Page 2 of 2
Re: Merya Colw
Posted: Fri Dec 17, 2010 2:08 pm
by ibrahimcw
caabudwaaq galbeedkeed waaBah ogaden(rer dalal) ilaa iyo wardheer, caabudwaaq wuqooyigeed waa rer dalal(celaanle) iyo celi(isgoys/gelaadi), caabudwaaq koonfurteed waa rer dalal ilaa burgeesoole ilaa balanbale inta ka shisheysona waa rer bojolo ama diini jabjab oo hawiyaha la xuduud ah, caabudwaaq barigeed waa rer siyaad xusen ilaa bangeele ilaa koonfurta cadaado.
wagardhac caabudwaaq nawaaxigeed ma dhegaan laakin gudaha magaalada waa la wada dhegaa, dhulka wagardhac wuu weynan badanyahay dhabad ilaa dudub ilaa gelinsoor iyo wax alle wixii u dhaxeeyo.

Re: Merya Colw
Posted: Fri Dec 17, 2010 2:12 pm
by ibrahimcw
wagardhac are neighbours with celi, rer dalal and they have tiny border with rer siyad xussen. but oday cali is taking huge chunks out of rer dalal heart land

its all good dhul aniga kuma diidni odaycali

Re: Merya Colw
Posted: Fri Dec 17, 2010 2:18 pm
by OliveOil
Ibrah, he mentioned a lot of places I never even heard of...I usually hear about Wagardhac deegaans....but I believe u bro....cause I couldn't grasp the idea that Reer Dalal ONLY live in Caabudwaaq because waa umad Alla badiyay

Re: Merya Colw
Posted: Fri Dec 17, 2010 3:15 pm
by ODAYCALI
balanbale inta ka shisheysona waa rer bojolo ama diini jabjab oo hawiyaha la xuduud ah

ibrahim alxamdu lilaah hadii reerkii batay diinigii kalana jajab noqday
lakiin waxaan maqlay ayguna markii dagaalada qabiilka lagu jiray dhufayskay hore ayay ku jireen dalal ciirana aroos bay ku jireen maxaad kala socotaa arintaas?
saytuuney
sirig iyo dhasaynow hadaan odayna kuu dhaafo afka dhamase taagtaye hadaan dhawacaa badan ma maqashay?
wagar dhac waa sade

soo baro dalkii,hadaad doonayso inaad uunsi shidana xagaasaa udgoon

Re: Merya Colw
Posted: Fri Dec 17, 2010 4:20 pm
by OliveOil
Ahaa, u must be Wagardhac ama waa lagu dhalay

Re: Merya Colw
Posted: Fri Dec 17, 2010 4:52 pm
by ibrahimcw
ODAYCALI wrote:
lakiin waxaan maqlay ayguna markii dagaalada qabiilka lagu jiray dhufayskay hore ayay ku jireen dalal ciirana aroos bay ku jireen maxaad kala socotaa arintaas?
see waye ina adeer, maxaa u caytameysaa ?
olive this guy is probably not wagardhac, to me i am sure he is just someone who wants to create fitna between rer dalal and wagardhac.

Re: Merya Colw
Posted: Sat Dec 18, 2010 3:10 pm
by ODAYCALI
see waye ina adeer, maxaa u caytameysaa ?
olive this guy is probably not wagardhac, to me i am sure he is just someone who wants to create fitna between rer dalal and wagardhac.
ina adeer
ciiradu cay ma'ahan waa buro kilkisha ku taala
fitna waad iga qoslisay fitnada ma taqaan horta

ilaahay nama fidneeyo
saytuun wagardhac ima dhalin ee waan la dhashay

Re: Merya Colw
Posted: Sat Dec 18, 2010 5:43 pm
by ibrahimcw
waryaa edebdarada hadaba jooji, Wagardhac and Rer Dalal is one and will always be that way

Re: Merya Colw
Posted: Sun Dec 19, 2010 7:51 pm
by IslamState
ibrahimcw wrote:waryaa edebdarada hadaba jooji, Wagardhac and Rer Dalal is one and will always be that way

I couldn't agree more..... But we must understnad that we are Wagardhac and reed Dini are reer Dini...... waa inaa aayaheena kashaqaynaa!!
NOTE: Mareehan Unity is paramount!!

Re: Merya Colw
Posted: Sun Dec 19, 2010 10:16 pm
by OliveOil
I agree with Ibrahim
IslamState, yaa ka tahay Wagardhac?
Re: Merya Colw
Posted: Sun Dec 19, 2010 11:13 pm
by IslamState
OliveOil wrote:I agree with Ibrahim
IslamState, yaa ka tahay Wagardhac?
I am Reer Wardheere my Sista!! I see we are the same Bah!!

Re: Merya Colw
Posted: Mon Dec 20, 2010 12:08 am
by OliveOil
Reer Wardheere + Reer Gadiid=Bah Ina Gacal
My cousins are Reer Wardheere...oo yaa ka tahay if you don't mind me asking
We need to know every SADE in here...thats all ina adeer

Re: Merya Colw
Posted: Mon Dec 20, 2010 1:42 am
by ibrahimcw
oliveoil and islamstate thanks, im telling you this guy called odaycali iska jira he is not one of you guys and he is an instigator, some people want to instigate between Rer Dalal and Wagardhac for some reason, because we had an incident ages ago back in 2005 and it was resolved but there are some outsiders who are neither Rer Dalal or Wagardhac, who want instigate cause problem to our people.
here is an article with pictures of the settlements
http://gedoweb.com/index/modules.php?na ... t&sid=2743
dhaqan iyo nadaam baa lagu socda, hadii la waayona nolol majirto.
Re: Merya Colw
Posted: Mon Dec 20, 2010 1:10 pm
by ODAYCALI
this guy called odaycali iska jira he is not one of you guys and he is an instigator

awoowe ibrahim
sas kan yaa kugu riday ?
oday cali ma jecla fidno sade ilaahayna nooma keeno,arinta kale oo aan doonaya inaan kuu sheego waxa weeye
gabdhahan aad ka baqayso qabiil ma leh kii ku
xurbiya ayaa qabiilkeeda ee iska daa gabdhaha aad la baraanburayso

Re: Merya Colw
Posted: Mon Dec 20, 2010 3:52 pm
by ibrahimcw
ODAYCALI wrote:this guy called odaycali iska jira he is not one of you guys and he is an instigator

awoowe ibrahim
sas kan yaa kugu riday ?
oday cali ma jecla fidno sade ilaahayna nooma keeno,arinta kale oo aan doonaya inaan kuu sheego waxa weeye
gabdhahan aad ka baqayso qabiil ma leh kii ku
xurbiya ayaa qabiilkeeda ee iska daa gabdhaha aad la baraanburayso

saxib ka nax oo nafta waa, Oliveoil is my dear cusin waana tageera 100%
wili waa caytameysaa, im just telling you that it will never happen, Sade bari will not be divided awoowoyasheen ayagoo hal ceel ka wada cabi jirey maanta isku keen diri meysi
