Page 2 of 2
Re: SL to commemorate 21st anniversary of Aljazira massacre
Posted: Fri Jul 16, 2010 2:55 pm
by Rightwing
grandpakhalif wrote:AUN walaalayal dont blame our clan though
I don't like generalizations. To be more specific, Nidaamkii jiray ayaa masuul ka ah. Mareexaan ninka u raaca denbigaas waa nin wax ka si yihiin
Re: SL to commemorate 21st anniversary of Aljazira massacre
Posted: Sat Jul 17, 2010 4:14 pm
by SahanGalbeed
Horta kan hargaysay da la yidha nacnac xunoo aan loo jeedin ayuun bu la soo istaaga meel aan meeshayda ahayn . Abdiraxmaan tuur ma dirta waqooyi ba lagu tiriyay isaga na ,bal inoo sheeg ?
Re: SL to commemorate 21st anniversary of Aljazira massacre
Posted: Sat Jul 17, 2010 4:19 pm
by SahanGalbeed
Anigu waxaan aaminsanahay in dirta waqooyi oo lagu tirsho wixii Isaaq ah ba dowladahan dambe e TFG -da la yidha inoo bilaabeen e , bal halku Abdiraxmaan Tuur siyaasi dirta waqooyi ka socda xisaabta ugu jiray bal inoo sheeg ? I like sharpness and precision in all matters ma'ogtahay ?