somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
Moderator: Moderators
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
kaliil, wa ruunta, anigu waxan xasuusta miid sacad yoonis ah oo burco joogay ba tikniiko uu keenay reer sugalle, while yooniska - ina afdiinle ba tikniiko oo so ibiyey, laakinse dagaalka isla markii saldiinta ba so dheex-galay oo ayaga qaboojiyey intu dagaalka sii fidiin.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
dagaalku laba goor ayuu dhacay(2006 iyo 2007). Kii 2006 meesha waan joogay, Wuxuuna ahaa Reer Sugule +Baha Ismaaciil vs Danwadaago( Yoonis, Bah deylo iyo Guuyoobe). Saddex maalmood ayuu socday kadibna salaadiinta ayaa kala dhexgashay.Siciid85 wrote:kaliil, wa ruunta, anigu waxan xasuusta miid sacad yoonis ah oo burco joogay ba tikniiko uu keenay reer sugalle, while yooniska - ina afdiinle ba tikniiko oo so ibiyey, laakinse dagaalka isla markii saldiinta ba so dheex-galay oo ayaga qaboojiyey intu dagaalka sii fidiin.
Kii 2007 ayaa 5 maalmood socday oo dhinacba khasaare xun kasoo gaadhay. Ka danbe weeye ka gurmadka badani laba dhinacba u yimi
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
kaliil, wa ruunta sxb, nevertheless the important thing is peace was restored by the saladiins before things got out of hand.
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
Ubale 's just outside of Hargeisa airport.........if i not mistaken new ceelbiyood Hargeisa ka cabto laga qodayeey.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
Sakhraan wrote:.........if i not mistaken new ceelbiyood Hargeisa ka cabto laga qodayeey.
waa runtaa. Ceelkaa waa la qodayay laakiin mooyi hadda meel la marinayo qodistiisa...
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
sowgii hawshiiyo socota uu Rayaale riigiba uu qaaday Awdal,there was massive demonstration in south Hargeisa back then.
i don't know if they did restart the drilling.
i don't know if they did restart the drilling.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
waa lasoo celinayaa baa la lahaaye miyaan lasoo celin?
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
kaliil ma reer abokor baa tahay 
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
xaguu ku danbeeyey riigii war uma hayo runtii.
my family lives in old hargiesa biyo ku filan way haystaan, xaafada biyo laa'antu haysaa waa new xaafado like caalamadaha & ahmed dhagax distirct.
my family lives in old hargiesa biyo ku filan way haystaan, xaafada biyo laa'antu haysaa waa new xaafado like caalamadaha & ahmed dhagax distirct.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
maya reer Abokor ma ahi. Waxaan ahay carabala.waayo?yunis09 wrote:kaliil ma reer abokor baa tahay
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
Siciidow ma maqashay mid reer Abokor ah oo yidhi Baha Ismaaciil baan suldaan u ahay?
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
waan uu malaynaya ayaan hore baan ku arkay daad cambaraynaaya nin sheegtay suldaaniimada baha ismaaciil ee websiteka oodweynenews, magaacisa ma xasuusto laakinse.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
waar illeen warba ma haysid. Sawkii mid waalani hal mar uun Suldaan sheegtay oo Baha Ismaaciil meesha ku kala tegi gaadhay.Siciid85 wrote:waan uu malaynaya ayaan hore baan ku arkay daad cambaraynaaya nin sheegtay suldaaniimada baha ismaaciil ee websiteka oodweynenews, magaacisa ma xasuusto laakinse.
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
siciidow abti waxa la yidhi tiknikadu tii somaliland bey ahayde maxaa ka jiraSiciid85 wrote:kaliil, wa ruunta, anigu waxan xasuusta miid sacad yoonis ah oo burco joogay ba tikniiko uu keenay reer sugalle, while yooniska - ina afdiinle ba tikniiko oo so ibiyey, laakinse dagaalka isla markii saldiinta ba so dheex-galay oo ayaga qaboojiyey intu dagaalka sii fidiin.
laakiin alxamdulilaah waxaasi wey dhamaadeen tolku waa mid poloticaly uun bey quuseen mooyee
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
taasi waa been inaadeer.Wax hub ah oo somaliland leedahay Habar Yoonistu ma qaadan. Hub qaranku leeyahay iskaba daaye hub beeleedkoodii Somaliland u yaalay ayaa xiitaa loo diiday inay xuduuda kala gudbaan.hargaysaay wrote:siciidow abti waxa la yidhi tiknikadu tii somaliland bey ahayde maxaa ka jiraSiciid85 wrote:kaliil, wa ruunta, anigu waxan xasuusta miid sacad yoonis ah oo burco joogay ba tikniiko uu keenay reer sugalle, while yooniska - ina afdiinle ba tikniiko oo so ibiyey, laakinse dagaalka isla markii saldiinta ba so dheex-galay oo ayaga qaboojiyey intu dagaalka sii fidiin.![]()
Maalmihii hore xuduudu way furnayd oo xoogaa hub beeleed ah somaliland waa laga qaaday laakiin markii danbe xuduuda waa la xidhay.2007:kii maleeshiyo beeleed hub siday oo rabay inay xuduuda ka gudbaan iyo ciidanka qaranka somaliland e xuduuda Gobolka Oodweyne Itoobiya la leeyahay ilaaliya ayaa isku dhacay. Ciidanka qaranku waxay u diideen inay hubka xuduuda kala gudbaan kadibna waa la is rasaaseeyey oo askari ciidanka qaranka ku jiray oo Badhulbahante ahaa ayaa halkaa ku dhintay, dhawr kalena way ku dhaawacmeen.
Hubka badane Habar Yoonistu haysatay e dadku ka yaabeen wuxu ahaa hubkii Ogadenka iyo ONLF loo urursaday.2005 markii Ogadenku baabuur badan oo Habar Yoonistu leedahay gubeen ayaa dagaal loo diyaargaroobay oo meesha Marsin la yidhaahdo ayaa dhawr bilood la is horfadhiyay.Beesha tiknikooyin badan ayaa itoobiya u taala oo markii la doono waa la isku rakibaa, marka itoobiyaanka laqa qarinayana waa la kala furfuraa.
Dagaalku wuxu kusoo beegmay berigii maxkamaduhu somalia qabsadeen, Ciidagalena waxay na yidhaahdeen maxkamadaha ayaad xidhiidh la leedihiin oo hubka badan idin siiyay. Ilaa Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa yidhi alqaciida dagaalkan ka danbaysa oo nabadgelyada itoobiya iyo somaliland khalkhalgelinaysa. Lacag sucuudiyan ahna meesha waa laga helay ayuu yidhi
anyway dagaalkaas wayny ku ceebownay, geesiyaal badana way inagaga dhinteen, Cadowga Garjaxiskuna way ku wada farxeen dagaalkaas.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 961 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 517 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 10 Replies
- 1652 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 2 Replies
- 500 Views
-
Last post by MissDarood
-
- 2 Replies
- 653 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 19 Replies
- 1527 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 15 Replies
- 1996 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 7 Replies
- 1027 Views
-
Last post by Miz_Bootylicious
-
- 7 Replies
- 846 Views
-
Last post by *Nobleman*
-
- 8 Replies
- 1043 Views
-
Last post by Siciid85