Page 2 of 2
Re: ladies and gentlemen we got him
Posted: Thu Jul 01, 2010 12:21 pm
by Dhaga Bacayl
The_Emperior5 wrote:anigu tvigia hada ii shiidan oo aan ka dawanaya dhaga universal tv will report it iska sug
Waar I never seen Somali speaking TV outside of Hargeisa. Universal kana dadkuun baan ka maqalaa. I don't think they have it in the US.
bal markaa warka so gud biya. Maxay bahasha la xawaashaynayaan miyay resulka na siiyaan.

Re: ladies and gentlemen we got him
Posted: Thu Jul 01, 2010 12:25 pm
by The_Emperior5
Re: ladies and gentlemen we got him
Posted: Thu Jul 01, 2010 12:28 pm
by Dhaga Bacayl
I have to see it to believe it.
Walii qaran jiro ogo'aan iyo kal tanaasil bayni nahay...
ILAAHAY waxaanu uga baryaynaa ina u hawsha u fududeeya dadk noloshooda iyo mustaqbalkoodan u wax ka badelo.
Cabasho dabe iyo faqashbaa wadanka xukuntana hlkaa ha igag hadho.
Ictiraafkii uu Kulmiye meel sii dhigayna dee waa inu no keenaa ilayn waanagi lahayn Rayaale ku fadhiya bahashee......
