Page 2 of 3

Re: Video : 26, June 1960 !

Posted: Fri Feb 11, 2011 5:32 pm
by shiniile9
A word of advice Somali-landers: Protest in front of every UN office around the globe till you get recognition. Mark my word. The wind of democracy is blowing now. :lol:

Re: Video : 26, June 1960 !

Posted: Fri Feb 11, 2011 5:32 pm
by MujahidAishah
grandpakhalif wrote:
AishahWaqooyi wrote:
grandpakhalif wrote:kulaha mashallah war dadkan wa wada inferiority complex! :lol:
Grand daddy you are suppose to say mashallah if you admire something.. i thought you was an extremist :roll:
Wax koor caadan ma wax mashallah ah? Haduu madoowyihii maxaad dhehe laha? War dadkan love white skin Diana maad isku marsiteey?
I said mashallah to DR Gaboose and he is dark skinned ..so get it right son 8-)

Re: Video : 26, June 1960 !

Posted: Fri Feb 11, 2011 5:33 pm
by SahanGalbeed
Aniga su'ashaan ha iga jawaabaan reerkan daarod ka la yidha
Sow ina maydaan odhan calankan blue-ga Hargeysa ayaa markii ugu horreysa laga tagay ? haa !
Maxaad inoo la murantaan oo tidhahdaan darood baa soo asaasay calankan oo iyaga ayaa iska leh , ya?
Haddu nin daarood calankan soo dhakeeyay , yacni soo abaabulay , ma' 6 days oo kale iyo Somalia oo laga taago ayuu sugu kari la'? negative !
Marka bal ka jawaaba , ayaa calankan "invent" -gareeyay ? :lol:

Re: Video : 26, June 1960 !

Posted: Fri Feb 11, 2011 5:37 pm
by SahanGalbeed
Labo ayay noqonaysa .
1/ Ama calankan darood ba iska leh , marka de anagu waxba ka qabne video-gan aad soo dalacdeen baa been ah .
2/ Ama calankan Isaaq ba hore u laha oo bilaash baad iska ga dhegaysan marka .

Bal kala doorta , qaysaraanta iyo bakoorad midaad rabtaan , koley way idinku dhacaysa e :lol:

Re: Video : 26, June 1960 !

Posted: Fri Feb 11, 2011 5:37 pm
by The_Emperior5
Cabdilahi suldaan Timma cade gabay 1952 dugsi ma leh qabyaaladi waxay dumiso mooyane 59 years ago he told Somalis

But this one Somalis live Xoriyad Gabay
Listen from 2:15 :(

Re: Video : 26, June 1960 !

Posted: Fri Feb 11, 2011 5:38 pm
by grandpakhalif
SahanGalbeed wrote:Labo ayay noqonaysa .
1/ Ama calankan darood ba iska leh , marka de anagu waxba ka qabne video-gan aad soo dalacdeen baa been ah .
2/ Ama calankan Isaaq ba hore u laha oo bilaash baad iska ga dhegaysan marka .

Bal kala doorta , qaysaraanta iyo bakoorad midaad rabtaan , koley way idinku dhacaysa e :lol:
nin MJ ayaa abuuray calanka

Re: Video : 26, June 1960 !

Posted: Fri Feb 11, 2011 5:39 pm
by MujahidAishah
Nin waahyo arag buu haa timacade AUN

Re: Video : 26, June 1960 !

Posted: Fri Feb 11, 2011 5:39 pm
by SahanGalbeed
Waan gartay .

Re: Video : 26, June 1960 !

Posted: Fri Feb 11, 2011 5:39 pm
by Latiifah
:som: :som: :som: :rose: :rose: Masha'Allah

SahanGalbeed wrote:Aniga su'ashaan ha iga jawaabaan reerkan daarod ka la yidha
Sow ina maydaan odhan calankan blue-ga Hargeysa ayaa markii ugu horreysa laga tagay ? haa !
Maxaad inoo la murantaan oo tidhahdaan darood baa soo asaasay calankan oo iyaga ayaa iska leh , ya?
Haddu nin daarood calankan soo dhakeeyay , yacni soo abaabulay , ma' 6 days oo kale iyo Somalia oo laga taago ayuu sugu kari la'? negative !
Marka bal ka jawaaba , ayaa calankan "invent" -gareeyay ? :lol:
War calankaan bluega ah waad ka talo baxdeen marka iska ilow shekadaan..

Re: Video : 26, June 1960 !

Posted: Fri Feb 11, 2011 5:44 pm
by The_Emperior5
yeah indeed 50 years later we had the greatest elections ever seen Historical day for us Somalilanders

[youtube]Q13uFV7K1Fw&feature=related[/youtube]

Re: Video : 26, June 1960 !

Posted: Fri Feb 11, 2011 8:00 pm
by DR-YALAXOOW
The_Emperior5 wrote:26 june the day my country gained independence very proud but we fought hard for that independence

Image

Halyey suldaan time cade
that man is NOT timacade AUN ninka sawirka kore ee cimaadada madaxa i saaran tahay waaa NIN u dhashey reer xamarka cad cadka mana ah AUN suldaan timacade.

this is abdulaahai suldaan timacade picture

Image

Image

and THE CALAN SAAR movie CLIP is not hargeysa BUT ITS MOGADISHU FROM 1 july 1960. SOVIET UNION TV FILMED that calan saaar FILM clip and people in the film all of them are in mogadishu XARUNTA GOBOLKA BANAADIR today which was central colonial headquerter , NINKA reer xamarka cad ee aad tiri waa abdulaahi suldaan hes in MOGADISHU and hes reer xamarka cad cad,

THE FILM ITS MOGADISHU calanka britishka and italy hoos loo dhigey and calanka BULUUGA la saarayo waa MOGADISHU its not HARGEYSA.

this is the original film clip you will see its from MOGADISHU fornt of aqalkii hore ee gobolka banaadir near kaniiisada talyaaniga you can see it PALM TREES of mogadishu. all people sacabka tumaya waa all of them reeer mogadishu 0:55 you will see it clearly its XAMAR and NOT HARGEYSA

Re: Video : 26, June 1960 !

Posted: Fri Feb 11, 2011 11:08 pm
by Gacalisa
[quote="Latiifah"]:som: :som: :som: :rose: :rose: Masha'Allah

[quote="SahanGalbeed"]Aniga su'ashaan ha iga jawaabaan reerkan daarod ka la yidha
Sow ina maydaan odhan calankan blue-ga Hargeysa ayaa markii ugu horreysa laga tagay ? haa !
Maxaad inoo la murantaan oo tidhahdaan darood baa soo asaasay calankan oo iyaga ayaa iska leh , ya?
Haddu nin daarood calankan soo dhakeeyay , yacni soo abaabulay , ma' 6 days oo kale iyo Somalia oo laga taago ayuu sugu kari la'? negative !
Marka bal ka jawaaba , ayaa calankan "invent" -gareeyay ? :lol:[/quote]

War calankaan bluega ah waad ka talo baxdeen marka iska ilow shekadaan..[/quote]

:up: :up: exactly!! And does it even matter at thus point which qabiil soo assaasay calanka?

Re: Video : 26, June 1960 !

Posted: Sun Feb 13, 2011 1:43 pm
by DR-YALAXOOW
The_Emperior5 wrote:26 june the day my country gained independence very proud but we fought hard for that independence

Image

Halyey suldaan time cade

waryaa qaldaaan why did you claime this reeer xamar cad cad man is a SULDAAN TIMACADE?
ARE YOU THAT STUPID OR YOU JUST MADE UP THAT THIS MAN IS LATE TIMACADE AUN.

Re: Video : 26, June 1960 !

Posted: Sun Feb 13, 2011 1:47 pm
by The_Emperior5
de marna madaxduub bu xiidhanyahay marna ma xiidhna,, as u see in the pictures

Besides no one said it was hargeysa, the guy who made the video said it was hargeysa second wufuuda somaliland 28 june ba Xammar wa joogeen and xaflada 1 july wey ka qeyb galleen fagaaraha xammar aya labada calan ki ingriiska iyo ki talyaaniga isku mar la dadjiyey

Re: Video : 26, June 1960 !

Posted: Sun Feb 13, 2011 3:45 pm
by qoraxeey
shiniile9 wrote:A word of advice Somali-landers: Protest in front of every UN office around the globe till you get recognition. Mark my word. The wind of democracy is blowing now. :lol:
:lol: :lol: :lol: :lol:

best time waa haadaa so mahaan .. hahah