Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa
Moderator: Moderators
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa
habar magaado waa dadka ay ka soo jeeday gabadhii dhashay Ayuub, Arab Garxajis, iyo Habar awal.
no emperor, I dont think if habar magaado get along will have diminish isaaq unity in the mater of fact I believe it will strenght isaaqs unity,
united magaado paves the way for united isaaq
no emperor, I dont think if habar magaado get along will have diminish isaaq unity in the mater of fact I believe it will strenght isaaqs unity,
united magaado paves the way for united isaaq
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa
hargaysaay wrote:habar magaado waa dadka ay ka soo jeeday gabadhii dhashay Ayuub, Arab Garxajis, iyo Habar awal.
no emperor, I dont think if habar magaado get along will have diminish isaaq unity in the mater of fact I believe it will strenght isaaqs unity,
united magaado paves the way for united isaaq
waxani wa iska janbal udub , waligeen siyasad magaado ma jirin maxa maanta keenay ma salaadinti la magacabi jiray ba dhamaday

Midnimada isaaq hadaynu rabno wa inaynu suldaan hagaagsan oo dadka oo dhan matala aynu doorano not that drunk Ina dhabaye

- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa
Sheekadan ina Riyaale dabada ka riixaaya saw maaha, kolay wan iska garanayaaye



- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa
suldaanimada 300 years ago ayaa lafaruug lagu doortay, it is too late to elect new suldaan for isaaq.
and I think suldan maxamed welcoming the king of habar magado is one of the good things he has done in last years

riyaale waxba dabada kama riixayo as Mudane dahir riyaale said(if two chickens fights in streat people will say riyaale is behind their fight
)
and I think suldan maxamed welcoming the king of habar magado is one of the good things he has done in last years


riyaale waxba dabada kama riixayo as Mudane dahir riyaale said(if two chickens fights in streat people will say riyaale is behind their fight


- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa
Hargeysaay Adigu maxaad Riyaale u difaacaysaa! Sheekadan waa laga wada warhayaa laba cali is waydiin maayaan inuu Riyaale wato qorshahan.hargaysaay wrote:suldaanimada 300 years ago ayaa lafaruug lagu doortay, it is too late to elect new suldaan for isaaq.
and I think suldan maxamed welcoming the king of habar magado is one of the good things he has done in last years![]()
riyaale waxba dabada kama riixayo as Mudane dahir riyaale said(if two chickens fights in streat people will say riyaale is behind their fight![]()
)
Markay socon wayday sheekaddii kuul carre! Ayuu sheeko cusub soo wadaa
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa
Emperior adigu ma inaanu ahayn nin magaado ah baad hubta ninkan boqorka lagu sheegayo ? Haddu yahay nin magaado dir ah , maxay ku dhibaysa ? There is nothing like a habar magaado king we all know that , however if he is representing the magaado clan I don't see where the problem is .
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa
SahanGalbeed wrote:Emperior adigu ma inaanu ahayn nin magaado ah baad hubta ninkan boqorka lagu sheegayo ? Haddu yahay nin magaado dir ah , maxay ku dhibaysa ? There is nothing like a habar magaado king we all know that , however if he is representing the magaado clan I don't see where the problem is .
war wa nin isaq ah weye ninku

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa
Wallahi waa arrin khatar haddey taasi dhab noqoto . Maxay uga hadli waayeen salaadiinti kale ? Ilayn ummad dhan oo la iib geeyay bay noqonaysa markaas e . Ayaa ku sheegay adiga wuxu yahay ? Ayuuna ka yahay isaaq ?ma garxajis ba ?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa
SahanGalbeed wrote:Wallahi waa arrin khatar haddey taasi dhab noqoto . Maxay uga hadli waayeen salaadiinti kale ? Ilayn ummad dhan oo la iib geeyay bay noqonaysa markaas e . Ayaa ku sheegay adiga wuxu yahay ? Ayuuna ka yahay isaaq ?ma garxajis ba ?
Ninku wa ciise muse

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa
War get out of here , I cannot believe this shit !
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa
SahanGalbeed wrote:War get out of here , I cannot believe this shit !
Then dont believe it markaas

Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa
Emperior, how do you know his cisse muse? besides you do know there is real - Magaadle - Dir in sanaag? they live in Maydh district alongside muse carre and in Erigavo alongside Musa ismail.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa
Maalinti hore jilib hy-sta sanaag degta baad ku sheegaysay ,maanta cise muuse , adigii baan wax kala ogayn , markaasad dhinac ka riixaysa .Get out of here man !
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa
suldaanka magaado waligay jilib h.y. kuma sheegin waad iska maqli doontiin suldaank magaado haybtu yahaySahanGalbeed wrote:Maalinti hore jilib hy-sta sanaag degta baad ku sheegaysay ,maanta cise muuse , adigii baan wax kala ogayn , markaasad dhinac ka riixaysa .Get out of here man !
sicid inadeer magaado reer yar weye 500 qof ma dhama waxa sanaag ka dagan and they are not dir . dir meelna magaado iskama so gallan. they are just an ancient somali tribe dir shaqo kuma laha laakin dee maha magaado , sheekadani wey siyasaysantahay
Re: Boqorka Magaado oo manta siwayn logu soo dhoweeyey Hargeysa
Emperior, indeed they are ancient tribe the name "Magaado" is a ancient name itself, but i though they were Dir? strange.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 397 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 31 Replies
- 2673 Views
-
Last post by koohi
-
- 0 Replies
- 244 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 1 Replies
- 303 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 6 Replies
- 449 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 276 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 9 Replies
- 929 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 0 Replies
- 290 Views
-
Last post by Bohol iyo karaman
-
- 0 Replies
- 369 Views
-
Last post by noer
-
- 10 Replies
- 929 Views
-
Last post by koohi