Page 2 of 2

Re: arranged marriage is the best

Posted: Sun Dec 19, 2010 1:22 pm
by Jamac_Yare
ciyaal_warta wrote:
kadarre wrote:Maya waxaan ahay Wacbuudhan dhuuntay. :lol: :lol:
:lol: :lol: :lol: wacbuudhan dhul waceysle ku dhuuntay :lol: ..mar aan ceelbur tagay aan soo maray coosweyne ilaa towfiiq waxaa joogo waceysle raaga ceele iyo dhankaas lee wacbudhan joogaan aan u maleynaa :lol:


waryaa abgaal fara ka qaad
bajaq teeda aah nooh
gabada abgaal weey shidanyihiin :up:

Re: arranged marriage is the best

Posted: Sun Dec 19, 2010 1:58 pm
by KeligiiJabhad
Arranged Marriage works only in Somalia, and not here in the west. That is as far as I'm concerned. I have witnessed the collapse of a number of Somali houses whose basic foundation was based on A.M. in the west as well as in Asia. Soomaalida u soo hayaantay Qurbaha, waddamada reer Galbeedka, waxaad moodaa in inta badan ay ku milmeen habdhaqanka iyo afkaarta nololeed ee isla waddamadaas ay ku dhaqan yihiin--hab-dhaqanka iyo afkaartaasi noocay doonaanba ha ahaadeene.