Amintu waxay ahayd subax hore, oo roob mahiigaan ah da'ay xareeduna dhulka wadhantahay shimbiruhu heesayaan, dadkuna badankoodu jiifo. Qiyaasti waxay ahayd labaatan sano ka hor. Waab si adag loo dhisay oo banaan ama ardaa waafi ah leh ayaa maalcaamad ooa dhisneyd Sheekhii tolka, Macalin Cabdullahi. Dad waaweyn iyo kuwo yar yar, rag, dumar, sabool, taajir, reer magaal, mid xaafid ah iyo mid sidayda bilow ahaa ayey ardaydu i soogu jireen. Malintaas waxyaabahaan ka xasuusto waxaa ka mida in tu yar oon jaar ahayn oo aabaheed malqabeen ahaa macalinkuna si weyn u jeclaa una ilaalin jirey inaan ag fadhiistay dhamaan ardaydoo isoo fiirinhaysa.....ina aadan wrote:waan kugu yagerayaa inaad buug ka qortin.Faranacab wrote:Dacartii la shidi jiray, khadii la ridqi jiray...loox maydhkii.....alla maxan wax xasuustaa...
buug inaan ka qoro ayaa i haysa........
halkaas ka sii wad ina adanow....
