Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubanaaya
Moderator: Moderators
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Sahangalbeed sheekada waad fahantay. Aniguba sidaas ayaan u maleeyey markaan warka akhriyay. Dad raba inay dhul iibsadaan ayaa koley arintan ku lug leh.
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Bohol iyo karaman wrote:waar habar xabuusho futo wayn eey maxad kaa wadaan qorulugud![]()
![]()

- MujahidAishah
- Posts: 16995
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Sahan you might be right because there are no spaces nearer the city anymore you have to go right out of hargeisa to find a place and people don't wanna live out with the wolvesSahanGalbeed wrote:Waa in la soo baadha arrintan !! Guriyaha la gubaya , then people with money come out of nowhere all of sudden wanting to buy your land , this has to be investigated ! Anigu sidaas baan u maleeya .
- Madelina
- SomaliNetizen
- Posts: 953
- Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
- Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana

Chief of Policku miyu ka qayb galay Mudaharadka tolow? ..On a serious note, it's sad to see all these poor innocent ppl losing their homes like that, It's arson in it's purest form waa in meel laga so horjeesta arintan..waxa inigu jira dad Somaliland horimerkeeda ka jealous ah...The goverment needs to look into this immediately because it has the potential to spread to other parts of the city..
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Kalil. Horta New Hargeysa waxa ku badan Hawiye iyo Qurijilaha. This needs to be investigated indeed.
Last edited by Siciid85 on Tue Feb 22, 2011 1:11 pm, edited 2 times in total.
- MujahidAishah
- Posts: 16995
- Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
- Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
had to edit my post by request of the edit-mister

Last edited by MujahidAishah on Tue Feb 22, 2011 1:02 pm, edited 1 time in total.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
This cilmi kabaal guy is he the police commander of hargeysa or of Somaliland , does Hargeysa have a seperate police commander any way , daba qabsaday ,, xafado ka mid ah oo gubtay ,, how could this happen?
- Ina-Geel_Wase
- SomaliNetizen
- Posts: 855
- Joined: Thu Sep 07, 2006 2:19 am
- Location: God Save The Queen.
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Cida waxan ka danbaysaa guryaha wuxu dabka u qabadsiiyeen on random, metelan maanta waxa dab la qabad siiyeey sandaqad iyo labo daaro ah.
Sida lay sheegay dabku wuxuu ka wada bilaamay ruufka guryaha waliba barqadii ila galabtii wax la gubayaa, hadaanay dadkoo hurdo dab qabad siinayn inyaroo naxariis ku hadhadhy hooyadood wasooyinka.
shalay macal our house guri in yar u jira waa guban gaadhay, laakiin qiiqii markii la arkay the fire was put out quickly.

Last edited by Ina-Geel_Wase on Tue Feb 22, 2011 1:03 pm, edited 1 time in total.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Siciid85 wrote:Kalil. Horta New Hargeysa waxa ku badan Hawiye iyo Qurijilaha.
This needs to be investigated indeed.
Hawiye, Qurjiile iyo waxaan la garanayn oo dhan waa ina xaafada laga raafo oo dadkana laga mamnuuco inay dhulka ka iibiyaan cid la garanayn.

Hawiye, Qurjiile iyo waxaan la garanayn oo dhan waa ina xaafada laga raafo oo dadkana laga mamnuuco inay dhulka ka iibiyaan cid la garanayn.
- Bohol iyo karaman
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1060
- Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
- Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
sido kale xaafada wxa ku yaal xaruunta Tabliikhdaa geeska africa "masjidka Tabliikhd" waxad ku arkay cidkasta waxan kuu soo hoos dhuumanaayaa argagixiso kasta, halkii salaad waxa ku tukanaayaa dad kor uu dhaafaayaa 1000 qof oo cadaan iyo madow isugu jiraa.kaliil wrote:Siciid85 wrote:Kalil. Horta New Hargeysa waxa ku badan Hawiye iyo Qurijilaha.This needs to be investigated indeed.
Hawiye, Qurjiile iyo waxaan la garanayn oo dhan waa ina xaafada laga raafo oo dadkana laga mamnuuco inay dhulka ka iibiyaan cid la garanayn.
- Madelina
- SomaliNetizen
- Posts: 953
- Joined: Fri Jan 21, 2011 11:48 am
- Location: My country is Somaliland, My Ethnicity is Somali and My Religion is Islam ;-)
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
kaliil wrote:Siciid85 wrote:Kalil. Horta New Hargeysa waxa ku badan Hawiye iyo Qurijilaha.This needs to be investigated indeed.
Hawiye, Qurjiile iyo waxaan la garanayn oo dhan waa ina xaafada laga raafo oo dadkana laga mamnuuco inay dhulka ka iibiyaan cid la garanayn.
Waxa ka danbeeya shiisheya anti-Somaliland ah...because they're burning the houses randomly!..The locals need to organize themselves & form a Neighborhood Watch Groups and take turns guarding the neighborhood...
Last edited by Madelina on Tue Feb 22, 2011 1:12 pm, edited 1 time in total.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Bohol Waan garanayaa masaajidka weyne tabliikhu xaafada ku leeyihiin. Tabliikhdu ha danbeeyeene reer Koonfureedka iyo oromada xaafada ina laga raafo weeye marka hore. Tuugnimo iyo dhaqan xumo ayuun bay inoola yimaadeen badankoodu.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Waryaahay meesho ma halkaasa meesha Masaajidka Tabliqiinta Hargeisa, i remember on our way to Hargeisa we dropped of a Tabliiq from the US, he was HY and he was staying there with couple of other Tabliiqs from Koonfurta somalia..... i also saw Pakistanis and arabs there....
So No one knows who is doing this?
So No one knows who is doing this?
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super
- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Warya Bohol im starting to hear about Your SubclanBohol iyo karaman wrote:waar habar xabuusho futo wayn eey maxad kaa wadaan qorulugud![]()
![]()

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Madelina wrote:kaliil wrote:Siciid85 wrote:Kalil. Horta New Hargeysa waxa ku badan Hawiye iyo Qurijilaha.This needs to be investigated indeed.
Hawiye, Qurjiile iyo waxaan la garanayn oo dhan waa ina xaafada laga raafo oo dadkana laga mamnuuco inay dhulka ka iibiyaan cid la garanayn.
Waxa ka danbeeya shiisheya anti-Somaliland ah...because they're burning the houses randomly!..The locals need to organize themselves & form a Neighborhood Watch Groups and take turns guarding the neighborhood...
Madelina i agree with you NH and infact all of the xafaads in Hargeysa need Neighbourhood Watch Groups.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 1217 Views
-
Last post by Air_Canada
-
- 28 Replies
- 3754 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 0 Replies
- 2631 Views
-
Last post by Air_Canada
-
- 15 Replies
- 4570 Views
-
Last post by damu
-
- 48 Replies
- 2379 Views
-
Last post by True Stori
-
- 36 Replies
- 2143 Views
-
Last post by Shirib
-
- 18 Replies
- 4108 Views
-
Last post by Runloow101
-
- 23 Replies
- 2801 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 7 Replies
- 1849 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 0 Replies
- 787 Views
-
Last post by The_Emperior5