malakumod wrote:adeeero anigu noocaka oo kale qabil kulama kaftamo. ee iska basheel.Rightwing wrote:malakumod
Gartay, Maxaad u bedeshay magacii UDUN? takale muxuu ahaa magacaad waagii hore kusoo gli jirtay?
Ma ogtahay sida magaca qurjiile ku baxay mise waan kuu dheegaa?
RW
malakumod



