Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi

Post by Advo »

AishahWaqooyi wrote:Advo bidaarleey :lol: :lol: :lol: wa caadi all you need is burcaad :up:
lol, I think I have more hair on my head than urs, Im just speaking generally but who knows I could get bidaar tommorow.
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi

Post by MujahidAishah »

Advo in denial about his bidaar :roll: ...
Last edited by MujahidAishah on Fri Feb 18, 2011 5:37 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi

Post by Siciid85 »

Kulanka Gaboose iyo Cuqaasha Gobolka Togdheer.
User avatar
DisplacedDiraac
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9711
Joined: Wed Jan 04, 2006 10:38 am
Location: Nobody said it'd be easy.. they just promised it'd be worth it...

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi

Post by DisplacedDiraac »

Siciid85 wrote:

Nah he isn't my type..
I like his nose though.. :up:
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi

Post by Madelina »

WestLdnShawty wrote:
Siciid85 wrote:

Nah he isn't my type..
I like his nose though.. :up:
..he has nice full lips.. :up:
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi

Post by MujahidAishah »

He has nice teeth and beard very stylish :D :up:
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi

Post by Madelina »

AishahWaqooyi wrote:He has nice teeth and bread very stylish :D :up:
Wa stylish iyo badh. Only thing i don't like is he's short like Cali Midget... :down: .. I like tall men sida Will Smith. :mrgreen:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi

Post by Siciid85 »

:lol: :lol: WTF. Topici dhaan waad badasheen.
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi

Post by Madelina »

Siciid85 wrote::lol: :lol: WTF. Topici dhaan waad badasheen.

Lol Saciid intee uun bay odayal foolfoolxum ilki ka dhamadeen ina so horfadhiyeen..we have to admire good looks when we see it..Silanyo iyo Gabose are attractive older men...if only they were 40 years younger! :mrgreen:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi

Post by Siciid85 »

:lol: :lol: Haye. Continue your fantasies. Lady Madelina. :mrgreen:
User avatar
Madelina
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 953
Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi

Post by Madelina »

Saciid you weirdo, you changed your reply on me...and I in return had to go back and re-edit my reply to your original reply... :roll: :roll: :roll: :? :? :?
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi

Post by Siciid85 »

:mrgreen:
Advo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 27096
Joined: Sat Mar 01, 2008 4:11 am
Location: ever green state

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi

Post by Advo »

AishahWaqooyi wrote:Advo in denial about his bidaar :roll: ...
U want me to PM u my current hair status? I assure u yaan ku cabeeyn :roll:
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi

Post by MujahidAishah »

waa caadi inabti i will take you word that you have hair ...


Madeline silaanyo is ugly ... ssaylaci is very cute but what Gabose makes up his shortness with the two letters in front of his name DR

Siciid your cute too :up: :lol: :lol:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Gaboose Oo Magaalada Burco Yimi

Post by Siciid85 »

Xukuumadda oo ka Sastay Shir ka Dhacay Galbeedka Burco iyo Wasiiradii loo Diray oo ku kala Beydhay.

Written by Qaran news
Feb 18, 2011 at 05:38 AM
Gabboose oo Kulan kale ku Qabtay Hoteelka Barwaaqo iyo Cabdi Aw-Daahir oo ka Qayb Galay Shirka Aqalka Guurtida H/Yoonis iyo Labada Wasiir oo loo soo Jeediyey inay Iyagu Heshiiyaan

Hargeysa(,Qaran news)-Kulan ay yeesheen siyaasiyiin, aqooyahan iyo Madax-dhaqameedka Galbeeka Burco oo Xalay lagu qabtay Magaalada Burco, ayaa waxa gebgebadii lagu gomaamiyey in Beesha Galbeeka Burco ay gogol nabadeed u fidiso dhinacyada isku haya deegaan ka Kal-shaale ee Degmada Buuhoodle, halkaasoo dhowaan tiraba dhawr jeer shaqaaqooyin ku dhex mareen Laba ardaa ka tirsan beelaha deegaankaa wada dega.

Kulankan oo sida ay Wargeyska "Yool" u sheegeen dad ku sugan Magaalada Burco ka dhacay Guriga Guurtida Beelaha Habar Yoonis, ayaa waxa goob-joog ka ahaa Wasiirka Xannaanada Xoolaha Dr. Cabdi Aw-daahir iyo Masuul kale oo ka tirsan Madaxtooyada oo labadooduba Shalay halkaa u tegay sidii ay u la socon lahaayeen dhaqdhaqaaq la sheegay inay dhawrkii maalmood ee u danbeeyey-ba ay Gobolka ka wadeen xubno u dhashay Galbeedka Burco, dhaqdhaqaaqaasoo noqday mid shaki weyn ku abuuray Xukuumada loona arkay mid lid ku ah Xukuumada cusub.

Sidoo kale, waxa wararku sheegayaan in Wasiirka Ariamha Gudaha Dr. Gabboose oo isaguna wax yar ka dib Wasiirka Xannaanada Xoolaha u baxay Magaalada Burco aanu kulankaa goob-joog ka ahayn, haseyeeshee waxa ilahaasi tibaaxeen in Wasiir Gabboose uu kulan kale Hoteel-ka Barwaaqo kula yeeshay qaar ka mid ah odayaal Magaalada Burco.

Dhaqdhaqaayadan hadda ka curtay Magaalada Burco, ayaa sida wararku sheegayaan waxa xudun u ah Xubno ka soo jeedda Galbeedka Burco, kuwaasoo ay xubno ka yihiin shaqsiyaad hore uga tirsanaa Xisbiga KULMIYE, haseyeeshee wixii ka danbeeyey dhismaha Xukuumadda cusub u muuqday kuwo ku guul daraystay Guushii KULMIYE.

Sidoo kale, wararka ka imanaya Magaalada Burco, ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaqyadii kooxdaasi waday ay si wey u taabteen xubnaha Golaha Wasiiradda ku jira ee ka soo jeedda Galbeedka Burco, waxaana wararku intaa ku darayaan in Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dr. Cabdi Aw Daahir uu arimahaa Dartood xalay u safray dhinaca Burco si uu door muuqda ugu yeesho dareenada ka jira Gobolka, isla markaana uu wax uga qabto haddii-ba ay jiraan aragtiyo lidi ku ah Xukuumadda uu ka mid ka yahay.

Goob joogayaal ku sugan Magaalada Burco, ayaa xalay Wargeyska "Yool" u sheegay in Wasiirka Arimaha Gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gaboose uu isaguna shalay barqadii soo gaadhay Magaalada Burco, waxa Goob-joogayaashu intaa ku dareen inaan la ogayn u jeedada dhabta ah ee booqashada Gaboose, haseyeeshee loo badinayo inay tahay mid ku xidhiidhsan dhaqdhaqaayada siyaasadeed ee Gobolka ka jira.

Geesta kale, wararka qaarkood ayaa sheegaya in xubnaha ama kooxda la sheegay inay dhaqdhaqaaqa wadaan ay maalmahanba kulamo aan la ogeyn wax yaabaha lagaga wada hadlayo kula jireen Cuqaasha iyo Odayaasha Dhaqanaka ee Galbeedka Burco xubnaha ay sida FIINTA Xukuumadu dhaqdhaqaaqooda uga qaylisay ayaa la sheegay inay Xubno ka yihiin Jaamac Ganaf Cadde, Jaahuur, Nuur Faarax Xirsi, Jaamac Dheeg iyo Saalax Muuse.

Si kastaba ha ahaatee lagma saadaalin karo waxa uu ku danbaydoono iyo cidda libtu raaci doonto-toona.


Wargyska YOOL
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”