
But then again i wasn't that surprised since most Sijue H.Y in kenya are Muse carre.
Moderator: Moderators
hargaysaay wrote:do you know that they are 1 in four point five somali nonsence
hargaysaay wrote:sacad yoonis waa rageedii
The_Emperior5 wrote:Also Habarjeclo and ogaden is very Weird Mixture
No i dont think She is Lying She is a smart chick Arawello Her english is so goodSiciid85 wrote:The_Emperior5 wrote:Also Habarjeclo and ogaden is very Weird Mixture
the only Habar jeclo and Ogaden mixture is properly only Queen arawello
, even though i think she is lying her reer abti are not really hj.
Duduble wa adeerka sacadLiQaaye_TDH wrote:How Could i Forgett!
Habar jeclo - Reer Daahir and Biyomaal
Siciid... what i thought he was Sacad! so who is Duduble?
LiQaaye_TDH wrote:How Could i Forgett!
Habar jeclo - Reer Daahir and Biyomaal
Siciid... what i thought he was Sacad! so who is Duduble?
Siciid.. I see thanks for the story, Show Habar Gidir waxey ahayd Ma-Dhasho!Siciid85 wrote:Liqaaye,
Duduble, Sida ay iyagu taariikh ahaan ugu sheekeeyaan
qabiilkani, waxa uu ka yimid ilmo dhashay oo dudun laga
soo hoos qaaday. Oday lagu qiyaasayo in uu yahay kii isku
soo aruuriyey dadyowga ugu dambayntii noqday Habar gidir
ayaa isaga oo xoolo ka baxsaday baadi goobaya ka helay
dudun hooskeed ilmo markaa dhashay oo la iska tuuray. Wuu
soo qaaday, haddaba, oo u keenay habartii la oran jiray
Gidirey oo ma dhasho ahayd, laakiin iska jeclayd caruur
korsiga. Waxa ay haddaba ku dhex darsatay dhawrkii hore ee
ay haysatay ee kala ahaa; Sacad, Saleebaan, Saruur, Cayr iyo
Sheekhaal oo mar dambe lagu soo daray taxa sheekadatan, si
loogu soo jiito taxaalufka ama isutaga midowga Habargidir.
Hase ahaatee marka la sii dhiraan dhiriyo sheekooyin
cilmiyeed kale oo laga soo aruuriyey ilo kale waxaa loo
malaynayaa in magaca "Duduble" uu ka yimid oo laga wado
Guduble, oo ay ugu baxday cayaarta gobollada ay dadkaasi
degaan laga cayaaro ee loo yaqaan "Waalada" oo marka ay
laba ruux isaga hor imaanayaan iyaga oo ku tartamaya uu
midna doorto in uu bidix qaato midna doorto in uu gudub ka.
Jaw Kuyeh Wa waxu Barre Cabdulle uu yahay Axmed Faarax!The_Emperior5 wrote:Duduble wa adeerka sacadLiQaaye_TDH wrote:How Could i Forgett!
Habar jeclo - Reer Daahir and Biyomaal
Siciid... what i thought he was Sacad! so who is Duduble?![]()
wa waxay bare cabdulle iyo axmed faraxu isku yihin