WTF XAABSADE, this man deserves to be stoned to death

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: WTF XAABSADE, this man deserves to be stoned to death

Post by EastAfrica »


All traitors and enemy sympathizers deserve to be stoned to death, like the worst traitor in Somali history Abdulahi Yusuf, Cadde Muuse Buur, Fool Faroole, Xaabsade, Mohamed Baashe Cade, Fuad Aden Adde, Casoowe, san dulle, labada abdurisaq, Abdi samad shir, Bisinle, maxemed aden, Xasan Daahir Maxamuud Af-qudhac, etc




Another Traitor DR. DAUD MAHAMED OMAR aka BISINLE, The Puntland Minister of Planning and International Cooperation???


DAUD BISINLE who is a Bah-Ararsame subclan is one of the few Dhulbahante Traitors, another traitor is Xaabsade (now SL Minister, and former and long time Puntland minister), another Traitor is Abdi-samad Ali Shire (Vice president of Ex-Puntland), another Traitor is Maxamed Faarax Aadan (Minister of Fisheries), another Traitor is Baashe Maxamed Cadde (Deputy of the SL Parliement Speaker).


Image

Dr. Daa,uud Bisinle oo laga dhigay wasiirka qorshaynta iyo xidhiidhka Caalamiga ah wuxuu wax ku soo bartay dalka Suudaan wuxuuna ka mid yahay wadaadada magaalada Laascaaanood kuwooda ugu caansan wuxuuna hore u ahaa guddoomiyaha shirkada Isgaadhsiinta ee STG, waxa kale oo aad loogu yaqaanay magaalada Laascaanood kaalinta waxbarashada oo uu qayb libaax ka soo qaatay sannadihii ugu danbeeyey isaga oo ka furay magaalada Dhawr iskuul , waa nin haddii uu shaqeeyo hawlaha kaga dhabayn kara ,inkasta oo uu xidhiidh dhaw la leeyahay wadaadada haddana waa nin lagu yaqaano hawlkar-nnimo hadduu hawl u dhaqaaqana ka soo dhalaali kara, inkasta oo aan la garan karin dib u soo celinta Laascaanood halka uu iska taagi doono , taas oo ay ayaamaha soo socdaa inoo sheegi doonaan haddii rabi idmo, marka laga yimaado raadka ay ku leeyihiin wadaadada ku dhaqan Somaliya Dr. Daa,uud Bisinle hadana waa nin aqoon iyo fikirba xanbaarsan waxna ku biirin kara maamulka Puntland kol uu isu soo dhaweeyo maamulka iyo wadaadada, hasa yeeshee waxaa aad laysu weydiinayaa arrimaha xilligan ku riixay in uu Daa,uud Bisinle ku biiro golaha xukuumada Puntland maadaama uu ahaa shakhsiyad xidhiidh dhaw la leh wadaadada.

- - - -

Image

The Minister of Planning and International Cooperation Hon. Dr. Daud Mahamed Omar aka Bisinle officiated over the opening.


The Puntland Ministry for Planning and International Cooperation, in its role as the focal point for all Ministries and Aid Agencies operating in the country, has just concluded two workshops that brought together Aid Agencies and government Ministries in order to generate ideas towards the formulation of an Aid Policy for Puntland State.

The workshops targeted UN Agencies, INGOs and some of the relevant Line Ministries involved in Aid management and distribution.

The first workshop-held on Sunday 16th May 2010- was attended by representatives from six government Ministries and nine UN Agencies. The second workshop held today, 19th May 2010, was attended by the INGOs operating in Puntland.

Technical facilitation of the workshop was done by the newly formed Aid Coordination Unit of the Ministry. The Unit was formed this year with the sole purpose of coordinating all aid efforts from the government and the Aid Agencies operating in the State.

The Minister of Planning and International Cooperation Hon. Dr. Daud Mahamed Omar aka Bisinle officiated over the opening.

The Unit members started off by giving two presentations; one as an introduction to the Unit, the reason for its formation and the challenges the members of the Unit have met so far in their role as liaison office for the Agencies and the Government, and the second was the preamble for the focus group discussion phase of the workshop.

The group discussions were based on the results of a small survey conducted by the ACU among different Ministries regarding the nature of their relationship with MoPIC as their focal point; their relationship with the Agencies, and the ways these relationships could be strengthened and loopholes tightened to make the work of Aid distribution easier and more effective overall.

The discussions centred on the questions drawn from the responses to the survey itself, and groups comprising of government and Aid Agency representatives were organised and set to task to answer the questions and present them to the participants. The responses were very informative, and a lot of issues and ideas were generated as evidenced in the group presentations.

The issues discussed included; transparency and accountability on both sides, communication mechanisms made more effective, and ways that the overall process of aid coordination among the stakeholders would become more symbiotic and beneficial to those that need it the most.

Conclusions have been reached, and the ACU will shortly release a report on the general outcome of the two workshops on a date that will be communicated through the focal points of both UN Agencies and INGOs.
Last edited by EastAfrica on Mon Jan 17, 2011 1:33 am, edited 6 times in total.
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: WTF XAABSADE, this man deserves to be stoned to death

Post by EastAfrica »

Image

Dr.Da’ud Max’ed Cumar(Da’ud Bisinle) Wasiirka Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga Puntland oo ka waramay Xaaladda Abaarta iyo Qiimaynta Guddiga Abaaraha


Guddiga maaraynta iyo gurmadka Abaaraha ee abaaraha ka taagan Puntland ayaa ka warbixiyay xaaladda iyo qiimayn ay sameeyeen.
Wasiirka Qorshaynta iyo Xiriirka caalamiga ee Puntland Dr. Da’ud Maxamed Cumar (Da’ud Bisinle) ahna Gudoomiyaha Guddiga abaaraha ayaa warbixin dheer ka bixiyay xaaldda abaarta,Qiimeynta iyo ilaa hadda waxa uqabsoomay Guddiga.
Mr. Da’ud ayaa waraysi siiyay wariyaha BBCda Axmed Maxamed Cali ee kasoo warama Garowe(Puntland) Khamiistii 06,waxaana waraysigu udhacay sidan.
Wasiirka oo ka jawaabaya su’aalaha la weydiiyay ayaa sheegay:

J.In tirada dadka ay abaartu waxyeelaysay ay gaarayaan Hal milyan 340 kun iyo 412 qof oo u dhiganta 244 kun oo qoys

Waxaan is leenahay haddii bisha Feb lagaaro in nambarka laba laabmi doono ayay u egtahay oo uu sii badan doono.
Xaaladda ay runtii ku sugan yihiin dadkaasina ay soo bandhigeen Haya’dihii dawladda iyo Haya’dihii caalamiga ahaa ee aadayna aad iyo aad ayay daraan uga sheegeen.

S.Dadkaas marka aad sheegtay waa tiro aad ubadan halkee marka ay ku kala nool yihiin ama ay joogaan marka loo eego deegaanada Puntland?

J. Dhammaan waxay ku kala nool yihiin gobolada Puntland,waxaa loo soo qoray degmo degmo iyo tuulo tuulo,dadkan marka waxa kabaxsan magaalooyinka waa weyn ee degmooyinka ah iyo caasimadaha,wey ka baxsan yihiin,waa inta tuulooyinka ah iyo miyiyada ah,kaamamka iyo dhulka u dhaw dhaw ah weeye,sababtoo ahdadka magaaalada jooga si indirect(si aan toos ahayn) ah abaartu inay u waxyeelayso maahee waxay ubadan tahay dadka meelaha miyiga ahdegen ayay u badan tahay.

S. Wasiir marka dadka intaa la’eg baahida ama dhibaatada ee toos usaamaysay waa maxay?

J. Qiimaynta la keenay meelaha ay aad uga deyriyeen haya’dihii soo sameeyay qiimeynta iyo xubnihii dawladda ee raacay waxa u badan biyaha.
Dhulalka xooluhu ku nool yihiin ee wax lagu dhaqdo waxaad moodaa meelihii biyuhu galeen ee ubadan dhulalka ka fog fog meelaha biyaha rasmiga ahleh in biyihii ka dhamaadeen,sidaa darteed ay noqotay in meel fog biyaha looga soo qaado,dadku ay iska tabar daran yihiin inay biyaha soo dhaansadaan ama soo iibsadaan aanay kari karayn,cawskii ama cuntadii xooluhu daaqayeen meel ka fog fog meelihii biyaha inay gaadhay,cawskii iyo daaqii laftigiisu inuu yaraaday.
Sidaa darteed ay suura gal tahay meelaha qaarkood ama gobolada qaarkood xooluhu ay durba ay fariisteen,markii ay xoolihii fariisteen oo caatoobeena ay bilaabeen inay bukaan ama xanuunadii jirkooda ku jira ku soo baxo kadibna ay dhintaan ama ay u adkaysan waayeenba qabawga jira iyo xaaladaha abuuran.

S. Haddii marka muddo aad sugayseen qiimeynta noocaas ah in la soo sameeyo haddana sida aad sheegayso haya’dihii iyo dawladdii ay wax isku raaceen maxaa ku xiga?

J. Waxaannu shalay soo saarnay press Release (war saxaafadeed),dhammaan haya’daha caalamiga ah iyo donors ka (deeq bixiyaasha) iyo cid kasta oo ka qayb qaadanaysa abaartan sidii looga hortagi lahaa inaanu udirno (udirnay),meelo kamid ahna jawaabihii durba waan ka helnay inay wax ka qaban donaan.
Waxaa kale oo si detailed ah(si sharaxan ama la faah faahiyay)……..
waxaan is leenahay waxa kasoo bixi doona wax haya’daha iyo dawladaba isku waafaqsan yihiin ooo udaneeya shacabka dagan aagan(Puntland).

S. Haya’daha miyaad u kala qaybiseen,sidii dhibaatadan wax looga qaban lahaa oo qolo kasta meel gooni ah miyaad ku aadinaysaan,mise waa hadal iyo baaq guud oo la leeyahay dhibaatadaas guud baa taagane maxaad ka qaban kartaan?

J. Waxyaalaha aan rajaynayno inay fulaan oo aannu dalbanay waxaa ka mid ah:
Inay yimaadaan Decision makers ku (Kuwa Go’aanka leh ama uu ka go’o-Saanicul Qaraar) inta xaaladdu socoto yimaadaan halkan si ay xaaladda noola qiimeeyaan ama go’aanka meel dhaw uu uga fulo,inaan usamaynay work plan (Qorshe shaqo) aannu rabno bal haya’d walba contribution ka ay ka qaadanayso inay galiso haddii Ilaahay Idmo.

In loo sameeyay;gobolada loo samaynayo centre (Xaruumo) laga hago maamulida xaaladaha abaaraha.

Waxaa ku xigi dona qodobka labaad oo fulitaan ah.

S. Wasiir laakiin hadda sida aad sheegaysay dadkii aad bay uliitaan xooligii waxaad tidhi wey fariisteen saamayntii abaarta weysii balaaranaysaa,markii hore biyihii baa la waayay,haddana cawskii baad sheegtay iyo baadkii xooluhu cunayay inuu dhulkii ka dhamaaday,arrintaas marka saw uma baahna in degdeg wax looga qabto intii intaa uun haya’do uun ladaba joogi lahaa,maamulku miyaanu isku tashan isagu?

J. Waa sidaas,maamulka laftigiisa waxaa uyaal laba qodob:
Qodobka 1aad waxaa weeye inay local resource(Masdar Maxaliga) iga mobilise gareeyaan oo gacantaan ku haynaa sida in account la furay,lacagana lagu riday durba,oo wax meel fiican marayaan.
Dawladda oo commitment(balanqaad) keeda muujisay inay ka qayb qaadan doonto xaaladan abaaraha,qaybta ugu muhiimsanna ay cayaari doonto.

S. Maxay hadda ay dawladdu qabanaysaa oo ugu horeeya oo degdeg ah?

J. Dawladdu waxay qabanaysaa mechanisimiskii shaqayn lahaa ee lagu hagi lahaa in la diyaariyo marka hore,marka ladiyaariyana tallaabada ugu horaysa ee ah akoonkan in la furay ee wax ku aruureen meelaha ugu daran in lagu fuliyo wax.
Waxaa la sameynayaa biyo dhaan(dhaamis),waxaa lasamaynayaa oo hadeer gacanta lagu hayaa,markii biyihii yaraadeen waxaa dhashay cuduradii ka dhalan jiray biya la’aanta,baa meelo badan ka bilawday,ayna ka dilaaaaceen cuduro.
Wasaarada caafimaadka iyo Wasaarada Xanaanada Xoolaha labaduba waxay sameeyeen tiimam(kooxo) oo haddeer gobolada ku kala maqan oo daaweynaya inta xoolaha ah ee xanuunsan ama inta dad ah oo jiran oo la daaweeyay oo gacanta ku hayaan.

Laaska News.
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: WTF XAABSADE, this man deserves to be stoned to death

Post by EastAfrica »

Wasiirka Qorshaynta Maamulka Waqooyi Bari Ex Puntland Daa’uud Bisinle iyo xubno uu hoggaaminayey Oo Laga Eryey Dharkayn, iyo Gobalada SSC

Image

Dharkayn(Jidbaale.com):-Wasiirka Qorshaynta Maamulka Waqooyi Bari Ex Puntland Daa’uud Bisinle iyo xubno uu hoggaaminayey oo maanta duhurkii soo gaadhey Degmada Dharkayn-geenyo xarunta ku meel gaadhka ah ee Hoggaanka ayaa waxaa gacanta ku dhigey Ciidamada SSC.



Sida uu noo xaqiijiyey Afhayeenka Hoggaanka SSC Axmed Gacmayare waxaa maanta duhurnimaadkii soo gaadhey Dharkayn xubno uu horkacayo Daa'uud Bisinle, ayna ka mid ahaayeen Aadan Xaaji Xuseen, Faarax Sulub oo ka tirsan golaha Wakillada waqooyi bari iyo nin kale oo lagu sheegey Cabdul Cagey, oo raajiciya Booskii baarlamaanka ee Ibraahim Maxamed Guure.

Afhayeenku waxaa uu intaas ku darey in markii xubnahani ay soo gaadheen Kaantaroolka dhanka Saaxdheer ay gacanta ku dhigeen Ciidamada SSC ee aaggaas ku sugan, waxaana ugu danbayntii laga masaafuriyey magaalada, ka dib markii odayaasha deegaanku ay ku hagoogteen.

Xubnahan oo dhawrkii maalmood ee aynu soo dhaafney ku sugnaa Tuulada Qoriley, halkaasna u yimi waxaa ay ugu yeedheen Nabadayn, ayaa saaka xamaamadooda ka soo gurtey, kadib markii Beesha B/same ay go’aansadeen in aysan xilligan wax wada-hadal ah galeyn ilaa iyo inta ay dhammay-sanayaan shirka u socda, iyagoo ugu baaqey dadkii halkaas tagey, ee Buuhoodle iyo Garoowe ka kala yimi in ay ku noqdaan meelihii ay ka yimaaddeen.

Xubnaha uu Daa'uud Bisinle horkacayey oo markii taasi ku dhacdey warbixin cusub looga soo yeedhiyey Garoowe, ayaa waxaa uu ahaa ujeedkooda Dharkayn sidii ay ula kulmi lahaayeen ugu qancin lahaayeen Garaad Jaamac Garaad Cali in Beeshu ay wada-hadalka gasho, kana noqoto go’aanka ay gaadhey oo labada bilood ah.

Isku soo wada duuboo waxaa ay arrintani waji-gabax iyo dhirbaaxo labaad ku tahay Kooxihii Maamulka waqooyi Bari uu ka soo direy Buuhoodle ee Isimada lahaa iyo kooxda Garoowe ka timi ee Daa’uud Bisinle horboodayey.



Jidbaale.com
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: WTF XAABSADE, this man deserves to be stoned to death

Post by EastAfrica »

Image
VS

Image


Somaliland and Puntland collude to discredit the leaders of SSC regions by associating them with terrorist organizations

By Ali H. Abdulla


June 10, 2010


We have a popular saying in Somali “Been fakatay, runi ma gaadho” which means “It is difficult for the truth to catch up with a widespread lie”. Come to think of it, this is the principal of character assassination, the deliberate spread of misinformation about a real or perceived enemy. Hopefully this time, the truth will overtake the lies being spread by some Somali websites in their smear campaign against the leadership of the Sool, Sanaag and Ayn regions of Somalia, SSC.

These clan motivated Somali websites have mastered the technique of character assassination par-excellence. One of these sites is Somaliland Press which has released a barrage of recent articles targeted at the leadership of the SSC regions who are struggling against a conspiracy that involves the balkanization of the Somali Republic by aiming to unite and develop their constituencies.

Image

Image

In an article titled Somaliland Elections: Major blow to Canadian, American, Al-Shabab’s clandestine operations, Somaliland Press attempts to associate an SSC organization known as the Northern Somali Unity Movement, NSUM, with the Al-Shabab movement that is trying to topple the internationally recognized Somali government in Mogadishu. By trying to exploit the classification of the Al-Shabab as a terrorist organization by the US and other Western countries, the website has embarked on a smear campaign against the leadership of the SSC regions by portraying them as affiliated to the Shabab, a strategy that is meant to mislead the international community about what is really happening in the SSC regions and discrediting its elected leadership. The president of NSUM is a respected electrical engineer working in Sweden.

The website also targets Mr. Suleiman Essa Karr, the president of the Council for the Salvation and Unification of the SSC regions, and his Vice President, Mr. Ali Sabarey and labels them as Shabab operatives. Both men are portrayed as terrorists who are out to disrupt the scheduled Somaliland presidential elections on the 26th of June with the help of the Shabab. Mr. Essa is a businessman who abandoned his business ventures in the United States to help his people in their efforts to run their own affairs until a credible Somali government takes over.


Somaliland wants to force the residents of SSC to participate in the coming presidential elections by arguing that these regions are part of the former British Somaliland and should join a secessionist project that aims to split Somalia into two countries along the old colonial border that existed before North and South Somalia became independent in 1960 and voluntarily united to form the Somali Republic.

The SSC regions are also claimed by the Puntland administration in the north east. The claim is based on clan affiliation that groups the clans of the North East and SSC regions, just as Somaliland is a coalition of willing clans in the North West along with unwilling clans in the Awdal region who were incorporated into Somaliland by force by the rebel SNM movement that overran the North Western regions of Somalia after the Somali government collapsed.

NSUM is an organization that was established by concerned SSC intellectuals in the Diaspora. The movement was created just after the secessionist Somaliland regime invaded and occupied the city of Las Anod on the 15th of October 2007 and displaced thousands of its peaceful residents in the process.

The objective of NSUM is to establish a local administration for the SSC regions and to spearhead a program for developing the three regions which had been neglected by all the administrations that controlled the area since independence. The area lacks any form of descent health care system, proper schools and other important amenities compared to all the other areas in Somalia. This is mainly attributed to the fact that it is landlocked and lacks sea ports and airports. The sad state of SSC can also attributed to the fact that most of its educated elite have relocated to the neighbouring administrative areas such as Puntland and Somaliland, while thousands more emigrated to the West seeking better lives for their families.

This mass brain drain created a leadership vacuum and an atmosphere that encouraged claims and counterclaims by the two neighbouring administrations. Both administrations have used portions of the foreign aid and tax revenues flowing into their coffers for political funds meant to buy the allegiances of the elders of the SSC regions. These conflicting claims caused two bloody wars that resulted in the city of Las Anod changing hands from the Puntland administration under the former President Adde Muse to the Somaliland administration of Rayale with the help of some local collaborators from the SSC regions and with the blessing of the Ethiopian regime that regarded Las Anod as a transit point for arms destined to the Ogaden Liberation Front fighting against Ethiopia. The second war that saw the change of administration in the area took place while Adde Muse was in Addis Ababa and his forces, under the command of the current Vice President of Puntland, evacuated the area without firing a single bullet as if getting instructions to evacuate the area without a fight.

The invasion and occupation of Las Anod was a wakeup call for the SSC intellectuals in the Diaspora who woke up to the painful reality that their regions were being used as pawns by the Puntland and Somaliland administrations in their ambitions to control the vast potential oil reserves in the area. The two administrations finally agreed, with the blessing of Ethiopia, to carve the SSC regions into two spheres of influence. In a secret agreement that was meant to bolster the election stakes of the ruling party in Somaliland, all SSC areas lying north of the road between the city of Las Anod and Burao, were to become part of Somaliland, while the rest of the SSC regions including Buhodleh were to become part of Puntland.

The tripartite Ethiopian-Puntland-Somaliland agreement had two objectives. Firstly, to cut the flow of arms to the Ogaden Liberation Front that is waging an armed struggle against the regime of Meles Zenawi in Ethiopia. The Ogaden is part of Western Somalia that the British unfairly relinquished to Ethiopia just before granting Somalia its independence. Secondly, to lay the ground work for a potential alliance between Somaliland and Puntland in their future negotiations with the South for a nominal Federal system that would weaken the Central Government in Mogadishu. The deal would give both administrations a free hand in dealing directly with the big oil companies such as Conoco and Chevron to restart the explorations that were halted after the collapse of the Siad Regime in 1990. Conoco was very close to striking oil near Las Anod but could not continue with drilling to the depth required to ascertain the commercial quantity of the crude lurking underneath. The agreement comes in the wake of the futile efforts of the Somaliland Administration to be recognized as a sovereign country by the world community and seems to be an alternative strategy to gain a form of autonomy that would be palatable to their constituents who were misled for two decades into believing that recognition was a fait accompli.

Since the NSUM did not have any credible local presence in the SSC regions and focused its struggle on bringing the plight of the SSC regions to the attention of the International Community, the SSC Diaspora called for a conference in Nairobi in October 2009 to rectify such as a shortcoming. The conference attendance, including the NSUM, decided to create a council for the Salvation and Reunification of the SSC regions and elected Mr. Suleiman Essa Kar and Mr. Ali Sabarey to lead the council. The mandate of the Council was to unite the SSC regions and to establish a local administration for these regions with the help of the Federal Government in Mogadishu, the only legitimate government in Somalia. After their election, both men met in Nairobi with officials from the United States Embassy, the United Nations, and the Somali Government in order to brief them about the Council and its objectives. This is a far cry from the baseless accusations levelled against them by the sympathizers of the secessionist regime such as Somaliland Press.

The Council was later approved by the majority of the 14 traditional leaders in SSC who also met to elect a body composed of 18 men and 3 ladies whose mandate was to work with the Council elected in Nairobi by the SSC Diaspora. The body is a form of a parliament that would monitor the progress of the Council.

The leaders of the Council have finally managed to relocate to the SSC regions after many failed attempts. Puntland and Somaliland objected strongly to the creation of the Council and decided to hunt down its leaders. Airport security in both administrations was instructed to apprehend them on sight. Luckily for the SSC leaders, the Somali regional administration of Galmudug came to the rescue by granting them a safe passage to Buholdeh, the second regional capital of SSC regions. They are now in the process of leading a popular uprising of the people of SSC regions against the marginalization and segmentation of their territories.

The Somali residents of the SSC regions have a legitimate right to create their own local administration and to remain an integral part of the Federal Republic of Somalia instead of being a disputed area that is claimed by the secessionist minded regime in Somaliland and the corrupt regime in Puntland that supports piracy, human trafficking and condones the violation of human rights. The political funds used by Puntland to divide the SSC people could be better spent on the displaced people of Southern Somalia who live in deplorable conditions in cramped camps that get flooded in rainy seasons. A journalist trying to report on the miserable conditions of these people has recently been thrown in jail.

Both administrations regard an independent local administration in the SSC regions as a threat to their ambitions of weakening the Central Government of Somalia and usurping the resources of the country. An independent local administration in SSC would frustrate these efforts by allying itself with the legitimate government of Somalia.

Websites like Somaliland Press and Garoweonline try to mislead the international community about the events unfolding in the SSC regions. Fortunately for these regions, the International Community have their own intelligence gathering services in Somalia and will hopefully draw their own conclusions and not rely on the misleading reports being published by biased clan based websites.
As part of their efforts to develop their areas peacefully, the SSC people have started working on building a small airport in Buhodleh that will make it possible for members of the International Community to visit the area and start helping with reconstruction and development.

The traditional leaders of SSC, the NSUM leadership and the elected leaders of the Council are not associated with any terrorist organizations and are only responding to the calls of their people to lead them in their efforts to develop their regions just as all the other regions in Somalia, such as Galmudug, are doing.

Let us hope that Puntland and Somaliland administrations will stop their efforts to frustrate the sincere ambitions of the SSC Somalis to live in peace and prosperity without being a battleground for both administrations.

Ali H Abdulla
E-Mail: aliegeh@gmail.com


Image

SSC Freedom Fighter/ Mujaahida
Last edited by EastAfrica on Mon Jan 17, 2011 12:22 am, edited 2 times in total.
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: WTF XAABSADE, this man deserves to be stoned to death

Post by EastAfrica »

Xasaasiyada Kulmisay Somaliland & Puntland Ee SSC-da


Waxaa maalmahaan aad u soo shaac baxaayay xiisado xoogan oo u dhaxeeya Dowlada KMG ah & maamulada Somaliland & Puntland, kuwaasoo aad uga carooday xubno ergo ah oo ka wakiil ah Ururka SSC-da oo halgan ugu jira sidii uu labadaasi maamul degaanadooda uga hoos bixin lahaa, bacdamaa ay dhibaato dagaal iyo barakicin kala kulmeen mudooyinkii ugu dambeeyay, waxeyna haatan ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho si ay taageero dhinaca dhaqaalaha, saanada iyo niyadaba uga helaan Dowlada dhowaan lagu dhawaaqay oo ay horseed ka yihiin xubno ka soo jeeda Degaaandaasi.

Maalmao ka hor ayeey aheyd markii uu Maamulka Faroole uu soo saaray dhaliil xoogan uu u jeedinaayo Dowlada KMG ah, waxeyna ku eedeyeen iney ka baaqsadeen Heshiiskii Gaalkacyo ee kal hore, in wel wel cabsi ka qabaan martiqaadka loo fidyay Garaad jaamac Garaad Cali & Ergada uu hogaaminaayo una ka mid yahay Suleymaan Xaglotoosiye, Maamulka Faroole ayaa ku tilmaamay Ururkaasi mid Falaago ah oo ka soo horjeeda Nabada & Amaanka Puntland, waxyena ugu baaqeen Dowladu iney faraha kala baxdo arrimaha Gobolka.

Maxamed Cabdi Maareeye oo ah Wasiirkii hore ee Shaqada iyo Shaqaalaha Dowladdii Ra'iisal Wasaare Cumar C/rashiid ayaa cambaareeyay booqasho ay magaalada Muqdisho ku joogaan Ergada ka socda jabhadda SSC-da ee ka horjeeda Jamhuuriyadda la magac baxday Somaliland, wafdigaasi oo ay ka mid yihiin Isimada gobolka Sool iyo qaar ka mid ah odayaasha gobolka, kuwaasi oo iyagu kulamo la yeelanaya madax ka tirsan golayaasha Dowladda KMG ah, gaar ahaan kuwooda ka soo jeeda gobolka.

Wuxuu sheegay in ay soo gaareen warar sheegaaya in socdaalka wefdiga SSC ay la xirrirto in ay Dawladda Federaalka weydiistan hub iyo rasaas taas oo uu ku tilmaamay mid wax laga xumaado ah. Wasiirki hore Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa uga digay madaxda Dawladda Federaalka in ay talaabadaas ku dhaqaaqan isagoo kula taliyey Madaxweynaha Soomaaliya inuu faraha kala baxo waxyaabaha noocaas oo kale,waa siduu sheegay.

Mr.Maareeye ayaa sidoo kale ku eedeyey Ururka SSC in ay xirrir la leeyihin Xarakada Al-Shabaab isla markaana doonayaan in ay khalkhal geliyaan amniga gobolada ay ku suganyihin.

Saraakil ka tirsan SSC-da oo u horkacaayo Garaad Jaamac Garaad Cali uuna qayb ka yahay hogaanka Ururka Saleebaan Xagle-Toosiye ayaa maalmahaan ku sugnaa magaalada Muqdisho iyadoo ay la kulmeen madax ka tirsan Dawladda Federaalka, gaar ahaan Wasiirka Warfaafinta & Israarsiinta Mr. Cabdikariim Jaamac Cali oo ah Madaxa Ururka Majmaca ee Madaxweynaha uu xubin ka yahay.

Isku soo wada Duub, Xasaasiyada kulmisay Maamulada Somaliland & Puntland, waxaa cad iney cabsi xoogan ka muujiyeen in degaano ay xoog ku heystaan oo aysan dadka u dhashay dooneynin iney hoos tagaan maamuladaasi, ayna cadaadis ku saarayaan Dowlada KMG ah, iyagoo u soo maraaya Xukuumada Ethiopia (Tusaale Ka hor-istaagii Diyaaradii ku degi laheyd Cabudwaaq mar sii horeysay Wafdi uu hogaaminaayay Xaglatoosiye oo ay ilaaladiisu xoog ku qabteen Ciidamada Ethiopia kadibna u gudbiyeen Maamulada Somalida) iney faraha kala baxdo arrimaha Gobolaka Sool, Sanaag Bari iyo Degmada Buuhoodle oo ka tirsan Gobolka Togdheer oo ay degan yihiin dadka taageersan ururka SSC-da.

------------------------------------------

Warlord Faroole oo weeraray SSC.


Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C/raxman Sheekh Maxamuud Faroole oo ka warbixinayay waxyaabihii uga soo qabsoomay safaro uu dibada ku tagay iyo xaalada maanta ay Puntland marayso ayaa si adag u weeraray jabhad uu sheegay inay qas ka wado gobolada sool iyo Sanaag isagoo sheegay in maamulkiisa loo gacan dhaafay arimaha muranka dhuleed ah ee kala dhexeeya dawladda la magac baxday Somaliland.

Madaxweyne Faroole ayaa sheegay inuusan maamulkiisu ogalaan doonin cid u dhaxaysa iyaga iyo Somaliland waxaana intaas uu raaciyay in xukuumadiisu ay wado qorshihii lagu xalin lahaa rabshadaha ka jira goboladaasi isla markaana gacanta Puntland loogu soo celin lahaa magaalooyinka ka maqan sida Laasa caanood.

Madaxweyne Faroole ayaa u mahad celiyay odayaasha Degmada Buuhoodle oo uu ku amaanay inay qaateen go,aan geesinimo leh.

- - - - -


Image
Kaligii-taliska Faroole: Cayrinta Xildhibaannada SSC Waa Talo Ka Timid Shirkii Qardho Iyo Gaalkacyo

GAROOWE:- Faroole ayaa maantay dacwad dhan ka ah sedddex xildhibaan u gudbiyey golaha wakiillada Puntland. Seddexdaas xildhibaan ayaa lagu eedeeyey in ay jawaasiis u yihiin dad kii ay matalayeen xilkooda. Waxaa la yaabay xildhibaano beesha ay matalayaan laga ilaalinayo oo la leeyahay jawaasiis ayaad u tihiin Beeshiina. Golaha wakiillada ayaa ka xayuubiyey xilkii ay ka hayeen baarlamaanka Puntland ee Faroole iyo saaxiibadiis ina Cali Shire iyo Ilkajiir iibsadeen.

Waxaa shacabka Puntland eedda dusha uga tuurayaan xildhibaanada baarlamaanka oo khiyaamay beelaha ay matalayaan; kana turjumin damiirka shacabka Puntland. Waxaa qabsatay oraahdii ahayd: labadii xaq-darro ku heshiisaa; Xaqeey ku diriraan.

Seddexdaan xildhibaan ee xilka laga xayuubiyey kaddib markii ay lacagtii laaluushka ahayd ee ay qaateen sidii loo siiyeyna ay u isticmaaliwaayeen; beelihii ay matalayeenna ka gadiwaayeen siyaasadda Faroole, daacad na u noqon waayeen maalulkiisa ayaa golaha baarlamaanku ku eedeeyey in ay jawaasiis u yihiin beelaha ay kuraastooda ku fadhiyaan. Seddexdaas xildhibaan ayaa waxaa la kala yiraahdaa:

1. Ibraahim Maxamed Guure
2. Abshir C/Casiis Sheekh
3. Cumar Jaamac Sulaymaan

Seddexdaas xildhibaan waxay ka soo jeedaan qabiilka la baxay SSC oo soo-gaabinta geyigaan: Sool, Sanaag, iyo Cayn. Warkaas waxaa lagu daabacay boggagga ineternetka oo badan. Waxaa sidoo kale wax ka yiri idacaadda Shabeelle Halkaan Riix Ama Guji.

Faroole waxaa talladaan siiyey sidaan sheegnay madaxda ka soo jeedda laba beelood ee kala dega Gaalkacyo iyo Qardho. Taladu waxay ahayd in la cayriyo dhammaan madaxda SSC oo uu ku badalo kuwo shacabka SSC soo doorteen. Waxaa la rabay inuu seefta ku bilaabo saaxiibbadiis, madaxweyne-ku-xigeenka Puntland, C/Samad Cali Shire iyo wasiirka arrimaha dibadda, Ilkajiir. Waxaa siyaasiyiin badan saadaalinayaan inuusan qaadan taladii lasiiyey sidii loogu sheegay oo uu wax ka badalay maaddaama uusan ka bilaabin raggii farta loogu fiiqay.

Faroole ayaa dagaal ku bilaabay siyaasiyiinta Puntland wuxuuna u diiday in ay joogaan gudaha goballada Puntland sida Sheekh Aadam Gaadaale, C/laahi Yuusuf, Nuuradiin Diiriye, Farjac iyo rag kale. Wuxuu dagaal ku qaaday Wasiirkii hore ee maaliyadda Gaagaab, oo hoos xargo ka xir xiraya, una eg mid raba inuu goosto gobalka Mudug. Mar Faroole isku dayey inuu wiiqo awoodda Cismaan Diyaano oo ka mid ah Ashahaad- la-dirirka waa u suurtoobi weyday; waxayna keentay in beesha Qardho ay tiraahdo: nin walba wuxuu qabo Qardhuu gayn taas oo uu Faroole ka tanaasulay. Maaddaama marinkiisa Boosaaso uu Qardho yahay.

Beelaha daga Gaalkacyo ayuu sidoo kale saxaafadda ka weeraray una sheegayn in ay aayahooda ka tashadaan. Sidoo kale odayaal ka soo jeeda beelaha Mudug oo Waqooyiga America jooga ayuu si fool xun u qaabilay sida uu siyaasi reer Puntland ah usheegay Somalimidnimo.com.

Maxaa ka dhashay Tallaabooyinka uu Qaaday Faroole inta uu Xukunka Hayey?

Waxaa ka dhashay in uu tagi waayey magaalada Gaalkacyo, waji gabax darteed wuxuuna kula kulmay duqa magaalada Gaalkacyo Axmed cali Salaad tuulada Xarfo, ama Buuryaqab loo yaqaanno. Wuxuuna u sheegay in beel kasta oo Mudug dagan uu ka rabo boqol wiil oo mary-calas ah wuxuuna u raaciyey C/laahi Carays ayaan u magacaabay amniga Puntland. Marka odayaasha u tag iguna salaan. Carays iyo ina Cali salaad ayaa odayaashii beesha Mudug ugu yeeray guriga gobalka waxaana loo sheegay beelkasta nabadoonkeeda in uu keeno boqol wiil oo dhagaha ku dhufta wiilasha beesha Dubbays ee Galgala jooga.

Shirkii Magaalada Gaalkacyo iyo Garnaclaydii Odayaasha Mudug

Sida SomaliMidnimo.com la soo gaarsiiyey oday aftahannimo lagu xanto baa Carays ku yiri: adeer wiilashii hadda ka hor aan kuu habaynay oo ahaa kunka wiil ee gaaska cabbi jirtay, jaygana ku luq luqan jirtay, siliggana ku findhicilan jirtay, sooma-jeestayaasha nafta-huurayaalka ahaa oo hadda ka hor Maxkamadihii Shariifka cagta marariyey waa Maxkamadahaad argagaxisada noogu sheegteen. Soow nimankaad lahaydeen waa Hawiye shaar diimeed soo gashaday een Bandiiradley kula dagaalnay soow hadda waxa wiilasheennu waardiyeeyaan ma aha ninkii Maxkamadaha watay?

Waxaan leeyahay ma nihin dad qaddiyad leh. Sheekh Jaamac oo 9 masaajid iyo 5 iskuul oo waaweyn dhisayna waan ka cayrinnay Gaalakcyo; wiilasheenninna Shariif bay Xamar ku waardiyeynayaan. Amni mahaysanno. Magaaladu dhaqan-xumo ayey la ciiraysaa. Marka garan mayno waxaan ku laynno beelaha Sool, Sanaag, iyo Cayn ka soo jeeda. Waana ka baxay ayuu ku hooriyey odaygii.

Oday kale oo lagu xanto in uu ka mid yahay Alitixaadkii ka dagaalamay 1993 gobollada Puntland ayaa qosal la dhacay kuna bilaabay: meeshii la rabay ayey maraysaa hadda, xaalku wuxuu u eg yahay in aad maskaxdiina isticmaalaysaan marka waan soo dhaweynayaa awalba mowqifkaygu waa cadaa diinta intaan la idin keenin aan shareecada dhaqan galino Shiikh Jaamac soo celino waayo anagu Ictisaam haddii aan nahay waan fashilanay waxa oday habal ka sheekaynayo oo saafiqnimo ah Magaalada waa ka jiraan dadkii la rabay in ay wax ka qabtaa waa culumada,

ma hubaysana Culudeenu waa waran layaal Bakoorado wata faataxada mara ma ahan sida shabaabka oo kale, marka Puntland iyo Faroolay ayey dayatay, ee ha is casilo ama ha casilo Golabada dhibaadatu ka jirto dadka ka soo jeeda ee culumo iyo madax midna maqlaynin waxaa ka fiican xildhinaabadeena Mudug iyo Karkaar oo sugaya in xilka uu ka dago Faroole hala keenomarka hala keeno ku waas oo kale , haddii aan kaftamo qolyaha Karkaar iyo Mudug waxaa lagu xantaa xoogaa in loo tuuro ahaha, qosal yar ka timid carays oo dhidid ka da’ayo ayaa guriga Gobalka ka baxay Garoowe ayuu ku laabtay, guuldaruu ku dhamaaday shirkii Gaalkacyo iyo fashilaad.

Carays oo Garoowe ku Laabtay Faroolana la Kulmay

Carays oo farabanaan ayaa ku laabtay Faroole warninyahow intaan anigu iska sasabayey koofiyad baclayaashii, Odayaasha ayuu ka wadaa, iyo intaan adiga kaa sasabayey ayaaba wakhti iga qaadatay diide in ay marya calas nasiiyaan marka laba arimood aan mid yeelno horta kaalintooda waa qaateen Reer Mudug allah ayaa nalahe oo Villa Soomaliya ayey joogaan, ee Nimankaan Qardhood oo Raisalwasarahooda aan u waardiyeyno, Cumar Abdirashid ayuu ka wadaa, aan ciidan weydiisano ee Madaxweyna ku xigeen kaaga igu dar Abdisamad Ali Shire,ama lacag keen aan ciidan qornee xataa Raxanweyn iyo Beelweynta jareer,

Faroolaa soo booday ilaa caloosha waxaa oga jira AL shabaabe war ma waalan tahay horta lacag maafush ma ahayno, mida labaad mar argagaxisaad rabtaa in aad noo qortid oo hubsiino maya maya adeer, waxaan idin dirayaa Qardho ilaa anigu matagi karee waagii Osman diyaano ayaan isku xumaanay oo aan Xilkana ka qaaday Samatar, xataa waxaan damcayn in aan meel Qardho ka sokaysa aan kula kulmo duqa Qardho waxaan ka baqay warbaahinta Qardho laga leeyahay sida Horseedmedia, in ay igu shidaan marka diyaar garow waa inoo sidaas Qardhaan idin dirayaa, Faroole waxaa cad in uu warbaahinta Mudug ka adkaaday oo Radio daljira AL baabada Iskugu dhuftay Garoowana ku xir xiray Wiilashii ka shaqaynayey.

Shirkii Magaalada Qardho Iyo Garnaclaydii

Carays iyo ina Cali shire maxishoodayaal ayaa Qardho soo gaaray dhowr baabuur ayaa la wataa buub buub Welcome to Qardho waxay ku jiraan gacan Reert Bari niman aan warkoodu cadayn sida Reer Muduga dagaal shaashiyeed kama dhamaado Reer Bari, shirkii baa furmay, ina Cali shire ayaa hadalka qaatay ilaa ayagaa dan leh waana Madaxweyne ku xigeenkii Puntland Waryaa rahee si baad moodaa in ay usoo fadhi xun tahay, bal horta warama sidee xaal yahay?

Odayaashii Qardho Boowe balo ma jirto haddii ay jirtana ma buurna, haye bal idinkaa boorka kicinayeen noo waramaya ma duulaan baad tihiin. Abdisamad Ali Shire ayaa qaatay hadalkii Nin rag ah wuxuu og yahay in aan Nabad gacanta lagu haynin doqonna ha u sheegin argagaxiso ayaa puntland la wareegtay ku waa soo raba gacmaha iyo lugaha in ay idin ka gooyaan marka waxaa la idin ka rabaa 100 wiil oo marya calas ah oo bad baadiya Puntland iyo Boqortooyada Qardho ahahaha waan ka baxay.

Odayaashii Qardho, Boowe horta ina ali shirow adigu ciidan ma keentay marya calas ah? saaxiibkaa Carays ciidan Mudug ma ka keenay intaas boowe nooga jawaaba? maya aniga SSC waa la haystaa argagaxiso ayaa haysata waaba middaan idin ka doonayo in aad ciidan aan ku xoreeyo na siisaan, Caraysna hadde waxaad og tihiin ciidamaduu geeyey Villa Soomaliya in ay Ina Cabdirashiid waardiyeeyaan, marka idinkay idin dayatay waan ka baxay ahaha.

Waxaa ku soo booday oday aan markii hore hadlin aftahannimo lagu xanto oo dib loo dhigay Back Up wuxuu yiri walaahi warkiina waan dhuuxay horta boowe walaysan u fadhixumayn markii shirka la furay laakiin hadda ayaan fadhi xun iyo fool xumo ii muuqataa, ciidan waan idin siin karnaa laakiin waa in Beeshu u bareertaa in ay dakano gasho oo Beesha Dubays weerarto ilaa ciidan kale gacan kuma haysaane anigu waxaan ku taliyey la iskuma kiin tagayo
ciidamo qorta aan qabiil ahayn,

Mida labaad ina Cali shirow ma caruur baad noomalaysay markaad dhurwaaga kataga naleedahay Argagaxiso haddii dubays yahay birina Reer Boosaaso, Mudug iyo Qardho Ma saxaabadii ayey noqonayaan ahaha Walaahay waxaa gacanta la ogaynayaa lugaha laga gurayaa Nin kii tuug ah oo faasiga marka mindhaa idinkaa baqaya anagu Masaajidkaan hadda salaad duhur ka soo baxnay waligay koob sii jeedan ma soo jeedin marka yaan la isku bajin Kitaabka oo yaan dadka diinta lagu dirin oo hala iska daayo Magacyada aan ha dhow meel ay ku istaagaan lahayn. Guuldaroo ku dhamaaday shirki Qardho i iyo fashilaad.

Laabashii Carays Iyo Ina Cali Shire

Carays iyo ina Cali Shire Guul daray la galbadeen Ina Ali Shire wuxuu Carays ku yiri Alow Faroole far ku jabtaa hadde Beelihii iyo Odayaashii xoogaaga la siin jiray laad ayuu dabada ka galiyey markuu maamulka qabsaday albaabkii ay gurigiisa ka gali lahaayeen wiilashiisa ayaa istaagay Siyaasiyiinta Beelaha dajin lahaana wadanka mid uu ka cayrsho iyo mid hoos dab ka shida ayuu ka dhigay marka Itoobiyo in loo yeero Mooyaane xal kale ma lahan maasha yiri wadamada dariskaa waxaan u sheegaynaa in ay na soo gaaran ilaa Faroolow waad is og tahay!

Waxaa ka Qayb qaatay Siyaasiyiin Iyo Aqoonyahano Reer Puntland ah Iyo waliba goobjoogayaal shirarka Qardho iyo Gaalkacyo oo ku sugan Qurbaha iyo Gudaha wadanka wali waa socotaa falanqaynta iyo Siyaasad Xumada Faroole.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”