ninku idinkaa is hayee,Ayuub mesha maxa keenay,Waa reer isku filan oo aan cid kale waxba ka dooneenee,

:sland: :up:
lali99
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1575
Joined: Sat Feb 21, 2009 9:10 pm

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by lali99 »

Mr_Alfaas wrote:[Sxb ninku idinkaa is hayee,Ayuub mesha maxa keenay,Waa reer isku filan oo aan cid kale waxba ka dooneenee,

:sland: :up:

i second that..abti uu sheeg :up:
Xamari_76
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4939
Joined: Mon Feb 25, 2008 1:24 am

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by Xamari_76 »

Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar
How embarrassing..
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by Siciid85 »

Maanta ayuu Ciise ilka dheere somaliland wax ka sheegay. :oops:
User avatar
AwdalPrince
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1269
Joined: Fri Feb 19, 2010 7:37 am
Location: North Carolina

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by AwdalPrince »

Xamari_76 wrote:
Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar
How embarrassing..
Soo maha? :lol:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by hargaysaay »

Mr_Alfaas wrote:
hargaysaay wrote:advise to liqaaye please make coalition with toljecle and ayuub, so that you wont go to hell , I dont know if you heard it but there is old say with says laangaab waa ehlu naar so please brother avoid the hell as much as you can, even if you ask as we can give you guuyoobe sub clan that lives in togdher :D :D :D
Sxb ninku idinkaa is hayee,Ayuub mesha maxa keenay,Waa reer isku filan oo aan cid kale waxba ka dooneenee,

:sland: :up:
sorry brother it is slip of writting, waynu wada ognahay in ayuub yahay curadka iyo hogaanka habar magaado ee curadadoow raali ahaada, xabashigan yar ee foosha xun :x :x ee insecurity uu reerkiisa ka qabo waashay uun baan is lahaa beesha ayuub sheekh isxaaq ha caawiyaan laakiin never mind it is up to him how to make his 3 combined clans of some thing that people may little bit aprreciate ;)
User avatar
Elmi_Dheere
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 421
Joined: Mon Jun 06, 2005 3:22 pm
Location: Saylac

Re: Ciise chiefs insult Somaliland during the caleemo saar

Post by Elmi_Dheere »

Rayaale is just a pawn he is surrounded by 60 nin oo guurtii ah and 60 nin oo waakiilo oo hal reer.
He is towing Isaak line of kissing ass to ciisa..for what ? mee kii nacaska ahaa ee emperss ku laaha ciisa waa tolkey.

mahiin xabashi futada loo ruuxo marna qooti ciise. somaliland founders are probably turning in the graves.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”