Page 2 of 2

Re: Xasuus Dheer

Posted: Thu Jan 20, 2011 7:29 pm
by Faranacab
ina aadan wrote:
Faranacab wrote:Dacartii la shidi jiray, khadii la ridqi jiray...loox maydhkii.....alla maxan wax xasuustaa...

buug inaan ka qoro ayaa i haysa........:lol:
waan kugu yagerayaa inaad buug ka qortin.
Amintu waxay ahayd subax hore, oo roob mahiigaan ah da'ay xareeduna dhulka wadhantahay shimbiruhu heesayaan, dadkuna badankoodu jiifo. Qiyaasti waxay ahayd labaatan sano ka hor. Waab si adag loo dhisay oo banaan ama ardaa waafi ah leh ayaa maalcaamad ooa dhisneyd Sheekhii tolka, Macalin Cabdullahi. Dad waaweyn iyo kuwo yar yar, rag, dumar, sabool, taajir, reer magaal, mid xaafid ah iyo mid sidayda bilow ahaa ayey ardaydu i soogu jireen. Malintaas waxyaabahaan ka xasuusto waxaa ka mida in tu yar oon jaar ahayn oo aabaheed malqabeen ahaa macalinkuna si weyn u jeclaa una ilaalin jirey inaan ag fadhiistay dhamaan ardaydoo isoo fiirinhaysa.....

halkaas ka sii wad ina adanow.... :lol:

Re: Xasuus Dheer

Posted: Fri Jan 21, 2011 9:49 am
by ina aadan
War macalin baad tahay sii wad, anigu ma aqaan si waxlo alifee.

Re: Xasuus Dheer

Posted: Fri Jan 21, 2011 11:32 pm
by Faranacab
ina adan , way iga kala maqantahay.... waxaad ka xasuusato ku soo darso...ana halkii eray waxaan ka samayn curis... :lol: :lol:

maalmaha waxaan ka xasuustaa.... Jimco jiif macaan, sabti sarwad qooqaan...

Re: Xasuus Dheer

Posted: Sun Feb 06, 2011 8:51 am
by Faranacab
Image

xasuus waayo waayo...