Page 2 of 3
Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,
Posted: Fri Apr 02, 2010 10:40 am
by Sir-Luggoyo
HELWAA wrote:How would you react if a guy text message you this?
'Abaayo bari dugisga ka bacdi afka jug isku siinayana'
and translation plz..
Someone i know got that message ..this is what she thought he ment...Waan ku diliya bari malcamfda ka bacdi..looooooooooooool
Waaaw Helwa has an admirer...........Tell him about our rendezvous, I am sure he will step back
Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,
Posted: Fri Apr 02, 2010 10:41 am
by Babygirl-
Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,
Posted: Fri Apr 02, 2010 10:43 am
by shaamboo
Advo wrote:lol
This waqooyi chick at my school said to her friend "naa isoo garaac"
Her friend got confused like wtf
she meant "ring me up"
ahhhaa Never say that to a reer xamar hahah
Helwa all it means is let`s kiss without our teeths touching one another.
Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,
Posted: Fri Apr 02, 2010 10:45 am
by KingWaslawi

Waa waxaan reer Xamarka u jecelahy waa dad maad soconaysa ah.
Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,
Posted: Fri Apr 02, 2010 10:54 am
by GacanSareeye
the only xamari i hear is 'akhii' and 'nooh' i miss whatever is in between
ki yiri 'aan kugu xajjiyo' baa wili ugu shactiro badan

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,
Posted: Fri Apr 02, 2010 10:58 am
by Sir-Luggoyo
Nin reer Xamar ah ayaa waxaa u soo dgacay tuug, markuu alaabtii uu rabay oo dhan qaatay, ayuu arkay naagtii, ninkii reer xamarka ahaa intuu xarig ku xiray ayuu naagtii ka fuulay.
Tuuggii markuu baxay, naagtii ayaa ninkeedii xarigga ka furtay, waxay aragtay isagoo xanaaqsan, markaasay tiri:
Naagtii: Macow, wijigaada xanaag aa ku yaalo ee see camalkaa? Ninkaan waa i xoogi, Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi
Ninkii: Maana, ninka iniis ku xoog Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi laakiin inaa u niikisid, Ilaahey amarkiisa ma eheen, idinkaada eey eheed
Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,
Posted: Fri Apr 02, 2010 11:02 am
by Babygirl-
Sir-Luggoyo wrote:Nin reer Xamar ah ayaa waxaa u soo dgacay tuug, markuu alaabtii uu rabay oo dhan qaatay, ayuu arkay naagtii, ninkii reer xamarka ahaa intuu xarig ku xiray ayuu naagtii ka fuulay.

& the other one Maarki tuugo Dhaacdaay oo macaal Dharki ka baxsadaay dhahaay, Haduus Kasmtumadeeyda Qadaan laha Waaxaas Kuu dhici laaha..

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,
Posted: Fri Apr 02, 2010 11:04 am
by HELWAA
She took me with her just incase he jumped on her...

Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,
Posted: Fri Apr 02, 2010 11:06 am
by HELWAA
Sir-Luggoyo wrote:Nin reer Xamar ah ayaa waxaa u soo dgacay tuug, markuu alaabtii uu rabay oo dhan qaatay, ayuu arkay naagtii, ninkii reer xamarka ahaa intuu xarig ku xiray ayuu naagtii ka fuulay.
Tuuggii markuu baxay, naagtii ayaa ninkeedii xarigga ka furtay, waxay aragtay isagoo xanaaqsan, markaasay tiri:
Naagtii: Macow, wijigaada xanaag aa ku yaalo ee see camalkaa? Ninkaan waa i xoogi, Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi
Ninkii: Maana, ninka iniis ku xoog Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi laakiin inaa u niikisid, Ilaahey amarkiisa ma eheen, idinkaada eey eheed
loooooooooooooooooooool
Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,
Posted: Fri Apr 02, 2010 11:10 am

Posted: Fri Apr 02, 2010 11:11 am
by GacanSareeye
Babygirl- wrote:Sir-Luggoyo wrote:Nin reer Xamar ah ayaa waxaa u soo dgacay tuug, markuu alaabtii uu rabay oo dhan qaatay, ayuu arkay naagtii, ninkii reer xamarka ahaa intuu xarig ku xiray ayuu naagtii ka fuulay.
Tuuggii markuu baxay, naagtii ayaa ninkeedii xarigga ka furtay, waxay aragtay isagoo xanaaqsan, markaasay tiri:
Naagtii: Macow, wijigaada xanaag aa ku yaalo ee see camalkaa? Ninkaan waa i xoogi, Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi
Ninkii: Maana, ninka iniis ku xoog Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi laakiin inaa u niikisid, Ilaahey amarkiisa ma eheen, idinkaada eey eheed
& the other one Maarki tuugo Dhaacdaay oo macaal Dharki ka baxsadaay dhahaay,
Haduus Kasmtumadeeyda Qadaan laha Waaxaas Kuu dhici laaha..

ma hadeer baa intii youtube sheeka la maqlay laga dhigay
Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,
Posted: Fri Apr 02, 2010 11:11 am
by Foxy22
Sir-Luggoyo wrote:Nin reer Xamar ah ayaa waxaa u soo dgacay tuug, markuu alaabtii uu rabay oo dhan qaatay, ayuu arkay naagtii, ninkii reer xamarka ahaa intuu xarig ku xiray ayuu naagtii ka fuulay.
Tuuggii markuu baxay, naagtii ayaa ninkeedii xarigga ka furtay, waxay aragtay isagoo xanaaqsan, markaasay tiri:
Naagtii: Macow, wijigaada xanaag aa ku yaalo ee see camalkaa? Ninkaan waa i xoogi, Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi
Ninkii: Maana, ninka iniis ku xoog Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi laakiin inaa u niikisid, Ilaahey amarkiisa ma eheen, idinkaada eey eheed
looooooooooooooooooooooooooooooooool I heard that one.
Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,
Posted: Fri Apr 02, 2010 11:13 am
by Babygirl-
Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,
Posted: Fri Apr 02, 2010 11:14 am
by Babygirl-
GacanSareeye wrote:Babygirl- wrote:Sir-Luggoyo wrote:Nin reer Xamar ah ayaa waxaa u soo dgacay tuug, markuu alaabtii uu rabay oo dhan qaatay, ayuu arkay naagtii, ninkii reer xamarka ahaa intuu xarig ku xiray ayuu naagtii ka fuulay.
Tuuggii markuu baxay, naagtii ayaa ninkeedii xarigga ka furtay, waxay aragtay isagoo xanaaqsan, markaasay tiri:
Naagtii: Macow, wijigaada xanaag aa ku yaalo ee see camalkaa? Ninkaan waa i xoogi, Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi
Ninkii: Maana, ninka iniis ku xoog Ilaahey amarkiisa eey ku dhacdi laakiin inaa u niikisid, Ilaahey amarkiisa ma eheen, idinkaada eey eheed
& the other one Maarki tuugo Dhaacdaay oo macaal Dharki ka baxsadaay dhahaay,
Haduus Kasmtumadeeyda Qadaan laha Waaxaas Kuu dhici laaha..

ma hadeer baa intii youtube sheeka la maqlay laga dhigay
Waar Waan Maqalaay Dee..
Re: Af REER XAMAR IS FUNNY.,,
Posted: Fri Apr 02, 2010 11:23 am
by KingWaslawi
Berigii Waqooyi iyo Koonfuri midoobeen, ayaa oday reer waqooyiya isagoo jooga Muqdisho,
wuxuu deganaa guri kira ah ama ijaar, waxayna ku wada jireen guriga reerka guriga leh, oo Reer Xamara markaasaa waxaa dhacday, maalin makhriba
in laydhkii tagay, markaas uu guriga soo galaayayna waxaa kadinka kusii dhaaftay jaariyaddii guriga, markuu gurigii hore usoo galay ayay ciyaalkii ku yidhaahdeen, ''Adeer hore usoo soco goor dhawayd bay korontadii tagtee'' kolkaas buu isna mooday inay jaariyaddii guriga sheegayaan markaasuu yidhi '' Alla haa adeer waanagii kadinka isku waydaaranay''! al markaasay ciyaalkii qosol ka wadhayaan .....dhag.....dhag.....dhag....
Korontada Waqooyi waxaa looga yaqaan laydhkii, halka koonfurna looga yaqaano koronto, odayguna korontada jaariyadda ayuu moodaayay, oo af xamarka wax badan kamuu aqoon.