Page 2 of 2

Re: I think i have found my dream girl

Posted: Mon Oct 31, 2011 5:04 pm
by Shift
Taan rabay hadaan waayey waan iska samri,waa 2011 oo ugaas iska baagamuudo ah waa ok. :lol:

Re: I think i have found my dream girl

Posted: Mon Oct 31, 2011 5:12 pm
by Faranacab
Waxaad yeeshaba Ugaasow, gabdhaha walxaha qarxa salada ku rita ama barkinta hoos galiya ha isoogu dhawaanin. :lol: