Page 2 of 3

Re: Somaliland female wariye Muha farax jire

Posted: Sat Jul 03, 2010 12:15 pm
by HELWAA
Sahan

Adigu wali ma wajigi kabta aha baad leedhey mise isbadal ba kugu dhacey :roll: :roll:


Keyse

Sorry, ilayen af carabi bu aha xaaxdu..ala mesha maxaa quusin ka socota :o

Re: Somaliland female wariye Muha farax jire

Posted: Sat Jul 03, 2010 12:21 pm
by SahanGalbeed
Qof kale markaad wax ka sheegaysid inaad horta adigu ka quruxbadan tahay baad ina tusaysa insha Allah , haddi kale anagu waynu kugu celinayna nac-nacda ma'ogtahay ? :lol:

Re: Somaliland female wariye Muha farax jire

Posted: Sat Jul 03, 2010 12:32 pm
by HELWAA
Sahan

Adigu kaaga na tus..ka bacdi i will show mine :roll:

Re: Somaliland female wariye Muha farax jire

Posted: Sat Jul 03, 2010 12:46 pm
by Keyse_0208
sahan iyo helwaa, anagoo ah shacabka somalinet, waxaanu idinla rabnaa inaad heshiisaan oo aad guri dhisataan. waxaanu idiin qabaneynaa 3 mnths aad ku aqal gashaan..

maanshalla waanu idiinku hambalyeyneynaa :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Re: Somaliland female wariye Muha farax jire

Posted: Sat Jul 03, 2010 12:46 pm
by SahanGalbeed
Kun jeer baan ku tusay , kolba waxaad tidhahda it is impossible you cannot be this cute , I refuse to believe it , malaha mid yemeni ah baad ka soo xaday picture-ka , blahblah

Maxaan kalo sameeya de waakaas e :lol:

Re: Somaliland female wariye Muha farax jire

Posted: Sat Jul 03, 2010 12:54 pm
by HELWAA
Keyse

:lol: :lol: :lol: ninkan ha sii waalin :down:


Sahan

Beento waa xaaran.The only pic i ever seen is the one Cool p exposed in public...Markaad is xariifisay ee facebook sameysatey ...car hadaad nin tahey halkan soo dhex dhig :lol: :lol:

Re: Somaliland female wariye Muha farax jire

Posted: Sat Jul 03, 2010 1:11 pm
by SahanGalbeed
.
wakaas e , bal kaaga soo dhig :lol:

Re: Somaliland female wariye Muha farax jire

Posted: Sat Jul 03, 2010 1:12 pm
by Siciid85
:lol: Sahan is that you? wa maxay cimaamada talibanka :lol: jke.

Re: Somaliland female wariye Muha farax jire

Posted: Sat Jul 03, 2010 1:12 pm
by SahanGalbeed
yeah :lol:

Re: Somaliland female wariye Muha farax jire

Posted: Sat Jul 03, 2010 1:13 pm
by SahanGalbeed
Beri aan ku shukaansanay gabadh al shabaabta jeclaayd baan u soo xidhay :lol:

Re: Somaliland female wariye Muha farax jire

Posted: Sat Jul 03, 2010 1:14 pm
by Keyse_0208
ALLAAAAAHU AKBAR :lol: :lol: :lol: :lol: :up:

Re: Somaliland female wariye Muha farax jire

Posted: Sat Jul 03, 2010 1:15 pm
by SahanGalbeed
Keyse , inaar de Helwaa ku qasba iney keeda ina tusto , ilayn idinka ayaa ka markhaati ah :lol:

Re: Somaliland female wariye Muha farax jire

Posted: Sat Jul 03, 2010 1:16 pm
by Keyse_0208
Sahan, xagan kala soco sheekada :arrow: viewtopic.php?f=284&t=250014

Re: Somaliland female wariye Muha farax jire

Posted: Sat Jul 03, 2010 1:21 pm
by SahanGalbeed
Meeday xaggey martay gabadhii ? :lol:

Re: Somaliland female wariye Muha farax jire

Posted: Sat Jul 03, 2010 4:33 pm
by Cumar-Labasuul
Helwa, I didn't have you down as the jealous type and no she doesn't have a moustache :lol: