Page 2 of 2

Re: Dooro is Dooro Regardless

Posted: Sat Jul 31, 2010 5:24 am
by SahanGalbeed
Horta kii idiinku yara marku soo galo ayaan qardaaskan iyo intan kale ba u jawaabi doona . Eeg hadda waa hypercative waxaan sheegayo! Insha Allah kaa inoogu yar baa dareenkisa arrimahan ka raaca e ! Bal aynu sugno !

Re: Dooro is Dooro Regardless

Posted: Sat Jul 31, 2010 8:21 am
by Hyperactive
SahanGalbeed wrote:Horta kii idiinku yara marku soo galo ayaan qardaaskan iyo intan kale ba u jawaabi doona . Eeg hadda waa hypercative waxaan sheegayo! Insha Allah kaa inoogu yar baa dareenkisa arrimahan ka raaca e ! Bal aynu sugno !
lol inder, horta i like most of your posts, marka wahan mesha jooga adika fikrat ahan iskugu downahay. marka i consider you, my spokesman, minus insulting part, markad hanaqdo.lol

marka halka ka se wad.

ps; ninkan topic kan bilabay , inkasto yiri ader ban ko ahay, wah khair leh mesha lama yimado, i dont like his posts, wahna kuma darsadeen isaka o kale.