Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qori-Lu
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor
Liqaaaye wararka ugu danbeeyey nala socodsii bal! Meeshaa dagaal xun baa ka dhici haddaan la kala gaadhin.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor
Meeshan Solomadow aya wax Dayacday, Sheekadani Berri Hore ayay Dhamaan Layd, Laakin Saaka Ciidan SSC soo weeren, waxaaney Ooda Rasaas Kaga Qaaden Waxi Meesha joogay, Degaanka Qorulugud Hadda Ciidan iyo Hub aya la isko Uruursanaya, Waxaana soo socda Dagaala La Isko Raafi Doono...kaliil wrote:Liqaaaye wararka ugu danbeeyey nala socodsii bal! Meeshaa dagaal xun baa ka dhici haddaan la kala gaadhin.
At the same.. There is the same Thing going on in Yeyle, between Dhullbahanta and Reer Yoonis!!!
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor
Yacni Waxaad u jeedaa ciidankii SSC ayaa weerar kusoo qaaday shacabka Beesha Qorilugud? Waxaan u haystay inay meesha shacab uun isku haysto laakiin hadday SSC shacabka soo weeraraan waa ina ciidanka Somaliland loo diro.
Waxan u haysta inay meesha geeljireyaashii hubaysnaa isku haystaan. Beryahanba baraago la isku haysto oo Dhulbahantuhu inay HJ aagaa ka qotaan u diidayaan waanu maqlaynay.
Waxan u haysta inay meesha geeljireyaashii hubaysnaa isku haystaan. Beryahanba baraago la isku haysto oo Dhulbahantuhu inay HJ aagaa ka qotaan u diidayaan waanu maqlaynay.
Last edited by kaliil on Tue Nov 16, 2010 5:12 am, edited 1 time in total.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor
Noo loo Diro Maayo.... Nimanka SSC waa Kuwi Odayaasha Solomadow intay uu yimaaden ku yidhaahdeen Aaasaha Baraaga 1 month ago!!!kaliil wrote:Yacni Waxaad u jeedaa ciidankii SSC ayaa weerar kusoo qaaday shacabka Beesha Qorilugud? Waxaan u haystay inay meesha shacab uun isku haysto laakiin hadday SSC shacabka soo weeraraan waa ina ciidanka Somaliland loo diro.
Laakin see---- (Ina Badan ayo Muran Ka Taagna Ceelki Caynabe) waa In Raggo is Arkaan!
Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor
LiQaaye_TDH wrote: Noo loo Diro Maayo.... Nimanka SSC waa Kuwi Odayaasha Solomadow intay uu yimaaden ku yidhaahdeen Aaasaha Baraaga 1 month ago!!!
Laakin see---- (Ina Badan ayo Muran Ka Taagna Ceelki Caynabe) waa In Raggo is Arkaan!
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor
LiQaaye_TDH wrote:[
Noo loo Diro Maayo.... Nimanka SSC waa Kuwi Odayaasha Solomadow intay uu yimaaden ku yidhaahdeen Aaasaha Baraaga 1 month ago!!!
Laakin see---- (Ina Badan ayo Muran Ka Taagna Ceelki Caynabe) waa In Raggo is Arkaan!
SSC waa jabhad dhawr sano la dhisayay oo hub badan urursaday. Haddana waxan maqlayay ina dawlada sheekh dalxiis hub soo siiyeen markaa ina shacabka lagu eego maaha.
Haddii meesha shacabka Dhulbahante iyo Habr Jeclo isku hayaan hala isu daayo ama hala heshiisiiyo laakiin hadday SSC meesha soo galaan oo shacabka weeraraan waa ina ciidanka somaliland loo diro.
Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor
^^ sxb all this started becuase HJ wanted create a new degaan in land designated for grazing. yesterday they murdered an innocent business man who transporting life stock to burco. the people of buuhoodle took the appropriate action by teaching this people a lesson and now four them are dead . the SSC maamul is not involved in this dagaal however the citizens of SSC are. we dont distinguish between somaliland, its people and its militias. they are all the same, so we welcome their involvement if they want to fight along side their tribal maryo calas . 
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor
where did i laugh i just posted the news kana been badanaExecutive wrote:Emperior was laughing about a innocent man being killed yesterday, look at the news today son.
Eid Mubarak folks
Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor
JS iyo reer yoonis now that would be a miss match, that would be a skirmish that wouldnt last for 20 minutesLiQaaye_TDH wrote:kaliil wrote:
At the same.. There is the same Thing going on in Yeyle, between Dhullbahanta and Reer Yoonis!!!
- hargaysaay
- SomaliNet Super

- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor
niyaw adigu miyaanad daalin ama qoriga qaado oo dadkaaga lascanood u dagaalan ama hadalka badan yaree sxb
Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor
The_Emperior5 wrote:where did i laugh i just posted the news kana been badanaExecutive wrote:Emperior was laughing about a innocent man being killed yesterday, look at the news today son.
Eid Mubarak folks
you were abused by it, thats you wrote your own heading misrepressenting the whole article
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor
jidbaale said nin ssc ah , how the hell should i know it was just a businessman tell jidbaale inay warkooda cadeyaan
Nin ssc hadad tidhahdid people will think meleshiyad ka tiirsan ssc , they could of said nin degaanka buhoodle ka so jeeda
Nin ssc hadad tidhahdid people will think meleshiyad ka tiirsan ssc , they could of said nin degaanka buhoodle ka so jeeda
Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor
if someone said nin reer somaliland ah. does that mean that person is part of the somaliland militia.The_Emperior5 wrote:jidbaale said nin ssc ah , how the hell should i know it was just a businessman tell jidbaale inay warkooda cadeyaan
Nin ssc hadad tidhahdid people will think meleshiyad ka tiirsan ssc , they could of said nin degaanka buhoodle ka so jeeda
p.s nin reer SSC = nin dhulbahante ah.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor
malakumod wrote:if someone said nin reer somaliland ah. does that mean that person is part of the somaliland militia.The_Emperior5 wrote:jidbaale said nin ssc ah , how the hell should i know it was just a businessman tell jidbaale inay warkooda cadeyaan
Nin ssc hadad tidhahdid people will think meleshiyad ka tiirsan ssc , they could of said nin degaanka buhoodle ka so jeeda
p.s nin reer SSC = nin dhulbahante ah.
why not just say nin buhoodle ka so jeeda hadaa qabilka diidaysid. in somaliland we dont say nin somaliland we say nin ka so jeeda beesha bariga burco beesha galbeedka burco ,, nin ka so jeeda degaanka berbera degaanka gabiley.
ileen ssc wa jabhadina eh
Re: Xaalad Dagaal oo Ka Aluusan Deegaamada Buuhoodle iyo Qor
^jidbaale wrote nin ka soo jeeda gobolada ssc oo xoolo u waado Burco, you wrote SSC militia man. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 41 Replies
- 2489 Views
-
Last post by Ismahan445
-
- 6 Replies
- 925 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 19 Replies
- 2064 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 3 Replies
- 855 Views
-
Last post by Hotguyy
-
- 20 Replies
- 1879 Views
-
Last post by sadeboi
-
- 67 Replies
- 7290 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 3 Replies
- 767 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 12012 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 47 Replies
- 3661 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 406 Views
-
Last post by EastAfrica
