Page 2 of 5
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 12:45 pm
by Kaliil10
Sahangalbeed sheekada waad fahantay. Aniguba sidaas ayaan u maleeyey markaan warka akhriyay. Dad raba inay dhul iibsadaan ayaa koley arintan ku lug leh.
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 12:45 pm
by Cali_Gaab
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 12:45 pm
by MujahidAishah
SahanGalbeed wrote:Waa in la soo baadha arrintan !! Guriyaha la gubaya , then people with money come out of nowhere all of sudden wanting to buy your land , this has to be investigated ! Anigu sidaas baan u maleeya .
Sahan you might be right because there are no spaces nearer the city anymore you have to go right out of hargeisa to find a place and people don't wanna live out with the wolves
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 12:47 pm
by Madelina
Chief of Policku miyu ka qayb galay Mudaharadka tolow? ..On a serious note, it's sad to see all these poor innocent ppl losing their homes like that, It's arson in it's purest form waa in meel laga so horjeesta arintan..waxa inigu jira dad Somaliland horimerkeeda ka jealous ah...The goverment needs to look into this immediately because it has the potential to spread to other parts of the city..
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 12:53 pm
by Siciid85
Kalil. Horta New Hargeysa waxa ku badan Hawiye iyo Qurijilaha. This needs to be investigated indeed.
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 12:56 pm
by MujahidAishah
had to edit my post by request of the edit-mister

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 12:58 pm
by The_Emperior5
This cilmi kabaal guy is he the police commander of hargeysa or of Somaliland , does Hargeysa have a seperate police commander any way , daba qabsaday ,, xafado ka mid ah oo gubtay ,, how could this happen?
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:01 pm
by Ina-Geel_Wase
Cida waxan ka danbaysaa guryaha wuxu dabka u qabadsiiyeen on random, metelan maanta waxa dab la qabad siiyeey sandaqad iyo labo daaro ah.
Sida lay sheegay dabku wuxuu ka wada bilaamay ruufka guryaha waliba barqadii ila galabtii wax la gubayaa, hadaanay dadkoo hurdo dab qabad siinayn inyaroo naxariis ku hadhadhy hooyadood wasooyinka.
shalay macal our house guri in yar u jira waa guban gaadhay, laakiin qiiqii markii la arkay the fire was put out quickly.
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:03 pm
by kaliil
Siciid85 wrote:Kalil. Horta New Hargeysa waxa ku badan Hawiye iyo Qurijilaha.

This needs to be investigated indeed.
Hawiye, Qurjiile iyo waxaan la garanayn oo dhan waa ina xaafada laga raafo oo dadkana laga mamnuuco inay dhulka ka iibiyaan cid la garanayn.
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:07 pm
by Bohol iyo karaman
kaliil wrote:Siciid85 wrote:Kalil. Horta New Hargeysa waxa ku badan Hawiye iyo Qurijilaha.

This needs to be investigated indeed.
Hawiye, Qurjiile iyo waxaan la garanayn oo dhan waa ina xaafada laga raafo oo dadkana laga mamnuuco inay dhulka ka iibiyaan cid la garanayn.
sido kale xaafada wxa ku yaal xaruunta Tabliikhdaa geeska africa "masjidka Tabliikhd" waxad ku arkay cidkasta waxan kuu soo hoos dhuumanaayaa argagixiso kasta, halkii salaad waxa ku tukanaayaa dad kor uu dhaafaayaa 1000 qof oo cadaan iyo madow isugu jiraa.
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:11 pm
by Madelina
kaliil wrote:Siciid85 wrote:Kalil. Horta New Hargeysa waxa ku badan Hawiye iyo Qurijilaha.

This needs to be investigated indeed.
Hawiye, Qurjiile iyo waxaan la garanayn oo dhan waa ina xaafada laga raafo oo dadkana laga mamnuuco inay dhulka ka iibiyaan cid la garanayn.
Waxa ka danbeeya shiisheya anti-Somaliland ah...because they're burning the houses randomly!..The locals need to organize themselves & form a Neighborhood Watch Groups and take turns guarding the neighborhood...
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:12 pm
by kaliil
Bohol Waan garanayaa masaajidka weyne tabliikhu xaafada ku leeyihiin. Tabliikhdu ha danbeeyeene reer Koonfureedka iyo oromada xaafada ina laga raafo weeye marka hore. Tuugnimo iyo dhaqan xumo ayuun bay inoola yimaadeen badankoodu.
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:19 pm
by LiQaaye_TDH
Waryaahay meesho ma halkaasa meesha Masaajidka Tabliqiinta Hargeisa, i remember on our way to Hargeisa we dropped of a Tabliiq from the US, he was HY and he was staying there with couple of other Tabliiqs from Koonfurta somalia..... i also saw Pakistanis and arabs there....
So No one knows who is doing this?
Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:22 pm
by LiQaaye_TDH
Bohol iyo karaman wrote:waar habar xabuusho
futo wayn eey maxad kaa wadaan qorulugud

Warya Bohol im starting to hear about Your Subclan

Sacad Yoonis Dagaalka Maalin kasta wey ku dhintaan Gesiyo

Re: Mudaharaadka Reer N. Hargeysa, iyo Guryo badan oo gubana
Posted: Tue Feb 22, 2011 1:28 pm
by Siciid85
Madelina wrote:kaliil wrote:Siciid85 wrote:Kalil. Horta New Hargeysa waxa ku badan Hawiye iyo Qurijilaha.

This needs to be investigated indeed.
Hawiye, Qurjiile iyo waxaan la garanayn oo dhan waa ina xaafada laga raafo oo dadkana laga mamnuuco inay dhulka ka iibiyaan cid la garanayn.
Waxa ka danbeeya shiisheya anti-Somaliland ah...because they're burning the houses randomly!..The locals need to organize themselves & form a Neighborhood Watch Groups and take turns guarding the neighborhood...
Madelina i agree with you NH and infact all of the xafaads in Hargeysa need Neighbourhood Watch Groups.