Ethiopian troops in Buuhoodle?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Re: Ethiopian troops in Buuhoodle?
Handhaaq to them the US army is idoor. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Ethiopian troops in Buuhoodle?
Babygirl- wrote:Handhaaq to them the US army is idoor.
lool indho adaga ban ka yaabay...
Re: Ethiopian troops in Buuhoodle?
Hanqhad, i don't think habashi want anything to do with the Cayn issue , it certainly seems a somali issues and those troops seem to be ethnic somalis from gobolka somaliida, but what you don't understand is during the SNM days the SNM did attack sool from gaashaamo so what is stopping them now
.

Re: Ethiopian troops in Buuhoodle?
Why do you act so stupid?Siciid85 wrote:Hanqhad, i don't think habashi want anything to do with the Cayn issue , it certainly seems a somali issues and those troops seem to be ethnic somalis from gobolka somaliida.
Queen & Handhaq.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Ethiopian troops in Buuhoodle?
u are the most gullible person on this site walee lol..how old are horta..ur parents shuld ban u from using the keyboard.Siciid85 wrote:Hanqhad, i don't think habashi want anything to do with the Cayn issue , it certainly seems a somali issues and those troops seem to be ethnic somalis from gobolka somaliida, but what you don't understand is during the SNM days the SNM did attack sool from gaashaamo so what is stopping them now.
Re: Ethiopian troops in Buuhoodle?
Babygirl, that is just my opinion i don't think habashi have any interest in some small gobol of buhoodle when they got bigger issues such as fighting ONLF, OLF etc for once use your logic instead of your emotions.
Re: Ethiopian troops in Buuhoodle?
Arawello, meel iska fariiso walalo obvisiouly this debate is getting you all heated up, shouldn't you be worrying about ONLF. 

- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Ethiopian troops in Buuhoodle?
Do SNM have a base in Gashamo? NO
Does Ethiopia? Yes
Is there an armed established Gashamo militia allied to Somaliland in Gashamo? No
So who went to Buhoodle?
Does Ethiopia? Yes
Is there an armed established Gashamo militia allied to Somaliland in Gashamo? No
So who went to Buhoodle?
Re: Ethiopian troops in Buuhoodle?
I will not Argue with this kid claiming SNM is the Ethiopian Army. Case closed. 

Last edited by Babygirl- on Mon May 17, 2010 10:15 am, edited 1 time in total.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Ethiopian troops in Buuhoodle?
Babygirl- wrote:I will not Argue with these kid claiming SNM is the Ethiopian Army. Case closed.

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Ethiopian troops in Buuhoodle?
Buuhoodle (RBC Radio) Ciidamo Ethiopian oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa maanta soo gaaray Bariga magaalada Buuhoodle halkaasi oo ay wali ku sugan yihiin.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Ethiopianka ay maanta xareysteen in ka badan 100 gaari oo kuwa waaweyn ah oo laga lahaa degaankaasi, waxaana baabuurtaasi oo qaarkood safar ku jiray ay ciidamada Ethiopia ku heystaan meel ay ku xareeyeen.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Ethiopianka ay bilaabeen baaritaan ay ku hayaan baabuurta ay qabteen, waxaana dadkii iska lahaa baabuurtaasi ay ku amreen inaysan dhaqaaqi karin.
Nin ku sugan Buuhoodle ayaa RBC Radio u sheegay in baabuurta la heysto ay ku jiraan kuwo ku soo jeeday dhinaca magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Gudoomiyaha degmada Buuhoodle Xuseen Daci Ducaale ayaa sheegay in ciidamada Ethiopianka ay illaa hadda ku sugan yihiin gudaha magaalada iyagoo xiray dhaqdhaqaaqii baabuurta ee ka bixi jiray magaalada ama soo gali jiray.
Xuseen Dacwi ayaa warbaahinta u sheegay in Ethiopianku ay ka yimaadeen dhinaca Gaashaamo isla markaana dhibaato ay ku hayaan degaanka, iyadoo baaqyo ay u direena illaa hadda aysan wax jawaab ah ka bixin.
Wuxuu ku eedeeyey in maamulka Somaliland ay ka dambeeyaan qorshaha ciidamada Ethiopianka ay ku soo galeen degmada Buuhoodle, isagoo sheegay inay ay ugu soo warameen in halkaasi ay joogaan maleeshiyaad hubeysan.
Dhinaca kale ciidamo SSC oo wata dhowr iyo toban gaadiidka tiknikada ayaa iyaguna shaley soo gaaray duleedka Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaasi oo ay ka bilaabeen dhaqdhaqaaqyo xoogan.
Wararka ayaa sheegaya in ciidamadaasi ay fariisin ka dhigteen duleedka Galbeedka Laascaanood iyadoo ay ka cabsi qabaan ciidamo kale oo la sheegay inay degaanka ka soo jeedaan kuwaasi oo maalmahan lagu ururinayey tuulada Dharkeyn geeyo oo 80 KM u jirta Laascaanood.
Ciidamada SSC oo ka yimid tuulada Dharkeyn geeyo ayaa la sheegay inay weerar ku yihiin magaalada Laascaanood oo ay gacanta ku hayaan ciidamada Somaliland.
Xiisad iyo jawi cabsi leh ayaa ka abuurantay magaalada Laascaanood waxaana wararka naga soo gaaraya magaalada ay ku waramayaan in maamulka Somaliland uu heegan galiyey ciidamada ka jooga Laascaanood waxaana aad loo adkeeyey amaanka goobaha laga soo galo magaalada oo ciidamo badan la dhigay.
Aarimahan ayaa ku soo beegmaya iyadoo maamulka Somaliland uu haatan bilaabay bixinta kaararka doorashada soo socta ee la shaaciyey inay dhici doonto 26-ka June ee soo socota.
RBC Radio

i dont get how duqa magaalada buhoodle ku eedeye inay somaliland ka danbeysey qorsahah ethiopianku so galleen magaalada buhoodle., Ma somaliland ba amarta ciidanka Ethiopia 

Re: Ethiopian troops in Buuhoodle?
JAJUUSIIN..
Somaliland tells Ethiopia that we Shelter ONLF & Islamic Militias as always, so they run to the border to check, from their bases in Gashamo. & you would claim Sheikh Isxaaq with an Army came down to save the IDoor Nation. delusional!!

Last edited by Babygirl- on Mon May 17, 2010 10:24 am, edited 1 time in total.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Ethiopian troops in Buuhoodle?
Shouldn't u be harvesting qamandi, is that time of the season lolSiciid85 wrote:Arawello, meel iska fariiso walalo obvisiouly this debate is getting you all heated up, shouldn't you be worrying about ONLF.
Re: Ethiopian troops in Buuhoodle?
Queen_Arawello wrote:Shouldn't u be harvesting qamandi, is that time of the season lolSiciid85 wrote:Arawello, meel iska fariiso walalo obvisiouly this debate is getting you all heated up, shouldn't you be worrying about ONLF.

Feed the Nation. Qamandi Kuu margo.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 2374 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 4 Replies
- 1317 Views
-
Last post by SecularWadani
-
- 14 Replies
- 2263 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 14 Replies
- 965 Views
-
Last post by Somalistan
-
- 2 Replies
- 505 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 15 Replies
- 2809 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 9 Replies
- 1622 Views
-
Last post by weydamal
-
- 7 Replies
- 768 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 12 Replies
- 934 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 14 Replies
- 756 Views
-
Last post by BLUE RUSH