Page 2 of 2

Re: Sultan Maxamuud Cali shire was not even somali

Posted: Wed Aug 25, 2010 4:31 pm
by udun
Runloow101 wrote:Ina Cali Shire waa half Warsangeli Half hindi. Sheekadaa cid walbaa og ee maxay kuwan xunxun ee Harti ka qarinayaan.

Waxan akhriyey buugga "British Somaliland" ee uu qoray Drake Brockman ayaa sheegay inuu curyaan dhitiya ahaa oo aan wax power ah lahayn. Wuxuu ninkaasi qiray inuu Ina Cali Shire u dhitinayo xabbad ay sibiisha kaga dhufteen Habar Jeclo bari. Waan qoslay
Idinku weligiinba waxaad tidhaahdaan nin Ingiriis ah baa sidaas yidhi. Waar wuxuu Ingiriisku qoro oo dhan baanaan aaminsanayn.

Re: Sultan Maxamuud Cali shire was not even somali

Posted: Wed Aug 25, 2010 4:40 pm
by The_Emperior5
taaridkhu anigu maan qorin my friend 100 sanna ka hor ba la yidhi

Re: Sultan Maxamuud Cali shire was not even somali

Posted: Wed Aug 25, 2010 6:04 pm
by Queen_Arawello
Emperor u are obsessed with all things D-Block...and for gods sake stop creating pointless controversial threads u get nothing but dambi..

Re: Sultan Maxamuud Cali shire was not even somali

Posted: Wed Aug 25, 2010 6:05 pm
by The_Emperior5
Queen warsangali wa somaliland , Sultan maxamuuud cali shire wa the somaliland sultan iga ma xigtiid.

Re: Sultan Maxamuud Cali shire was not even somali

Posted: Wed Aug 25, 2010 6:11 pm
by Queen_Arawello
The_Emperior5 wrote:Queen warsangali wa somaliland , Sultan maxamuuud cali shire wa the somaliland sultan iga ma xigtiid.
:lol:that was not the point...since the start of ramadan you've been posting unproductive threads.. :idea:

Re: Sultan Maxamuud Cali shire was not even somali

Posted: Wed Aug 25, 2010 6:14 pm
by The_Emperior5
Give me a break i just got back from tarawiix :mrgreen:

Re: Sultan Maxamuud Cali shire was not even somali

Posted: Thu Aug 26, 2010 2:43 pm
by Somalistan
The_Emperior5 wrote:Exposed

Image
:lol: :lol: :lol: