Page 2 of 2

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Posted: Sun Oct 03, 2010 9:34 pm
by Goljano Lion
udun wrote:
hargaysaay wrote:
haa nin walba o dhulbahante hargeysa jooga cashuur ta reer hargeysuu qataa sida nin walba oo isaaqa oo lascanood jooga cashuurta dhulbahante u qaato

ta labaad hadaad dhulbahante tihiin kala cadeysta ma somaliland baa tihiin haday sidaa tahayna isaaq somaliland nimoa ayuu lascanod ku jooga hadaydaan somaliland raacsanayn dee sxb aynu runta isku sheegno isaq xoog buu lascanood ku jooga, hada waa imisa waa laba sano
Hargaysaay, inaadeer waad mahadsan tahay. Ninkii Isaaq ee runta noo sheegaa waa na guubaabinayaa :lol: Mida kale runta in la sheego dhib maaha qofkana inay dhibto maaha. Ayaamahaan waa naga wadaane halkiinaas noogu goolaaftama - waxaadse oran jirteen berigii ciyaarihii gobolada ciyaari waa gelin danbe marka la idink laado markaa halkiisaan ka miisa anana inshallah waa idinku keeni. Kolay u malayn maayo inaad Laaska ku raagaysaan. Waxaad joogtaan waa intaanu dhowrka jiho u kala jeedno laakiin inshallah marka xal la keeno waa idinka baacsanaynaa markii iska sii golaaftama oo waxaad na tidhaahdaan markaanu idinla hadalnoba "Laascaanood baanu ka talinaa oo xoog baanu ku joogaa". Shaqo propogando ah oo fiican baad noo haysaan :up: :up:
:lol: ninkaagan Majeerteen arimaha Somaliland kuma khuseeyaan kolka sxb ku eegnow arimaha Puntland comprende

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Posted: Sun Oct 03, 2010 9:41 pm
by Monk-of-Mogadishu
What is Goljano's obsession with MJs? Every 3rd post has "MJ" or "Puntland" in it. :|

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Posted: Sun Oct 03, 2010 9:54 pm
by udun
Goljano Lion wrote:
udun wrote:
hargaysaay wrote:
haa nin walba o dhulbahante hargeysa jooga cashuur ta reer hargeysuu qataa sida nin walba oo isaaqa oo lascanood jooga cashuurta dhulbahante u qaato

ta labaad hadaad dhulbahante tihiin kala cadeysta ma somaliland baa tihiin haday sidaa tahayna isaaq somaliland nimoa ayuu lascanod ku jooga hadaydaan somaliland raacsanayn dee sxb aynu runta isku sheegno isaq xoog buu lascanood ku jooga, hada waa imisa waa laba sano
Hargaysaay, inaadeer waad mahadsan tahay. Ninkii Isaaq ee runta noo sheegaa waa na guubaabinayaa :lol: Mida kale runta in la sheego dhib maaha qofkana inay dhibto maaha. Ayaamahaan waa naga wadaane halkiinaas noogu goolaaftama - waxaadse oran jirteen berigii ciyaarihii gobolada ciyaari waa gelin danbe marka la idink laado markaa halkiisaan ka miisa anana inshallah waa idinku keeni. Kolay u malayn maayo inaad Laaska ku raagaysaan. Waxaad joogtaan waa intaanu dhowrka jiho u kala jeedno laakiin inshallah marka xal la keeno waa idinka baacsanaynaa markii iska sii golaaftama oo waxaad na tidhaahdaan markaanu idinla hadalnoba "Laascaanood baanu ka talinaa oo xoog baanu ku joogaa". Shaqo propogando ah oo fiican baad noo haysaan :up: :up:
:lol: ninkaagan Majeerteen arimaha Somaliland kuma khuseeyaan kolka sxb ku eegnow arimaha Puntland comprende
:lol: Yarkaan reer Bucur Bacayr ee Goljano maxaa arimaha Isaaq iyo Daarood dhex geliyey? :lol: :lol:

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Posted: Sun Oct 03, 2010 9:56 pm
by Goljano Lion
sheegato foqol sheegato Udun aka Xamud from golgodob :lol:

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Posted: Sun Oct 03, 2010 10:04 pm
by Monk-of-Mogadishu
Bucur Bacayr foqol Bucur Bacayr :lol:

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Posted: Sun Oct 03, 2010 10:05 pm
by udun
:lol: :lol: Goljano the news I have is you were expelled from IPG after you couldn't prove your Isaaqnimo and HA crew determined that you claiming reerkaas would cause more damage than good and you were expelled from the IPG :lol: I used to feel sorry for you when you were an outcast and were lonely like qaalin oo barqaab kale geelii ka eryey. Adoo meelahaas ka buuqaan ku garanayaa :lol: :lol:

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Posted: Sun Oct 03, 2010 10:06 pm
by udun
Monk-of-Mogadishu wrote:Bucur Bacayr foqol Bucur Bacayr :lol:
:lol: :lol: :lol: You hit the nail on the head bro

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Posted: Sun Oct 03, 2010 11:08 pm
by Goljano Lion
udun wrote:
Monk-of-Mogadishu wrote:Bucur Bacayr foqol Bucur Bacayr :lol:
:lol: :lol: :lol: You hit the nail on the head bro
now days for you , freinds are hard to come by but alas :lol: paidmonk is the only friend you count on

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Posted: Sun Oct 03, 2010 11:18 pm
by Cali_Gaab
Goljano Lion wrote:now days for you , freinds are hard to come by but alas paidmonk is the only friend you count on
:lol: :lol: :lol: :lol:

Paidmonk is a good guy dheh :lol:

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Posted: Sun Oct 03, 2010 11:26 pm
by Goljano Lion
Cali_Gaab wrote:
Goljano Lion wrote:now days for you , freinds are hard to come by but alas paidmonk is the only friend you count on
:lol: :lol: :lol: :lol:

Paidmonk is a good guy dheh :lol:
poor Udun , he is a homeless and grand mastabu-blasta paidmonk adopted him

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Posted: Mon Oct 04, 2010 2:52 am
by LiQaaye_TDH
Garad... SSC is not that bad to me :D but if they try to anything to harm our lovely distrits and regions, then its war :twisted:

Re: Xildhibaan Ku Jira Gurtida Somaliland iyo Ciidanka Sado

Posted: Mon Oct 04, 2010 1:03 pm
by JeyR
hargaysaay wrote:[ haaye sxb aynu kaftanee in nin qayrkaa ahi uu ilaa hargeysa intuukayimaado lascand qabsado ama dadka degankuha caawiyan ama yaanay caawin sowimpressive maaha
Hargaysaay... Dee horta waa runtaa oo laas coonood somaliland baa haystan iminka, waana arin aad u foolxun oo dhibaysa inta badan dhulooska, sidaas oo ay tahay isaaq intuu kaligii yimi muu qabsan laas caanood ee waxaa qasaday isaaq + Gudubisi iyo niman dhulbahante ah oo maamulkiina aaminsan. Markaana meesha waxaa haystay oo loogu soo gabaday Puntland. Teeda kale dee markii hargaisa iyo burco dowladii siyaad aad la dagaalamayseen ee dadkiinu wada qaxootiga ahaayeen, isaaq badan baa wasiiro ahaa oo taageersanaa siyaad bare, markaa bini-aadamku meel ma wada maro, qudhaan jeceshu meel walba waa joogtaa, markaa iminka hal cod baanu yeelanoo dee SSC baa maamulkii qabsatay.. iminka arintu waa somaliland, puntland and SSC.. kuwa cashuurta aad siisaan ee aanu u naqaan macaan jeceshana dee ama dila ama daaya, anaga xagayaga waxay galeen dambi qaran, maxkamad baana sugaysa... nabadeey