Nomand wrote:. this al qaida cartoon does not exist there are only two known al qeada members in the world usama bin laden and his right hand man alzahwaari. we have seen members of taliban, al shabaab, hamas, hizbullah all fighting and being broadcasted on tv but we have yet to see any so called member of al qeada fighting. al qeada is a myth created for the purpose of attacking a whole nation by saying they are harboring al qeada. so i think the fear they have against islam is more and bigger then this myth called al qeada
first plz do not compare freedom fighters real mujaahidin HAMAS and mujaahidiin XISBUL ALLAH and coward group who kill muslims wahaabi sheydaans(alqaida).
waraaa NOMAND i dont think your that stupid to believe al qaeda does not exist. YOU AND I KNOWN they exist,
actually alqaida and their mine cult wahaabism is created yahuud, in order si islaamka loo baabiyo. maantana waad aragtaa sumcada islaamka sida ay u baa.ba'dey
waad la socotaaa USAMA BEN NAAG wuxuuba islaamkii ka dhigey suicide bombing, extremist and killing lot of innocent people in the name of our great religion ISLAM. marka maxaa ugu diideysaa gaalada inay ka baqaaan islaamka waayo in wadankoodii loogu yimid diyaarado laga afduubtey ka dibna 19 saudi suicide bombers,masaari and other arabs inay xasuuqaaan 3000 qafood muslim and gaalo isugu jira aan waxba galabsan.
marka adiguba dad is qarxinaya ee bomb socda haddii wadankaaga imaan lahaayeen waad is ilaalin laheeyd, waana u baqi laheeyd in dadkaaga la laayo.
waxaa kaloo ka siii foolxun kooxdan wahaabiyada alqaida they kill thousends daily muslim people in IRAK, afghanistan, bakistan and Somalia.
ALqaida is a group and under groups= abuu eelaay mansuur waad dhageysatey maalin hore wuxuu yiri(( USAMA ARDEYDAADII SOMALIA joogtey waa mideysanahay waana wadeynaa dagaalka) micnaha waa ZANAMKII USAAMOOW si aad raali nooga noqotid we will kill more MUSLIM SOMALIS
MARKA NIMANKAAN CAABUDA son of sharmuuto USAMA BEN LADEN. , fidnada ay dunidan ka wadaan waxay ASAL AHAAN ka timid nin noolaa qarnigii 17aad ee ahaa jaajuuus britian MAXAMED ABDUL WAHAAB iyo sheeydaan ka horeeyey la yiraahdo ibn Taymiyyah nimankaas ayaa bilaabatey waxa maanta islaamka halkaa dhigey ee sumcada ka diley diinteena ku dhisan raxmada ee islaam,,
marka maanta muslim waliba its waajib every true muslim to fight agains WAHAABIS(ALQAIDA) khawaarijis
