Re: Baraagihii Kalshaale oo la aasay
Posted: Tue Mar 01, 2011 2:51 pm
Anigu ba ma fahmayo arrintan , ma' na raacsani go'aankan.
Largest online Somali community!
http://somalinet.com/forums/
Abti dee waa lakala adkaaday oo dee Soomaalidiid militia waa la baacsaday dabadeedna si culayska iyo dabka looga yareeyo ayay nimankii aad tolka ahaydeen xaqiiqada arkeen oo yiraahdeen waar inaga aasa berkadahan, meeshan Kalshaalena inaga wada ileen waqdii hore inooga yeedhay mid ka daran baa inaga yeedhaysa e. Ma aragtay abti Sahan Galbeedow?SahanGalbeed wrote:Anigu ba ma fahmayo arrintan , ma' na raacsani go'aankan.
abti suldaan maxa dhacay nin nabadeed baad aheed eh nabadiidnimo astaamaha suldanada may aheen ehThe_Emperior5 wrote:inshallah this will not bring peace so siilaanyo will see only military intervention is the only solution
Garaad jamac iyo ina xaaji cumar camay baan ka bartay dagaal iclaamintagarad13 wrote:abti suldaan maxa dhacay nin nabadeed baad aheed eh nabadiidnimo astaamaha suldanada may aheen ehThe_Emperior5 wrote:inshallah this will not bring peace so siilaanyo will see only military intervention is the only solution
The_Emperior5 wrote:Garaad jamac iyo ina xaaji cumar camay baan ka bartay dagaal iclaamintagarad13 wrote:abti suldaan maxa dhacay nin nabadeed baad aheed eh nabadiidnimo astaamaha suldanada may aheen ehThe_Emperior5 wrote:inshallah this will not bring peace so siilaanyo will see only military intervention is the only solution