Ethiopia giving weapons to ASWJ

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Ethiopia giving weapons to ASWJ

Post by ibrahimcw »

ibrahimcw wrote:
Saraakiil iyo ciidamada Ethiopin ah ayaa waxaa ay hub iyo rasaas siiyeen Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca saraakiil ka tirsan kuwaasi oo ka soo jeeda deegaan xeraale
iyo guriceel waxaana lagu gudoonsiiyey duleedka degmada Balanbal ee gobolka Galagduud.


Wararka ka imaanaya degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Saanad Milatari oo isugu jira qoryaha Boobaha, baroomo iyo rasaas kala duwanlagu wareejiyey Saadaq Sh. Yusuf iyo Xeefow ay la wareegeen waxaana ay wararku intaasi ku darayaan in ciidamada Etiopianka ah ay maamulka degmada ay hubka ku gudoonsiinayeen Saraakiisha Ahlusuna ay ka reebeen madasha hubka lagu kala qaatey taasoo caro galisey shacabka reer Balanballe.

Waxaa jirey maalmihii ugu dambeeyey khilaaf ka soo dhex muuqdey saraakiisha Ahlusuna ee Gobolada dhexe kadib markii hubka ay bixiso Etiopia loo adeegsadey siyaabo kala duwan waxaana kamid ah weerar lagu sameeyey xoola dhaqato ka tirsan dadka dega deegaanada waqooyiga Gobolka galgaduud.

Waxaa kaloo soo baxey eedeymo ku aadan in rasaasta iyo hubka lagu beeciyo suuq madow oo ku yaala gobolka, waxaana la sheegay in si dadban loogu geeyo Xarakada Shabaab iyo OLNF waxaa beecasi si toosa u adeegsada sargaal kamid ah dowlada Ethiopia iyo xubno katirsan Ahlusunna..

Maanta ayaa waxaa magaalada Balanbale kulan ku qaadanaya saraakiisha la dulmey ee ku jira dalada lagu midoobey ee Ahlusunna kuwaasi oo ka soo kala jeeeda caabudwaaq iyo balanballe.

Shalay ayay ahayd markii ciidamo iyo saraakiil Ethiopian-ah ay gaareen degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud kuwaasi oo la sheegay inay fariisimo ka sameynteen qeybo ka mid ah deegaankaasi, hase ahaatee xalay la tilmaamay in ciidamdaasi ay dib ugu noqdeen deegaanadii ay markii hore ka yimadeen.



Xaafiiska Radio Caabudwaaq
Rer Balanbal were complaining and Rer Caabudwaaq send militian to secure the whole Balanbal area, im telling you these weapons is deal between Hawiyo/Dir and Amxaar, the result will probably be a bloody tribal war and the end of ASWJ.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”