Page 2 of 2
Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region
Posted: Thu Aug 12, 2010 10:45 am
by kaliil
Ninka Gudoomiyenimada Gobolka Maroodi Jeex loo doortay ee Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarje) waxa la sheegayaa inuu tuug ahaa oo daydaygii ku jiri jiray. Waxa la yidhi 5 sano ka hor ayaa maxkamad lagu haystay oo lagu eedaynayay inuu dumar baadhay iyo inuu dad dhul ka haysto

Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region
Posted: Thu Aug 12, 2010 10:46 am
by Siciid85
Wa ruunta, Gudoomiyaha Gobolka sool Mudane Cabdilaahi UJaamac Diiriye, hadaan sii ficaan uu firiyey.
Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region
Posted: Thu Aug 12, 2010 10:47 am
by Siciid85
Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region
Posted: Thu Aug 12, 2010 10:48 am
by kaliil
haa, Cumar labasuul weydiiya
Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region
Posted: Sat Aug 14, 2010 6:45 am
by hargaysaay
kaliilow xamarje qalqaal ha ika ahaado yaantis,laakin ninku waalid buu ii yahaye daa sxb
Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region
Posted: Sat Aug 14, 2010 9:43 am
by Siciid85
kaliil, wa kuma badhasab ku-xigeenka gobolka togdheer horta?
http://sallaxleynews.com/news/71-aqoony ... dheer.html
Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region
Posted: Sat Aug 14, 2010 10:50 am
by kaliil
Re: President Siilaanyo names 7 new Badhaasab's for 7 region
Posted: Sat Aug 14, 2010 11:29 am
by Khalid Ali
kaliil wrote:Meesha waxba iskama bedelin oo cidii badhasaab meesha ka ahayd ayuun buu nin kale ugu bedelay.
1. Hargeysa sacad Muuse,Makaahiil, kuxigeen Ciidagale
2.Saaxil Ciise Muuse
3. Togdheer Habar Jeclo Cimraan
4.Hawd Arab
5. Sool Dhulbahante
6.Gabiley Jibriil Abokor
7. SANAAG Habar Yoonis Muuse Ismaaciil
Gabiley governer habarawal
Saaxil governer habarawal
Hargeisa governer Habarawal
