No I just wanna see the foreigners, that they not only killed, but also have the name and what country they are from for. Knowing all that is kinda khatar don't you think.ibrahimcw wrote:are you denying that alkalab has foreign fighters, dont be a retard son, ofcourse they do, and their ideaology is also foreign to us, even their names "Abu Hebel" etc is foreign.Shirib wrote:pictures of the foreigners?
Xamar fight updates- More victory for TFG Alhamdulilah
Moderator: Moderators
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Xamar fight updates- More victory for TFG Alhamdulilah
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Xamar fight updates- More victory for TFG Alhamdulilah
Believe whatever you wantShirib wrote:well they've done it before, so whatever assertions your trying to make hold no waterXimanJaale wrote:Are you mad? Why would the government take pictures of dead people??Shirib wrote:pictures of the foreigners?![]()
Don't compare the government with barbaric rebel group called al-shabaab that take pictures of dead AMISOM troops.
So I'm assuming the government has the dead bodies of the foreigners
IDIOT!!!
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Xamar fight updates- More victory for TFG Alhamdulilah
Dagaallo goos goos ah oo maalmihii lasoo dhaafay ka socday magaalada Muqdisho ayaa shalay sii xoogeystay kaddib markii ciidamada Dowladda KMG ah oo kaashanaya kuwa AMISOM ay weeraro saf ballaaran ku qaadeen fariisimaha ciidamada Al-Shabaab ee degmooyinka Hodon, Wardhiigley iyo Howlwadaag, waxaana dagaaladaasi oo socday ilaa xalay saq dhexe magaalada Muqdisho gilgilay daryanka madaafiic si darandoorri ah lagu bartilmaameedsanayay fariisimaha Al-Shabaab sida degaanka Dayniile iyo xaafadaha ku dhow.
Isgoyska Falorensa ee degmada Wardhiigley ayaa waxaa fariisimo cusub ka sameystay ciidamada AMISOM/Burundi, sidoo kale ciidamada Dowladda KMG ah ayaa iyana la wareegay aagag Al-Shabaab ee degmada Howlwadaag, halkaasi oo fariisimo cusub ay ka sameysteen, iyadoo isu socodka dadka iyo gaadiidka isgoyska Howlwadaag uu hakaday gebi ahaanba.
Gelinkii dambe iyo maqribnimadii xalay oo dagaalada Muqdisho si aad ah u xoogeysteen ayaa la arkayay ciidamada Dowladda KMG ah oo raxanraxan u socda isla markaana ku sii jeeda aagagga dagaalka ee Howlwadaag, Tarebuunka, iyo xaafado ka tirsan degmada Hodon, waxaana sidoo kale ciidamada AMISOM ay bilaabeen dhaqdhaqaaqyo ciidan oo aan horay looga baran, iyagoo waaya aragnimada ay ka dhaxleen dagaalada Muqdisho ay keentay inuu yaraado qasaaraha dadka rayidka ah ka soo gaaraya dagaalada ay la galaan xarakada Al-Shabaab.
C/qaadir Aadan oo ka mid ah saraakiisha gaadiidka Ambalaaska Aamin Voluntary ayaa sheegay in dagaaladii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ay ku geeriyoodeen 4-qof oo rayid ah, isla markaana ay ku dhaawacmeen 21-ruux, hase yeeshee marka loo eego xowliga dagaaladii shalay ayaa u muuqda inuu aad u yar yahay qasaaraha dadka ka soo gaari jiray dagaaladii horay u dhici jiray.
Dhinaca kale saraakiil ka tirsan Dowladda KMG ah ayaa sheegay inay saddex goobood kala wareegeen Al-Shabaab, ayna ka qabsadeen hub iyo gaadiid dagaal, isagoo sheegay in dagaaladaasi ay ku dileen Al-Shabaab in ka badan 30-dagaalyahan oo Dowladdu sheegtay inay ka mid ahaayeen horjoogayaal iyo saraakiil sare oo Shabaabka ka tirsan.
Afhayeenka ururka Al-Shabaab ee dhinaca dagaalada u qaabilsan C/Casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in dagaaladii shalay ka dhacay Muqdisho ay ka gaareen guulo, isagoo sheegay inay ku jebiyeen askar ka tirsan Dowladda iyo kuwa AMISOM, wuxuuna sheegay inay ka qabsadeen saanado milateri iyo hub, hase yeeshee ma jiraan warar madax bannaan oo arrintaasi xaqiijinaya.

Afhayeenka Ciidamada AMISOM Captain Barigiye Bahoku ayaa faah faahin ka bixiyay dagaaladii shalay iyo maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, kadib shir jaraa'id oo uu ku qabtay Xarunta Taliska AMISOM.
Barigiye Bahoku ayaa cadeeyay in dagaaladii cuslaa ee shalay ka dhacay Xaafadaha Siigaale ee degmada Hodan iyo Ceel-Hindi ee degmada Howlwadaag ay ku qabsadeen dhowr fariisimo oo ay Shabaabka ka dagaalamayeen.
"Waxaan u jirnaa Suuqa Bakaaraha 500-Mitir dhinaca koofur, aagaga Siigaale, iyo Ceel-Hindi, ayaan ka saarnay, ilaa lix ajaaniib oo caan ah ayaan ku dilnay"ayuu yiri Barigiye Bahoku oo qirtay in labo ka mid ah askartooda looga dilay dagaalka, tiro kalena kaga dhaawacmeen, kadib markii Shabaab soo bandhigeen Meydadka labo askari oo Ugandes ah.
Sidoo kale waxaa u sheegay in dagaalyahanada Ajaaniibta ay kaga dileen Shabaab ay gaarayaan lix, halka qaar kale oo badan ay dhaawacyo culus ah noqdeen, isagoo u aqriyay magacyada dagaalyahanada ay dileen.
Mr Bohoku ayaa guul ku tilmaamay howl galka wada jirka ah ee ay sameeyeen Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM, isagoo ka dhawaajiyay inay nabada gaarsiin doonaan meelaha dadka aanay xorka aheyn ku sugan yihiin.
Barigiye Bahoku ayaa ugu dambeyn saxaafada tusay liiska lix magacood oo uu ku sheegay inay ahaayeen ajaaniibta ay ku dileen dagaalkii shalay muddo lix saac ka badan ka soconayay aagaga Hodan iyo Howlwadaag.
Magacyada uu sheegay ayaa waxay ahaayeen sidan:-
1. Magid-Al-Yahya Abu Yaman (Hutiin Clan, Yemen)
2. Sahan Abdowr Barqish (nationality unknown)
3. Abdi Rabi Mansuur (Pakistan)
4. Amol Joorkay (India)
5. Saman Bito (Kenya)
6. Abdi Magid Asad (Syria)
Jowhar,
Barigiye Bahoku ayaa cadeeyay in dagaaladii cuslaa ee shalay ka dhacay Xaafadaha Siigaale ee degmada Hodan iyo Ceel-Hindi ee degmada Howlwadaag ay ku qabsadeen dhowr fariisimo oo ay Shabaabka ka dagaalamayeen.
"Waxaan u jirnaa Suuqa Bakaaraha 500-Mitir dhinaca koofur, aagaga Siigaale, iyo Ceel-Hindi, ayaan ka saarnay, ilaa lix ajaaniib oo caan ah ayaan ku dilnay"ayuu yiri Barigiye Bahoku oo qirtay in labo ka mid ah askartooda looga dilay dagaalka, tiro kalena kaga dhaawacmeen, kadib markii Shabaab soo bandhigeen Meydadka labo askari oo Ugandes ah.
Sidoo kale waxaa u sheegay in dagaalyahanada Ajaaniibta ay kaga dileen Shabaab ay gaarayaan lix, halka qaar kale oo badan ay dhaawacyo culus ah noqdeen, isagoo u aqriyay magacyada dagaalyahanada ay dileen.
Mr Bohoku ayaa guul ku tilmaamay howl galka wada jirka ah ee ay sameeyeen Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM, isagoo ka dhawaajiyay inay nabada gaarsiin doonaan meelaha dadka aanay xorka aheyn ku sugan yihiin.
Barigiye Bahoku ayaa ugu dambeyn saxaafada tusay liiska lix magacood oo uu ku sheegay inay ahaayeen ajaaniibta ay ku dileen dagaalkii shalay muddo lix saac ka badan ka soconayay aagaga Hodan iyo Howlwadaag.
Magacyada uu sheegay ayaa waxay ahaayeen sidan:-
1. Magid-Al-Yahya Abu Yaman (Hutiin Clan, Yemen)
2. Sahan Abdowr Barqish (nationality unknown)
3. Abdi Rabi Mansuur (Pakistan)
4. Amol Joorkay (India)
5. Saman Bito (Kenya)
6. Abdi Magid Asad (Syria)
Jowhar,
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Xamar fight updates- More victory for TFG Alhamdulilah
you're not very good at thisXimanJaale wrote:Believe whatever you want
IDIOT!!!
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Xamar fight updates- More victory for TFG Alhamdulilah
Shirib wrote:you're not very good at thisXimanJaale wrote:Believe whatever you want
IDIOT!!!
Re: Xamar fight updates- More victory for TFG Alhamdulilah
It's hard for me to imagine TFG winning anything, it seems all they're good at is propaganda and the art of making up stuff
Ximan miskiin baa tahay who believes anything.
Ximan miskiin baa tahay who believes anything.
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Xamar fight updates- More victory for TFG Alhamdulilah
I can believe whatever I want, you don't own me, so get a grip and move alongAdvo wrote:It's hard for me to imagine TFG winning anything, it seems all they're good at is propaganda and the art of making up stuff![]()
Ximan miskiin baa tahay who believes anything.
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Xamar fight updates- More victory for TFG Alhamdulilah
U made a statement, it was refuted, and then your reply was,XimanJaale wrote:Shirib wrote:you're not very good at thisXimanJaale wrote:Believe whatever you want
IDIOT!!!Good at what??
so you're not all that good at backing up your claims. You're more of an emotional creature. You're headed towards galiaBelieve whatever you want
IDIOT!!!
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Xamar fight updates- More victory for TFG Alhamdulilah
I brought a source from numerous websites, about the six al-qaeda memebers death, and with your own emotional battle, you throw accusation claiming this news to be fake, so I said believe whatever you want!!
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Xamar fight updates- More victory for TFG Alhamdulilah
There must be something wrong with your comprehension of the English language. I never said the news was fake. All I asked was if they had pictures. Then u went into a crazy rant about how TFG doesn't take pictures of dead bodies, which they do. And I asked if they had the bodies of the dead, which you haven't answered. So I fail to see these conclusions you are drawing up, if anything it is you who is the emotional wreck, I'm just asking questions.XimanJaale wrote:I brought a source from numerous websites, about the six al-qaeda memebers death, and with your own emotional battle, you throw accusation claiming this news to be fake, so I said believe whatever you want!!
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: Xamar fight updates- More victory for TFG Alhamdulilah
shirib can i ask you a question, why has alkalab not been able to take over Mogdaisho after all this time when they find it so easy to attack and uproot somali factions elsewhere in somalia ?
dont you see, the Abu kalabs are here only to put Somalis in a constant state of insecurity and poverty.
dont you see, the Abu kalabs are here only to put Somalis in a constant state of insecurity and poverty.
- Shirib
- SomaliNet Super

- Posts: 26911
- Joined: Thu Oct 04, 2007 3:50 am
- Location: May God grant us victory.
Re: Xamar fight updates- More victory for TFG Alhamdulilah
Cause AMISOM has far superior weaponry. They have tanks and armored personnel carriers. But its ironic that anyone uses the idea that Shabaab can't defeat AMISOM as an excuse when the TFG can't do anything at all.ibrahimcw wrote:shirib can i ask you a question, why has alkalab not been able to take over Mogdaisho after all this time when they find it so easy to attack and uproot somali factions elsewhere in somalia ?
dont you see, the Abu kalabs are here only to put Somalis in a constant state of insecurity and poverty.
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Re: Xamar fight updates- More victory for TFG Alhamdulilah
I am not stupid you know, 'did they got pictures',= basically you mean, is this fake news', Don't act all smart!! Like I said this news it true, it's upto you to believe it, why do u need pictures anyways?? doubt the news if u want i don't care!! Like I said, the government are not taking pictures of dead people, and they never did, unless the media got to do body first which they didn't as there is no safety on the ground where the body were found!Shirib wrote:There must be something wrong with your comprehension of the English language. I never said the news was fake. All I asked was if they had pictures. Then u went into a crazy rant about how TFG doesn't take pictures of dead bodies, which they do. And I asked if they had the bodies of the dead, which you haven't answered. So I fail to see these conclusions you are drawing up, if anything it is you who is the emotional wreck, I'm just asking questions.XimanJaale wrote:I brought a source from numerous websites, about the six al-qaeda memebers death, and with your own emotional battle, you throw accusation claiming this news to be fake, so I said believe whatever you want!!
- ibrahimcw
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1324
- Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
- Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys
Re: Xamar fight updates- More victory for TFG Alhamdulilah
exactly, so why is it Alkalab fights Somali factions when they should be fighting Amisom with all their men ?Shirib wrote:Cause AMISOM has far superior weaponry. They have tanks and armored personnel carriers. But its ironic that anyone uses the idea that Shabaab can't defeat AMISOM as an excuse when the TFG can't do anything at all.ibrahimcw wrote:shirib can i ask you a question, why has alkalab not been able to take over Mogdaisho after all this time when they find it so easy to attack and uproot somali factions elsewhere in somalia ?
dont you see, the Abu kalabs are here only to put Somalis in a constant state of insecurity and poverty.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 18 Replies
- 3588 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 2 Replies
- 896 Views
-
Last post by Strategic
-
- 2 Replies
- 412 Views
-
Last post by Advo
-
- 2 Replies
- 462 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 32 Replies
- 1668 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 0 Replies
- 294 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 9 Replies
- 1285 Views
-
Last post by Surprise
-
- 1 Replies
- 369 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 0 Replies
- 383 Views
-
Last post by mcali