How the Mighty Habarawal SNM Captured Awdal

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: How the Mighty Habarawal SNM Captured Awdal

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote::D :D weligay reasonable man baan kuu malayn jiray laakiin indha adkaantii jebirtigaad leedahay show, waar koodbuur berbera markay gacnta ku dhigeen, ciidankii 11aad ee ciise muuse ayay magaaladii kaga yimaadeen, hargeysa oo faqashtii ka yaacday ayay hadana ganta ku dhigeen, wey ka sii baxeen oo galbeed bay u dhaqaaqeen gebiley bay ku hakadeen oo ciidamadii galbeedka 99aad iyo 4aad isugu yimaadeen ,

meeshaa markay marayso 99aad baa dhaqaaqdey oo dila ayuu dagaal ku qabsaday 15 tanks baa dila markaa joogay dagalkii oo socda ayay koodbuur si xamaysan oo xooga kaga dhex dustay boorama sidaa ayay ku gashay oo ay ilaa xuduuda jabuuti sii gaadheen

hadana hargeysaad u gashay iyo ciid hargeyse xoreyse aan ba ku diiday hawlgaladi aad berbera ay ka sameyeen Ciidanki koodbuur 29 january wali dagaal ba ka socday berbera saaxil ciidanki ugu badna eeh koodbuur wali gobolka ka hadheenki faqashtu ka sii sifeeneye oo guutadi sayid xammse eeh makahil la socday faqasthu na they run feburary bilowgeedi na ciidanki 99 ba ka dhaqaaqay Gabiley oo dila duqeyey ma anigaad taarikhda iga sheekeyneysa Mar meesha lugu kala tagay gadabuurki na ka qaxeen awdal odayashoodi na ay baryeen SNMTA aYuu ciidanki koodbuur so dhaqaaqay oo soo sifeeyey Hargeisa oo marka iyadu iska ba xor ahayd wa marku Axmed mire intu ceerigaabo ka yimado Burco iman doono
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Post by RuralMan08 »

Its good to dream. I also went to the moon and captured a couple of aliens after an intense 20 minute battle, they are now in my living room as prisoners of war. :up:

Face it the history of SNM in Awdal is nothing more that terrorism. They were terrorists. They deliberately targeted women and children. :down:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: How the Mighty Habarawal SNM Captured Awdal

Post by hargaysaay »

The_Emperior5 wrote:
hargaysaay wrote::D :D weligay reasonable man baan kuu malayn jiray laakiin indha adkaantii jebirtigaad leedahay show, waar koodbuur berbera markay gacnta ku dhigeen, ciidankii 11aad ee ciise muuse ayay magaaladii kaga yimaadeen, hargeysa oo faqashtii ka yaacday ayay hadana ganta ku dhigeen, wey ka sii baxeen oo galbeed bay u dhaqaaqeen gebiley bay ku hakadeen oo ciidamadii galbeedka 99aad iyo 4aad isugu yimaadeen ,

meeshaa markay marayso 99aad baa dhaqaaqdey oo dila ayuu dagaal ku qabsaday 15 tanks baa dila markaa joogay dagalkii oo socda ayay koodbuur si xamaysan oo xooga kaga dhex dustay boorama sidaa ayay ku gashay oo ay ilaa xuduuda jabuuti sii gaadheen

hadana hargeysaad u gashay iyo ciid hargeyse xoreyse aan ba ku diiday hawlgaladi aad berbera ay ka sameyeen Ciidanki koodbuur 29 january wali dagaal ba ka socday berbera saaxil ciidanki ugu badna eeh koodbuur wali gobolka ka hadheenki faqashtu ka sii sifeeneye oo guutadi sayid xammse eeh makahil la socday faqasthu na they run feburary bilowgeedi na ciidanki 99 ba ka dhaqaaqay Gabiley oo dila duqeyey ma anigaad taarikhda iga sheekeyneysa Mar meesha lugu kala tagay gadabuurki na ka qaxeen awdal odayashoodi na ay baryeen SNMTA aYuu ciidanki koodbuur so dhaqaaqay oo soo sifeeyey Hargeisa oo marka iyadu iska ba xor ahayd wa marku Axmed mire intu ceerigaabo ka yimado Burco iman doono

wax aan 100% xoogogaal ka ahay taariikhda snm baa jirta, koodbuur dagaalka berbera oo ah kii dalkuba ku xoroobay from 23 january ila 29 or 30 january ma kala hubo ayay wadeen, markay berbera gacanta ku dhigeen dhaga weyne ayay ku wareejiyeen, wey soo dhaqaaqeen hargeysa waa runta markaa faqashtu wey ka sii yaacdeyba markay hargeysa soo galeen magaalada faqash may joogin ba,

99 iyagaa boorama gali lahaa laakiin dila oo ay ciidan culus iyo 15 or 17 tanks aya joogeen bay ku hakadeen markaasay koodbuur dhaaftey oo boorame oo caruur iyo dumar ka buuxaan ragiina buuraha galeen ay soo galeen.

ta labaad snm markay boorama gashay wax dad layn ama xasuuqii muu dhicin, laakiin haii 99aad oo sacad muse jibril abokorii magaalda gali lahaayeen waad garanaysaa wixii dhici lahaa
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: How the Mighty Habarawal SNM Captured Awdal

Post by The_Emperior5 »

Hargeysey anigu maba diidani inay ciidanka koodbuur yimadeen awdal after wards waba mid dhacday baan ku leeyahay lakin sidan ku sheegey 29 janury dagaal ba wali ka socday Berbera oo markasay gaba gabo ahayd xita koodbuur walii hargeysa wey ku hak hakadeen inkastow faqasha baa nay joogin Ciidanki 99 wa gallay laakin cidna waxba ma yeelin dad an hubeysneyn ciidanki 99 waxay cagta mariisay uun gadabuurki hubeysna Kol danbe oo meeshi ba gabe gabe ahayd ayey wada yimadeen
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: How the Mighty Habarawal SNM Captured Awdal

Post by RuralMan08 »

Habrawal + Ciidagale + Habar Jeclo SNM Versus Reer Maxamuud Nuur

Xeebaha Saylacna waxay ahayd = SNM + USF Ciise waraabe Versus Maxamed Case

This is too much :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: How the Mighty Habarawal SNM Captured Awdal

Post by The_Emperior5 »

RuralMan08 wrote:Habrawal + Ciidagale + Habar Jeclo SNM Versus Reer Maxamuud Nuur

Xeebaha Saylacna waxay ahayd = SNM + USF Ciise waraabe Versus Maxamed Case

This is too much :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

99 Was Jibriel abokor Not other sacadmuse Its a sub sub sub sub sub sub clan of habarawal :lol:

Later waxa so maray ciidanki koodbuur which were ciidagalle and isxaaq

Habar jeclo was not involved They were fighting In quriluqud and buhoodle

Rural face it your clan was owned :lol: :lol:
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: How the Mighty Habarawal SNM Captured Awdal

Post by RuralMan08 »

^^ Why did ciidanka koodbuur come? Answer that question?

BEcause habrawal weey carareen ayagoo futtadaa laga toogtay. Markaa Isaaq oo dhan baay u yeeren iyo macal xabashi xataa ineey la dagaalamaan reer maxamuud nuur oo beerihiisa iska jooga :lol: :lol: :lol:

saylac iyo lughayana waa dee maxaa ciisaha ku dhacay they all ran once the snm ran away. until lawyacado was taken back by the samaroon mujahideen :up:

face it empress, habrawal couldnt beat reer maxamuud nuur oo ah sub sub sub sub clan of makaahiil :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: How the Mighty Habarawal SNM Captured Awdal

Post by The_Emperior5 »

RuralMan08 wrote:^^ Why did ciidanka koodbuur come? Answer that question?

BEcause habrawal weey carareen ayagoo futtadaa laga toogtay. Markaa Isaaq oo dhan baay u yeeren iyo macal xabashi xataa ineey la dagaalamaan reer maxamuud nuur oo beerihiisa iska jooga :lol: :lol: :lol:

saylac iyo lughayana waa dee maxaa ciisaha ku dhacay they all ran once the snm ran away. until lawyacado was taken back by the samaroon mujahideen :up:

face it empress, habrawal couldnt beat reer maxamuud nuur oo ah sub sub sub sub clan of makaahiil :lol:

99 waxay qabsadeen borama awdal oo dhan But its good to welcome My brothers ciidaagale and isxaaq to have also a party with us in borama why not :lol:

you got owned Jibriel abokor even captured your bantu soldiers who were protecting you :lol: :lol:
From the mighty Jibriel abokor saaxib u got owned Your clan doesent fight and thats a fact

:clap: :clap:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: How the Mighty Habarawal SNM Captured Awdal

Post by hargaysaay »

you are right 29 january waxayba ahayd maalintii u dambaysay dagaalka berbera,koodbuurna hal habeen bay hargeysa u hoydeen intaanay u dhaqaaqin galbeedka , laakiin ogow in boorama la galay 2 0r 3 february ,
oday every body knows in 99 gold medal ka QAADATAY DAGALKI SNM LAAKIIN SXB GELIDA BORAMA WAA LOOGA HOREEYAY CIDAMADI SNM HADAAD CID KA TAQAANID SOO WAREYSO
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: How the Mighty Habarawal SNM Captured Awdal

Post by RuralMan08 »

The_Emperior5 wrote:

99 waxay qabsadeen borama awdal oo dhan But its good to welcome My brothers ciidaagale and isxaaq to have also a party with us in borama why not :lol:

you got owned Jibriel abokor even captured your bantu soldiers who were protecting you :lol: :lol:
From the mighty Jibriel abokor saaxib u got owned Your clan doesent fight and thats a fact

:clap: :clap:
lies lies lies, why did you ignore this video? It shows the reer nuur mujahideen capturing new lands from the habroawaleen. Plus the video you showed is about their fight with the government, a couple of mareexan soldiers baa igu faaneysaa :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:

Jibril Abokor, i never heard of them bal sxb say habrawal lafihiina ma kala garaneyo, the habroawaleen were losing land ever since 1990. How much land have they lost? Today they are in danger of losing Gabiley for good. Once we capture Gabiley inshallah they will pack their bags and go to ceerigabo :up:
Last edited by RuralMan08 on Wed Sep 08, 2010 3:09 pm, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: How the Mighty Habarawal SNM Captured Awdal

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:you are right 29 january waxayba ahayd maalintii u dambaysay dagaalka berbera,koodbuurna hal habeen bay hargeysa u hoydeen intaanay u dhaqaaqin galbeedka , laakiin ogow in boorama la galay 2 0r 3 february ,
oday every body knows in 99 gold medal ka QAADATAY DAGALKI SNM LAAKIIN SXB GELIDA BORAMA WAA LOOGA HOREEYAY CIDAMADI SNM HADAAD CID KA TAQAANID SOO WAREYSO

War telefoonka la igala hadleyey maalinti Borama la galayey 1991 qurbahan joogay Miid isxaaq ah oo aan abti u ahay oo cabdalle sacadku dhalleen ayaa ciidanki 99 la socday wuxu yidhi magalaadi baanu dhex istaagnay markasey dadki oo dhan magaaladi ka soo baxeen qaar ba ciyaarayey qaar ba is dhibay xita meesha wax dagaalo weyni kama dhicin wixi hubka haystey oo dhan ba hubka la dhigay eeh gadabuurka aha qaar ba qaxay qaarna wey iska joogeen
Last edited by The_Emperior5 on Wed Sep 08, 2010 3:11 pm, edited 1 time in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: How the Mighty Habarawal SNM Captured Awdal

Post by The_Emperior5 »

RuralMan08 wrote:
The_Emperior5 wrote:

99 waxay qabsadeen borama awdal oo dhan But its good to welcome My brothers ciidaagale and isxaaq to have also a party with us in borama why not :lol:

you got owned Jibriel abokor even captured your bantu soldiers who were protecting you :lol: :lol:
From the mighty Jibriel abokor saaxib u got owned Your clan doesent fight and thats a fact

:clap: :clap:
lies lies lies, why did you ignore this video? It shows the reer nuur mujahideen capturing new lands from the habroawaleen

Jibril Abokor, i never heard of them bal sxb say habrawal lafihiina ma kala garaneyo, the habroawaleen were losing land ever since 1990. How much land have they lost? Today they are in danger of losing Gabiley for good. Once we capture Gabiley inshallah they will pack their bags and go to ceerigabo :up:

Dila was your land now its mine land i captured it you live under my law gadabuurs are just FILTH and Filth need to be cleaned Ciidanki 99 shelled 7 hours non stopped dilla and then you flew few hours laters Borama was captured :lol: :lol: :lol:

Habar awal isma taqanin Ciidanki 99 ba gadabuur oo dhan akhiro u diiray as history says :clap: :clap: :sland: :up:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: How the Mighty Habarawal SNM Captured Awdal

Post by hargaysaay »

WAXAAS AAD SHEEGTOO DHAN WAA RUN LAAKIN MEESHAYNU ISKU KHILAAFSANAHAY WAXA WEEYI CIIDANKA UGU SOO HOR GALAY MAGAALADA EE JIHADA BARI KA SOO GALAY MA 99 BAY AHAYEEN MISE KOODBUUR,

CONCRETE EVIDENCE BAAN KU SIIYAY, 99 DAGAAL 15 TANKS KA QAYB GALEEN AYAY DILA FAQASHTA KULA JIREEN KOODBUURNA DAGAALKII 99 VS FAQASH OO DILA KA SOCDA AYAY KA SOO DHEX DUSEEN SIDAASAYNA KU SOO GALEEN BOORAMA, NIN JIBRIIL ABOKORA IYO NIN AY AAABO WALAALO YIHIIN OO ISMA CIDANKI KODBURA LABA DOODUBA SIDAASAY IIGU SHEEGEEN
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: How the Mighty Habarawal SNM Captured Awdal

Post by RuralMan08 »

The_Emperior5 wrote:

Dila was your land now its mine land i captured it you live under my law gadabuurs are just FILTH and Filth need to be cleaned Ciidanki 99 shelled 7 hours non stopped dilla and then you flew few hours laters Borama was captured :lol: :lol: :lol:

Habar awal isma taqanin Ciidanki 99 ba gadabuur oo dhan akhiro u diiray as history says :clap: :clap: :sland: :up:
war sxb gabiley is mine, it belongs to me :lol:

wallahi sooner or later habrawaleen will pack their bags and go back to the hawd or ceerigaabo baa la u diraya inshallah :lol: :lol: :lol:

habrawal have no taariikh, old or new there is nothing known about them waa inisignificant group of people, ciidaan ma garaneysid thats why you called the garxajis, you needed their help. bal sxb isaaq waa garxajis, habr awal waa insignificant nobodies oo xoolo iska ah that we used to feed in gabiley :lol: :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: How the Mighty Habarawal SNM Captured Awdal

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:WAXAAS AAD SHEEGTOO DHAN WAA RUN LAAKIN MEESHAYNU ISKU KHILAAFSANAHAY WAXA WEEYI CIIDANKA UGU SOO HOR GALAY MAGAALADA EE JIHADA BARI KA SOO GALAY MA 99 BAY AHAYEEN MISE KOODBUUR,

CONCRETE EVIDENCE BAAN KU SIIYAY, 99 DAGAAL 15 TANKS KA QAYB GALEEN AYAY DILA FAQASHTA KULA JIREEN KOODBUURNA DAGAALKII 99 VS FAQASH OO DILA KA SOCDA AYAY KA SOO DHEX DUSEEN SIDAASAYNA KU SOO GALEEN BOORAMA, NIN JIBRIIL ABOKORA IYO NIN AY AAABO WALAALO YIHIIN OO ISMA CIDANKI KODBURA LABA DOODUBA SIDAASAY IIGU SHEEGEEN
oo inadeer caqliga yara isticmaal dila ila borama markad u socotiid waddo ba ma jirto halkey marreen ciidanku koodbuur waxa dhici karta markay ciidanki 99 ay sifeyeen gadabuurki faqashti iyo wxii oo dhan Ay ciidanki koodbuur gadaal ka yimadeen ileen meesho waddo kaliya jirrta mid la baad dagaalka 15 tanks marki lugu qabtay waxay 1 february the next day xita Borama la joogay Ciidanki koodbuur na 29 bu ka yimid berbera hargeysa na maalin bu ku hadhay Iksu wada gee
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”