Re: BREAKING NEWS: Somaliland announces they are changing fl
Posted: Fri Dec 17, 2010 10:25 am
Goljano,
Balaayo kugu dhacday
Qosol aanan ku tala gelin buu iga keeney...Waa runtiisii, miyuu itixaadsanaya Sh. Shariif..Waxaad mooddaa inuu salaad ku jiro.. He looks like a good guy though
Calanka cusub micnihiisu ma waxaa weeye "Wey Duushey" 
Balaayo kugu dhacday