sahan adiga mar baynu mawlacyada suufiyaasha ee gebiley ku wada qayli doonaaye is daji abtiSahanGalbeed wrote:Sheikh shariif dawladiisu taad tageerayso miyaney ahayn ? Mise kooxda argagaxisada ayaad Eritrea la joogtay adigu ?
Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
Moderator: Moderators
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
The_Emperior5 wrote:Wux iska leeyahay ba iska yar soota la xiidhay ma nin wax leh bala xiidhahargaysaay wrote:waryaa muj talaabo waxba ha ka sheegin isagaa ceerigaabo leh ilaahay inta ka sokaysa ma garatay yarka
well done ciidanka qarranka, iyo nuux ismacil taani![]()
Kan talaabo manu ahayn ki marna dubai lugu xidhay marna lugu xiidhay adis ababa , oo slaan tigraygi ku yeelatay 7000 oo dollar oo u iska bixin kari wayey oo u xita ki cawil faqash ka bixin kari wayey![]()
he is not even a full wasiir wa wasiir kuxigeen

Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
This news is fake, non of the sanaag websites nor oodweynenews reported it, but come on gabileynews? what do they know about sanaag? 

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
are there any sanaag websites?Siciid85 wrote:This news is fake, non of the sanaag websites nor oodweynenews reported it, but come on gabileynews? what do they know about sanaag?
www.sanaag.org waligis ba updated maha
www. allsanaag.com waxa qora wasakhgali
and oodweynenews,, is not even in sanaag maxay ka ogyihin waxa halka ka dhaca

Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
Khaliid, oodweynews is more reliable when it comes to sanaag then huuno.net aka gabileynews marka take your shit somewhere else. miida labad waxbana ha ka sheegiin Muj.Talaabo everybody knows nobody can touch him in sanaag or somaliland.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
oodweyne burco bey ka sokeysa how do they know wax ka dhaca sanaag loolz waba sheeko cajiib ahSiciid85 wrote:Khaliid, oodweynews is more reliable when it comes to sanaag then huuno.net aka gabileynews marka take your shit somewhere else.

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
Xiin yaroo xalaal ka fog baa idin ku jira {HY-ta halkan soo gasha baan sheegaya }, ama iska cadaysta halkey idin ka gubayso , ama yuuska inaga kala qabta
Wax waliba siduu yahay baa loo sheega !!
Wax waliba siduu yahay baa loo sheega !!
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
Gabileynews aka huunonews is even way further then sanaag mixi ka ogyihin?
emperior you sound even more stupider.

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
Aqligiina haddeynu isticmaalayno , New York times ayay nu ku odhan lahayn , maxaa Kandahar ama Islamabad ku baray .
It is time we bring these people into the 21st century
It is time we bring these people into the 21st century

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
Siciid85 wrote:Gabileynews aka huunonews is even way further then sanaag mixi ka ogyihin?emperior you sound even more stupider.
No dee u make it sound that a website magaalo ku dhow sanaag ay xaqiiqo sheegeyso qaar ka fog na runta aan sheegi karayn

- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
SahanGalbeed wrote:Aqligiina haddeynu isticmaalayno , New York times ayay nu ku odhan lahayn , maxaa Kandahar ama Islamabad ku baray .
It is time we bring these people into the 21st century
that what i mean

Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
Khaliid, that is not even the point, the point is we both know gabileynews is a pro kulmiye website, atleast come up with a neutral website such as Oodweynenews, or the sanaag websites itself, but you want people to take huunonews serious on the affairs of sanaag? 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
Siciid85 wrote:Khaliid, that is not even the point, the point is we both know gabileynews is a pro kulmiye website, atleast come up with a neutral website such as Oodweynenews, or the sanaag websites itself, but you want people to take huunonews serious on the affairs of sanaag?
gabileynews is very neutral they bring news from every part of somaliland they post udub stuff ucid sutff meelkasta sxb
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
A website can't not be neutral when they clearly support a certain party.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Breaking news.3 UDUB Ministers Jailed in Ceerigabo
Khalidow adaan caqli lahayne oodweynenews sidaanu u ogaanayn waxa Ceerigaabo ka dhaca? Ceerigaabo iyo Oodweyneba waa magaalooyin Habar Yoonis oo dadkuna way iska warhayaan.
Ninka Habar Yoonis ee Ceerigaabo joogaa wuxuu isla markiiba ka warhelayaa waxa ka dhaca deegaanada ugu fog e Habar Yoonis sida Danood iyo Hara Doollo. Warkan waxba kama jiraan.
Talaabo cidi kuma dhacdo ina Ceerigaabo lagu xidho, hadday dhacdana qas iyo dagaal ayuun baa meesha ka dhacaya.Talaabo cidi kama dabahadasho Ceerigaabo berigii dagaaladii sokeeyena keligii
oo Ciidan Gadhweyn wata ayaa Dhulbahante iyo Warsengeliba ka saaray magaalada.Waan ku fahmi karaa haddaad i tidhaahdo oodweynenews ma ogaan karo waxa Gebiley ka dhaca laakiin come on anoo qurbaha jooga
ayaaba saacad gudahood ku ogaanaya waxa ka dhaca Ceerigaabo ama deegaanada kalee Habar Yoonis

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 17 Replies
- 1543 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 3 Replies
- 543 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 24 Replies
- 2373 Views
-
Last post by marcassmith
-
- 1 Replies
- 422 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 4 Replies
- 853 Views
-
Last post by xaliye123
-
- 16 Replies
- 1691 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 6 Replies
- 1207 Views
-
Last post by FarhanYare