Muj Muuse bixi talks About THe invasion of hargeisa 1988

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Muj Muuse bixi talks About THe invasion of hargeisa 1988

Post by Dhaga Bacayl »

hargaysaay wrote:muuse biixi habeenkii 31da may geeddeeble ayuu u baxsaday calashaan sidii uu dhamacda hargeysa ka socota uga gaban lahaa

31 MAy 1988 waa habeenkii ay arabku mucjisada iyo taariikhda ka dhigeen xeradii birjeex :up:

If the 31 of May is the official invasion date of Hargeisa, how can he retreat the same day to geedi Deeble? :?

Bal halkaa ju noqo.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Muj Muuse bixi talks About THe invasion of hargeisa 1988

Post by Siciid85 »

Hargaaysay, emperior can explain to you in private sxb check your pm if you want too bad you are not in the somaliland or isaaq private group.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Muj Muuse bixi talks About THe invasion of hargeisa 1988

Post by hargaysaay »

eeg dhaga bacaylow micnahaan ka wadaa waxa weeyaan dagaaalkii hargeysa ee sadexda bilood socday ciidamadu siday aagaga uga kala dagaalamayeen iyo hogaamiyeyaashooduba waa la ogyahay ina biixi fulay buu foromaha dagaalka walaahi muu iman jirin waa layska wada ogyahay
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Muj Muuse bixi talks About THe invasion of hargeisa 1988

Post by hargaysaay »

Siciid85 wrote:Hargaaysay, emperior can explain to you in private sxb check your pm if you want too bad you are not in the somaliland or isaaq private group.

qwe all deserve some information what is wrong if he reveals ina waraabes bad past, the answer is nothing
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Muj Muuse bixi talks About THe invasion of hargeisa 1988

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:eeg dhaga bacaylow micnahaan ka wadaa waxa weeyaan dagaaalkii hargeysa ee sadexda bilood socday ciidamadu siday aagaga uga kala dagaalamayeen iyo hogaamiyeyaashooduba waa la ogyahay ina biixi fulay buu foromaha dagaalka walaahi muu iman jirin waa layska wada ogyahay

sxb beenta maad joojisid We all know Muuse bixi Coll bu watay ilaa iyo qaloocan bay qabsadeen markay albaabaada hargeisa ay marayeen it was a tactic moves To go north words To geedeeble but this is was weeks later Marki hargeisa gacanta lugu dhigay with heavy casualties, Then ina bixii ciidanki intu qabiye ayuu xaraf mariiye saldhig ka dhigtay Marki danbe malowle bu u gudbay the plan was to suround Hargeisa to the fullest ciidankina wu qeybiye He was military genius sxb
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Muj Muuse bixi talks About THe invasion of hargeisa 1988

Post by Dhaga Bacayl »

hargaysaay wrote:eeg dhaga bacaylow micnahaan ka wadaa waxa weeyaan dagaaalkii hargeysa ee sadexda bilood socday ciidamadu siday aagaga uga kala dagaalamayeen iyo hogaamiyeyaashooduba waa la ogyahay ina biixi fulay buu foromaha dagaalka walaahi muu iman jirin waa layska wada ogyahay
Hada he was the general in charge in the whole of the western front. Tolow siduu taa ku gaadhay ahead of these many other great woriors that we had in the SNM during the strugle? Maybe he had what it takes! ;)

Saaxiib Muse biixi waa laguu yaqaan from east to west.....markaa sheeko kalood ka baayac mushtariso miyaad doontid.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Muj Muuse bixi talks About THe invasion of hargeisa 1988

Post by hargaysaay »

emperor inaar ma been baan kuu sheegi adeerkay ay aabahayu walaal yihiin baa ahaa ciidankii hargeysa ka dagaalamay siiba wuxuu ahaa ciidankii markii hore cadaadley galay ee 6 cisho kadib hargeysa soo galay(aka ciidankii ciidagalaha)

nin ciidankuu wato ayaa laga gartaa ciidankiisa afraad baa la odhan jiray hadaba orodoo mujaahidiintii snm ka soo warayso afraad siday ahayd :D :D waa lagugu qosli walaahi

emperor weli waan kaa sugayaa inaad ii sheegto cabdi waraabe inankiisa waxa lagi dilay, qaar ciidagale uun baa odaygan igala dhamaan waayey ee aan runta u sheegee
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Muj Muuse bixi talks About THe invasion of hargeisa 1988

Post by Dhaga Bacayl »

hargaysaay wrote:emperor inaar ma been baan kuu sheegi adeerkay ay aabahayu walaal yihiin baa ahaa ciidankii hargeysa ka dagaalamay siiba wuxuu ahaa ciidankii markii hore cadaadley galay ee 6 cisho kadib hargeysa soo galay(aka ciidankii ciidagalaha)

nin ciidankuu wato ayaa laga gartaa ciidankiisa afraad baa la odhan jiray hadaba orodoo mujaahidiintii snm ka soo warayso afraad siday ahayd :D :D waa lagugu qosli walaahi

emperor weli waan kaa sugayaa inaad ii sheegto cabdi waraabe inankiisa waxa lagi dilay, qaar ciidagale uun baa odaygan igala dhamaan waayey ee aan runta u sheegee

So that is why you're hard on Muuse Biixi, because of what he said during the civil war? I think you should separate the two issues. No one can question his resume during the struggle with the SNM. What happens after that….ceebta tolkii oo dhan buula qabaa.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Muj Muuse bixi talks About THe invasion of hargeisa 1988

Post by The_Emperior5 »

hargeysey every one knows Ciidanki uu watay muuse biixi affaraad ayaa gallay hargeisa labba marki loo qeybiyey oo ka dagaalamaye for six whole days where was ciidagalle maalintaas six days later bay maqleen dagaalki nimanki wali way waddan maxaynu yeelna ma galna markasey so galleen but hargeisa was already bombed the airport baad xita qabsan karii weyday the airportkaad ku faantiid ,

dhaga bacayl yeah he hates ina bixi because he fought against the rebbels that were against cigaals goverment intasu ku necebyahay ina biixi , axmed mire fought against cigaal But we still respect him because he was a true mujaheed fighting for isaaqs
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Muj Muuse bixi talks About THe invasion of hargeisa 1988

Post by GENERAL_SNM »

Emperor you lucky Yawle is not about, otherwise he would have attacked your hero with a chainsaw. :mrgreen:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Muj Muuse bixi talks About THe invasion of hargeisa 1988

Post by The_Emperior5 »

GENERAL_SNM wrote:Emperor you lucky Yawle is not about, otherwise he would have attacked your hero with a chainsaw. :mrgreen:

all he would say is ina bixi joined snm in 1984 and not in 1982 wax kalle ma sheego Every one knows Ina bix was A real Mujaheed leading ciidanki affaraad :up: yawle is busy protecting riyaale from your uncle :lol:
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: Muj Muuse bixi talks About THe invasion of hargeisa 1988

Post by GENERAL_SNM »

The_Emperior5 wrote:
GENERAL_SNM wrote:Emperor you lucky Yawle is not about, otherwise he would have attacked your hero with a chainsaw. :mrgreen:

all he would say is ina bixi joined snm in 1984 and not in 1982 wax kalle ma sheego Every one knows Ina bix was A real Mujaheed leading ciidanki affaraad :up: yawle is busy protecting riyaale from your uncle :lol:
Sxb, Yawle ciyar maha. Ninku wa Gadhwyne and they are the most hardcore UDUB supporters.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Muj Muuse bixi talks About THe invasion of hargeisa 1988

Post by The_Emperior5 »

^^ and yet Gadhweyn dont have one minister in the riyaale goverment :lol: :lol:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Muj Muuse bixi talks About THe invasion of hargeisa 1988

Post by LiQaaye_TDH »

The_Emperior5 wrote:
Cali_Gaab wrote:I know, laakin kan yar eeh Bohol iyo Karam, Kaliil, yawle iyo Digdahab maxaan ku sameena Riyaale mar uu tago?

Kaliil, yawle, iyo Digdahab horta maba soo galaan halkan beryahan. UDUB ayaa xiniyaha laga hayaa, koley ba waxeey isleeyahin "Somaliland section yaan la idin ku arkin, maryalool kii ka buxa ayaa idin ku gu qoslaya eh".

Bohol uun ayaa bartaasi weli taagan oo articles Kulmiye lagu caayo internet ka ka raadsado afar iyo labaatan saac. Waan filaya inaan uu seexan ba iyo shaqadi iyo schoolkii iska daayey.

Ileen intuu articles heli lahaa oo Silaanyo iyo Kulmiy lagu caayo wakhti ayeey qaadata eh :lol:
:lol: :lol: Bohol is consistant the other guys wey soo jilceen. Yawle believes he is still fighting maryo alool last week cawil went to the ciise muse degaans and praised cigaal for 3 hours long praising the biggest maryo alool of them all, I wonder wuxu odhan laha hadu halkan so gallo :lol:

Digdahab siidi loogu dhawaqay the date of the elections lama arkin ba :lol: i heard he went to hargeisa wuxu rabba inu isku qarxiyo silanyo maalinta doorashada :lol: thats the only way to stop him, kaliil na energygi ba ka dhamaday :lol:
The focking TRuth told ight there :lol: :lol: :lol: :lol: This kids keep whining about The Marya Alool Karbashd us Etc, an the same time they beg the same people that Karbashed them red and Blue :lol: :lol:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Muj Muuse bixi talks About THe invasion of hargeisa 1988

Post by hargaysaay »

The_Emperior5 wrote:hargeysey every one knows Ciidanki uu watay muuse biixi affaraad ayaa gallay hargeisa labba marki loo qeybiyey oo ka dagaalamaye for six whole days where was ciidagalle maalintaas six days later bay maqleen dagaalki nimanki wali way waddan maxaynu yeelna ma galna markasey so galleen but hargeisa was already bombed the airport baad xita qabsan karii weyday the airportkaad ku faantiid ,

dhaga bacayl yeah he hates ina bixi because he fought against the rebbels that were against cigaals goverment intasu ku necebyahay ina biixi , axmed mire fought against cigaal But we still respect him because he was a true mujaheed fighting for isaaqs

:D :D :D :D

some times I just love your ignorance walaahi let me make things clear for you my confused friend

ma runbaa in ciidamadii snm qaybtii ciidagale ay hargeysa 6 days later soo galeen, haa anigaa taa kugu raacsan waa run
laakiin ilaahay caqli buu ku siiyee ma ka fikirtay lixda cisho meeshay joogeen, aan kuu sheegee dagaalkii weynaa ee cadaadley ka socday bay ku jireen sxb.

planku markii hore wuxuu ahaa in ciidamadu hargeysa iyo burco uun galaan laakiin waxaa jiray ciidan faqasha oo aad iyo aad u balaadhan ogaadeena u badan ahaana ciidankii ugu dagaalyahansanaa uguna axmaqsanaa dhinaca faqashta
ciidanka xaruntoodu waxay ahayd cadaadley iyo goobahii loo yaqaanay aaga dhexe ee sida labi sagaale iyo mandheera iyo oodweyne etc...
kadib waxaa loo baahday laba ciidan oo qaybina hargeysa ka socoto qaybina burco ka socoto inay goobahaa aan soo sheegay ee ay cadaadley xaruntooda tahay in ay galaan, dhinaca hargeysa ciidankii 3aad (ciidagale unit in snm) iyo ciidan Alamiin la odhan jiray oo u badnaa habar yoonis ayaa dagaalkii galay dagaalku wuxuu bilaabmay 28 may wuxuuna dhamaaday 4 june dagaal aad u weyn tiradii faqash ee ugu badnaydna ku dhimatay buu ahaa hubkii ugu faraha badnaa uguna cuslaana lagu qabsaday.dagaalka waxa hogaaminayey nin Muuse cabdale ah oo muj Xuseen Dheere la yidhaa

dagaalkii markuu dhamaaday labadii ciidan goob kaliyay isugu yimaadeen hubkiina wey kala qeybsadeen kadib qaybtii habar yoonis waxay u kicitimeen burco, qaybtii kalee ciidagaluhuna hargeysa,
ciidanakan hargeysa u soo baxay ee 3aad ciidan hub aad iyo aad u fara badan watay buu ahaa oo aad u xoogan balse nasiib daro lidka diyaaradaha mey haysan markay laba talaabo dhinaca hargeysa u soo qaadeenba ciidankii faqashta ee hargeysa joogay waxay ogaadeen in ciidankan uu hadafkoodu yahay Airportka sidaa awgeed waxay faqash diyaarado heysay ciidankaasay ku garaacday waxaanay goob kaliya kaga gubtay 9 baabuur oo tikniko culusa niyad jab aad u weyn baa ciidankii ku dhacay 2 maalmood bey ku nagaadeen inta u dhaxaysa hargeysa iyo cadaadley ugu dambayntiina waxay ku heshiiyeen in tiknikada kor laga soo wareejiyo oo ay galbeed ka soo gashop ciidanka lug tuna hargeysa lug ku galo qorshihii airporkuna sidaa ayuu ku baabay oo fashilmay, ciidankii lugtu hargeysa waxay soo galeen 6june waa malintii lixaad ee dagaalka waxayna ka soo galeen meesha maanta degmada maxamed mooge ku taal sadex xero oo aad u weyna lana kala odhan jiray 24aad,11aad, iyo tii warshada kabista ayay hal mar cagta soo mariyeen kadibna dooxa oo waagaa beero lagu gabado lahaa dhulkiisuna ciid yahay oo madfaca finiinkiisu ku soo gaadhayn ayay gabood ka dhigteen waxa kaloo ay ahaayeen ciidankii bacadlaha hargeysa iyo aagaas oo dhan ka dagaalamayay

dagaalkuna emperor 90 maalmood (3 bilood) ayuu socday adna 6 dii cishee cadaadlay lagaaga maqnaa baad la calaacalaysaa
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”