Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:waar isagaa ayaan rabin in uu dadkan masaakiinta ah dhibaato u keeno laakiin haduu hargeysa ka soo dego oo far la saaro magaaladaba waa laga guurayaa maadaa waxba ogba
Oday xun oo 70 jir ah weye jamac maxammad qalib ciid hadal haysa xita ma aragta Ina cigaal ba beri xiidhay marki la sii dayey na waba la mustafuriyey bal wakaas eeh ha so daggo isaga iyo buuba ba Wa ka manuuc inay dalka yimadaan :mrgreen: walanweynta ha iskala joogo, laga yaaba hadu dhinto inanu ku aasno hargeisa laakin ma iman karro :mrgreen:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Post by hargaysaay »

waaryaa miskiinow air portka niman ciidagale ah ayaa maamula iyagaana roog cas u dhigaya, laakiin jaamac ma rabo in nabada yar ee reer hargeysa haystaan uu ka kharibo
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:waaryaa miskiinow air portka niman ciidagale ah ayaa maamula iyagaana roog cas u dhigaya, laakiin jaamac ma rabo in nabada yar ee reer hargeysa haystaan uu ka kharibo
Airportka waxa Xukunta dawlada somaliland Dawlada somaliland na marnaba ma ogalaanayso inu nin ka so dego Jiritaanka somaliland neceb wa mamnuuc Do u think this is the 90s adiga ba ninkan wax ka dhigaya he is a now body bal muxu walanweynta ka ag yahay ma ino sheegii karta? xita taarikhiyan muxu so noqday?
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Post by hargaysaay »

calaakula xaal haduu hargeysa ka soo dego oo u jeedadiisu tahay inuu magaalada joogo cid taaban kartaa ma jirto, walaa askar yaroo la saoo diray walaa wax kale the man is hargeisa and hargeisa is him
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:calaakula xaal haduu hargeysa ka soo dego oo u jeedadiisu tahay inuu magaalada joogo cid taaban kartaa ma jirto, walaa askar yaroo la saoo diray walaa wax kale the man is hargeisa and hargeisa is him

Sxb ina cigaal ba wa kii xiidhay jamaca aad sheegeysiid ma wax inta ka weyn ba dhici kara lol
qof kasta oo neceb jiritraanka somaliland oo activity sameeyaa eeh ka qeyb galla shirrarka walanweynta wala xiidhaya wa sharci ma wax aad adigu wax ka qaban karta ayaad mooday Hargeisa sharci iyo dastuur iyo ciidan boolis bey leedahay waad arki ma iman karo isaga iyo ka dirta woqoyi sheegta eeh buuba :lol:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Post by hargaysaay »

nimankan aad sheegaysid hargeysaba wey yasaan wax sidaa u weyn uma arkaan walee aniga i weydii, qarankii soomaliya dib u dhiskiisii bay wadaan markaa hargeysa iyo meelo yaroo noocaas ah wax minor ah ayay u arkaan

haday yimaadaana cid wax ka qaadaysaa ma jirto hadii kale magaalada waa lagu kala guuri anigu taasaan kuu sheegayaa
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:nimankan aad sheegaysid hargeysaba wey yasaan wax sidaa u weyn uma arkaan walee aniga i weydii, qarankii soomaliya dib u dhiskiisii bay wadaan markaa hargeysa iyo meelo yaroo noocaas ah wax minor ah ayay u arkaan

haday yimaadaana cid wax ka qaadaysaa ma jirto hadii kale magaalada waa lagu kala guuri anigu taasaan kuu sheegayaa

ma dalkoodi bey yassan thats it wa waxaba loo xidhayo looma baahno walanweynta hala cunnan digirta iyo muufada anigu waxan ku yidhi ma iman karan the past 19 years somaliland qof aan ogalayn oo activity samaya jeell ba la dhiga ma fahantay sxb , hore baan u xidhay hadana wala xidhaya laakin ha iskala joogaan walanweynta lol
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Post by hargaysaay »

waar dee hargeysi waa iska tuulo nioyaw inaga ka isaaq ahaan wax weyn wey inoola tahay laakin aduunka waxba kama aha berbera ka caansan oo maps ka lagu daraa mar mar, markaan ku leeyahay hargeysaba wey yasayaan waxaan u jeedaa soomaliland
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:waar dee hargeysi waa iska tuulo nioyaw inaga ka isaaq ahaan wax weyn wey inoola tahay laakin aduunka waxba kama aha berbera ka caansan oo maps ka lagu daraa mar mar, markaan ku leeyahay hargeysaba wey yasayaan waxaan u jeedaa soomaliland
:lol: :lol: Xita sidi dirta woqoyi baad u fakirta dirti woqoyi waxay yidhahan hargeisa waxba ma yaalana xammarta ololeysa ayaa fiican dabka kuleyl macaan :lol: :lol: berbera dadki dagana live now in hargeisa hargeisa has over a milion people magaaladu dhinac walba wa ka balaadhantahay Somaliland sidey u yasantahay sxb yaa yassay ma wiil yar oo buuraan oo dir woqoyi adeerki sheegto :lol:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Post by hargaysaay »

anigu markay dad hawiye ah ama darood ila joogaan waan difaacaa somaliland, laakiin marka arintu isla inaga tahay(isaaq) runta aynu isu sheegno meesha wax aan nabad ahayn kuma hayno orodoo rightwing wareyso busaarada taala kabihii baa ku kululaaday, laakiin adigu miskiin yaroo bristol casiir ku cabaya ayaad tahay markaa you know nothing about the actual situation of the country dallka dhalinyaradiisii la rabay inay mustaqbal noqdaan waa kuwaa badaha ku dhamaaday
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:anigu markay dad hawiye ah ama darood ila joogaan waan difaacaa somaliland, laakiin marka arintu isla inaga tahay(isaaq) runta aynu isu sheegno meesha wax aan nabad ahayn kuma hayno orodoo rightwing wareyso busaarada taala kabihii baa ku kululaaday, laakiin adigu miskiin yaroo bristol casiir ku cabaya ayaad tahay markaa you know nothing about the actual situation of the country dallka dhalinyaradiisii la rabay inay mustaqbal noqdaan waa kuwaa badaha ku dhamaaday
Somaliland difaac kaga ma baahna markad walanweynta la joogtiid somaliland anaga uu fadhina anigu somaliland waan tagay for many times wadanku wa barwaaqo sax dhibaatoyin wa jira laakin dhibaatadasi waligeed ba wa jirtay meeshu wa africa laakin hormar dhaqaale aduunyo nolol intu ba wa jirta. laakin adigu garan meysid waxa lugu yidhi xammar ba fiican oo aad Hawiyaha futtadooda rasaasta ka guri jirtay :lol: nolosho ba intasad u haysata, yaa ku yidhi anigu bristol baan daganahay war anigu amsterdam baan daganahay la soco :mrgreen: :up:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Post by hargaysaay »

what ever miskiin fooqal miskiin, orod hadaba kac oo dalkii u dhoof oo dadku siday ku suganyihiin eeg lana joog hadaad xamishidba

adeer xamar dagaalo wey ka socdaan laakiin still xamar waa madaxii iyo mijihii umada soomaliyeed rumayso ama ha rumaysan aday kuu taalaa
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:what ever miskiin fooqal miskiin, orod hadaba kac oo dalkii u dhoof oo dadku siday ku suganyihiin eeg lana joog hadaad xamishidba

adeer xamar dagaalo wey ka socdaan laakiin still xamar waa madaxii iyo mijihii umada soomaliyeed rumayso ama ha rumaysan aday kuu taalaa
xammar wa caasimadii somalia

caasimada somaliland wa hargeisa siida ula soco

Anigu xammar 1960 ba igu horeysey inti ka hor na waan noola intay duntay na waan noolahay
we wish them all the best the koonfurians kuwa iidoorka eeh naga washay na ha u tagan sida jamac maxamaad qalib iyo ina omaar ki dawdarka ah iyo buubaagii shirrarka darodka dhex fadhiisan jiray :lol:
waxaa nijaastaad nala ag war wareegeysa eeh wadda duliga eeh iyagu yassan markasad dadka baraykeysan eeh somalilanderska ah mujaheeedinta wax ka sheegeysa
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Post by hargaysaay »

waar ina biixi iyo waxaad taageertidba waxasaa nijaas jijaas dhashay ah , walahi inaan intaan hada kaco muuse biixigan aad ila hor ordaysid hargaysa ugu tago baastoolad dhafoorka ka saari, rag umada soomaliyeed magac ku leh ayaad nijaas leedahay waar yaan lagugu qoslin :D
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Kulmiye supporters every where In somaliland Pics big cities

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:waar ina biixi iyo waxaad taageertidba waxasaa nijaas jijaas dhashay ah , walahi inaan intaan hada kaco muuse biixigan aad ila hor ordaysid hargaysa ugu tago baastoolad dhafoorka ka saari, rag umada soomaliyeed magac ku leh ayaad nijaas leedahay waar yaan lagugu qoslin :D
Ina bixi dalkisa ayu jooga walanweyn iyo warra warood bariiska lama cunno xita nimanki ina cigaal ka so hor jeeday axmed mire eeh mujaheedka weyna aha col dhancade intu ba sharaf wa leeyihin Muj axmed mire maanta hadu dalka ku so noqdo xil wa ka qabban kara sabbab wa mujaheed somaliland u so halgamay somaliland na xaqirin Muse bixi sidaso kalle dhagaweyne sidaso kale dhancade sidaso kalle.

Laakin waxa garbage ah eeh xashiiska xammar wax ku cunna nasabki xita laga badalay kuwasa nijaas ah waleh jammac maxammad qalib buuba omaar intu ba wa wa dhibayihin anaguna hadanu aragno jeelkanu wax ku siinayna :mrgreen:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”