Qurjiles caught Ina Kahin Slipping

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping

Post by samadoon-waaxid »

Executive wrote:
samadoon-waaxid wrote: how about this one,siilaayo nin uu cod eg miyaa matalaya isna? :lol: :lol:

http://www.zshare.net/audio/880564009b3e5fb0/


:lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
ever since there Guru Emperior got locked up there official position briefings in the private room got interrupted,and the flow of PM slowed down.they have been in denial and dont know where to turn for guidance :lol: :lol:
have u listened to the Nuux Taani tape? he gave out siilaanyo and Gaboose's phone numbers.God bless his soul,he wins the biscuit for being that naive at this age :lol:
User avatar
Username1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1251
Joined: Tue Feb 15, 2011 11:32 am

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping

Post by Username1 »

Ina Kahin did he not occupy buhoodle in the 90's.
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping

Post by samadoon-waaxid »

Username1 wrote:Ina Kahin did he not occupy buhoodle in the 90's.
he is the one who defended the dinkas in south sudan from the mean janjaweeds in the famous um durman battle in the early 90's too :|
User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping

Post by samatar133 »

samadoon-waaxid wrote:
samatar133 wrote:lool saw waxani wada ciyaal. war nin u cod eeg ayaa matahaya oo iska dhiga ina kaahin. isnit that obvious to everyone.
tani qaraxdaye tu kale la kaalaya ilmo ssc. next be bit more sophisticated than this.
how about this one,siilaayo nin uu cod eg miyaa matalaya isna? :lol: :lol:

http://www.zshare.net/audio/880564009b3e5fb0/
lool i told u ilo ssc to come up with more sophisticated tricks after that ina kaahin fake waraysi is busted. all you did is to isolate parts of mudane silaanyo's interview with the bbc and parts of his parliamentry address speech and then mix with fake shit by ssc lunitic u cod eek madaxweynaha. war isla yaaba ilahay sxbayaal, horaa loo yadhi hadii aad dhimanaysid dhareerka ayaa layska duwaa
ssc ma waxa ay u haysatay in propaganda dan maangaabnimoda iyo fashilaada cad ku salaysan ay cidi ku dagmayso :lol:
waar sidan isku dhaama. all you have acheived is to exppose the level of disperation on your side.
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping

Post by samadoon-waaxid »

samatar133 wrote:
samadoon-waaxid wrote:
samatar133 wrote:lool saw waxani wada ciyaal. war nin u cod eeg ayaa matahaya oo iska dhiga ina kaahin. isnit that obvious to everyone.
tani qaraxdaye tu kale la kaalaya ilmo ssc. next be bit more sophisticated than this.
how about this one,siilaayo nin uu cod eg miyaa matalaya isna? :lol: :lol:

http://www.zshare.net/audio/880564009b3e5fb0/
lool i told u ilo ssc to come up with more sophisticated tricks after that ina kaahin fake waraysi is busted. all you did is to isolate parts of mudane silaanyo's interview with the bbc and parts of his parliamentry address speech and then mix with fake shit by ssc lunitic u cod eek madaxweynaha. war isla yaaba ilahay sxbayaal, horaa loo yadhi hadii aad dhimanaysid dhareerka ayaa layska duwaa
ssc ma waxa ay u haysatay in propaganda dan maangaabnimoda iyo fashilaada cad ku salaysan ay cidi ku dagmayso :lol:
waar sidan isku dhaama. all you have acheived is to exppose the level of disperation on your side.
as far as I'm concerned, all of your somalidiid web portals are full of DIGNIIN articles to your officials in the last couple days :|
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping

Post by malakumod »

When i first came cross thèse recordings i thought they were fake. I thought no one know could be these stupid, ignorant and naive enough to give information to a person they don't know over the phone, especially when they claim to the highest leadership of a supposed country. But now to my amusement I have found out that those recordings are completely true and real and those morons are every bits as naive, as stupid,as ignorant,as delusional and tribal as we knew they were. All that smoke screen about democracy and peace have been completely blown and their tribalism have been exposed. That is what happens when your leaders are brain dead dimwits high of qaad and alcohol. I have met iidoors who claimed that these recording were fakes and that the people who made these recording used a voice changer software downloaded of the internet for $64 dollars and that they used it to imitiate the siilaanyo, ina kaahin and the rest. This has to the most absurd idea I have ever heard. But then again what do you expect from people whose brightest and the best are the people fought on these tapes. It is almost embarrassing and sad who stupid.these people are. Firstly the idea that one can use a software downloaded from the internet to realistic to imitate another person voice in real time is unheard of and to believe such thing is bordering on the insane. A person can disguise their voice, they can also.alter the pitch of their voice but it is impossible to create someone else voice in real time. This is a technology that even the cia haven't mastered. Besides if one can create a real time voice don't u think they would have tried it on Stephen hawks first. Loool. In conclusion these recording are real and anybody who believes other wise is in denial.
Last edited by malakumod on Tue Mar 22, 2011 4:10 pm, edited 4 times in total.
User avatar
Username1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1251
Joined: Tue Feb 15, 2011 11:32 am

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping

Post by Username1 »

Can you tell me why your leaders are pimping you to the highest bidder in Hargeisa and Garowe? :sland: :lol:
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping

Post by samadoon-waaxid »

malakumod wrote:Wheh i first came cross thèse recordings i thought they were fake. I thought no know could be these stupid, ignorant and naive enough to give information to a person over the phone, especially when they claim to the highest leadership of a supposed country. But know to my amusement I have found out that those recordings are completely true and real and those morons are every bits as naive, stupid, ignorant, delusional and tribal as we knew they were. All that smoke screen about democracy and peace have been completely blown and their tribalism have been exposed. That is what happens when your leaders are brain dead dimwits high of qaad and alcohol. I have met iidoors who claimed that these recording were fakes and that the people who made these recording used a voice change software download of the internet for $64 dollars and that they used it to imitiate the siilaanyo, ina issuing and the rest. This has to the most absurd idea I have ever heard. But then again what do you expect from people whose brightest and the best are the people fought on these tapes. It is almost embarrassing and sad who stupid.these people are. Firstly the idea that one can use a software downloaded from the internet to realistic to imitate another person voice in real time is unheard of and to believe such thing is bordering on the insane. A personal can disguise their voice, they can also.alter the pitch of their voice but it is impossible to create someone else voice in real time. This a technology the even the cia haven't mastered. Besides if one can create a real time voice don't u think they have tried on Stephen hawks first. Loool. In conclusion these recording are real and anybody who believes other wise is in denial.
:lol: :lol:
welcome bk bro,these softcore idoors here are in denial,perhaps confused.but again u r dealing with people who believe they are already a country,and will tell you their xuduud is muqadas based on the premise that they are a country.delusional by birth bunch
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping

Post by EastAfrica »

Qarannews/Qabiilnews [somalidiid website] : "Madaxweyne Siilaanyo Oo Waraysi Siiyay Cid Aanu Garanynin, Fashiliyayna Sirtii Amaanka Qaranka "

http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62


-----------------------------------------------------------------------------------------


Waaheen.com (somalidiid/snm website):


Sirahan ay sheegeen inay ka Duubeen Madaxdaasi oo ay Cod ahaan qaarkood u soo galiyeen Web-site’yadooda ugu Waaweyn ayaa Shalay iyo Xalay Dood Weyn Ka Dhex Dhaliyay Dadweynaha Siday Dhab u Yihiin Codadkaasi, oo Marka La Dhagaysto Dhab U Muuqda Gaar ahaana waxa Xalay Waxay Soo Galiyeen Codadka Madaxweynaha, Maxamed Kaahin iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka,iyadoo ay Mashquuleen goobaha laga dheehdo Internadada markii la isku sheegay arrintan.


Tuesday, March 22nd, 2011


Wareysiyo ay kooxda SSC sheegtay inay si Sir ah ula yeelatay Madax ka Tirsan Somaliland oo Dood Weyn Dhaliyey


Waxay Websiteyadooda soo Galiyeen Codad ay sheegeen inay ka duubeen Madaxweyne Siilaanyo, Maxamed kaahin iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka

Hargeysa (Waaheen) Sida ay baahiyeen shabakadaha wararka ee jabhada SSC ee ka soo horjeeda Somaliland, waxay waraysiyo ay ku sheegeen Sir la yeesheen masuuliyiin sar sare oo ka tirsan Somaliland, Kuwaas oo uu ugu horeeyo madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo, ayna ka mid yihiin wasiiradda, Arrimaha gudaha, Gaashaan-dhiga, Taliyaha Ciidanka Qaranka, Guddoomiyaha Xisbiga Ucid, Chief of cabinetka Madaxtooyadda iyo Maxamed Kaahin Axmed.

Sirahan ay sheegeen inay ka duubeen Madaxdaasi oo ay Cod ahaan qaarkood u soo galiyeen Web-site’yadooda ugu Waaweyn ayaa shalay iyo xalay Dood weyn ka dhex dhaliyay Dadweynaha siday dhab u yihiin Codadkaasi, oo marka la dhagaysto dhab u muuqda gaar ahaana waxa xalay waxay soo galiyeen Codadka Madaxweynaha, Maxamed Kaahin iyo Taliyaha Ciidanka Qaranka,iyadoo ay Mashquuleen goobaha laga dheehdo Internadada markii la isku sheegay arrintan.

Laakiin dad badan ayaa shaki ka muujiyay sida ay dhab u yihiin kadib markii ay arkeen hadalada qaarkood inaanay ahayn kuwo dad masuuliyiin ah ka soo bixi kara gaar ahaan Waraysiga ay sheegeen inay si Sir ah ula yeesheen Maxamed Kaahin oo duray masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda halka codka ay ku sheegeen inay Siilaanyo ka duubeen uu yahay mid taxadar badani ka muuqdo marka laga reebo weedho uu kaga hadlayay dhinaca Amaanka oo uu sheegayo in ay Culays weyn ku hayso Xukuumadiisa.

Hadaba qaybta ugu miisaanka cuslayd oo ah hadalka Maxamed Kaahin ay ku sheegeen inay la yeesheen uu u dhacay sidan:-

SSC: bal xaalada wadanka nooga waran?
Maxamed Kaahin: walaahi horta xaaladii intii hore wax qarsooni ma raacsana,xaga Puntlandna abaabul fara badan baa ka jira,shalayna qolada xisbiyada iyo waxoo dhan waa la wada shiray,marxalad cusubina ma jirta, abaabulkaa Puntland wuu jiraa.
SSC :Markaa hada ma wax dagaalo ah ayaa socda?
Maxamed Kaahin: maya waxba hadeer ma socdaan, ma waxbaa maqasheen
SSC: walaahi waxbaan hadeer maq maqlayey, oo waxbaa socda, annaga laftayaduna muddaharaad baanu soo abaabulaynaa hadaanu nahay Jahliyada Reer Somaliland, waxaanay maanta soo sawireen Naag la dilayo oo ay leeyihiin xataa dumarbaa la dilay, marka waxaasaanu doonaynaa annaguna inaanu beenino,aduunkiibay wax kale ka dhaadhiciyeen.?
Maxamed Kaahin: saw ma ogidin sawirkan ay maalintii dhawayd soo saareen inuu Photo File hore ahaa?
Photo file hore ayuu ahaa.
SSC:Waxaan ku waydiiyey Col Maxamed Kaahinaw ma jirtaa cid aad Reer Nugaaleedka Xidhiidh la samayseen isimadooda ah?
Maxamed Kaahin: haa.
SSC: yaad la xidhiidhaan Isimida Reer Nugaaleedka ah Maxamed Kaahinow?
Maxamed Kaahin: horta waxaanu la xidhiidhnaa Garaad Saleban iminka, marka Nugaal la joogona waa Garaadka ugu weyn.
SSC waa runtaa
Maxamed Kaahin: laba todobaad ka horna waxa aanu halkan ka dirnay, wafti uu isaga laftiisu soo diray oo Puntland ka soo diray ama eeriyada Nugaal dhawr iyo labaatan cishona halka joogay.
SSC :yaa Hogaaminaya waftigaasi?

Maxamed Kaahin: waxa hogaaminayay, ilaa inankiisa ayaa ku jira oo waxa ka jira qoladii cabdi Maxamuud reer Garaadkii uu isagu ahaa ayaa ku jiray wafti qaraabadiisa u badan oo qoladan Maxamuud Ugaadhyahanka , Naaleeye Axmedkana ay cidi kaga jirto Nin dhiilood la yidhaahdo oo puntland bari hore Wasiir ka ahaan jiray baa ku jira,qoladaasaa markay iminka meeshii tageen shirarkii ay qoladaasi wadeen oo Puntlandnaysan Deegaanka Buuhoodle ay Reer Nugaaleed tagaan ayaa arinkii joojiyey yidhi annagu dagaalkaa kuma jirno, waxaanu ku ajiibi karnaa waa arin nabadeed, dabaadeedna arinkaasi ayaa la doonayaa iminka in la burburiyo, oo qolada Puntland Faroole Habeenkii dhawayd ee uu hadlayey waydinkii maqlayey, marka idinku arimaha aad qaadan kartaan waxa weeye qolada Ugaadhyahanka ee xagaa joogta, maanta isku dayey inaan la hadlo oo aan ku idhaahdo kuwiina halkaa jooga yaa lala hadli karaa.
SSC: Maya horta waxay ku badan yihiin Gobol kale oo Minasoota la yidhaahdo, annagu miyaami iyo California meelahaasi ayaanu nahay, markaa adigu kolay Odayaal iyaga ah ayaanu Xidhiidh samaynaa, markaa waxa kale oo annagu jahliyad ahaa ka shakisanahay isaaqayaga meeshan joogaa, Kalsooni intee leeg ayaad ku qabtaan Nimankan ***********, khaasatan kuwa Jaamac Siyaad ee ku jira Somaliland?
Maxamed Kaahin: horta way fiicanyahay ilaa xad kow dheh, waa ogtihiin oo Nin Garaad Jaamac la yidhaadaa waa kii idiin yimi,markaa qoladani way ku kala qayb santay, waana Ninka qoladan SSC lacagta u soo Guro.
Ninka kale: oo Garaad Jaamac ayaa lacagta u soo Gura?
Maxamed Kaahin:Garaad Jaamaca Jaamac Siyaadbaa lacagta u soo gura oo xataa mar hore isaga oo garamadii isku xayaysiinaya ayaad ku arkaysaan web SSC-da, markaa inaga ka gaabinay oo ninkan garaad ah nin kale oo ay isku shidayeen oo hawshii uu soo dhameeyey hagaagsantahay oo doonayayey in uu hortayada isku cadeeyo oo garaadnimadiisii ka diyaarsado ayaanan si wanaagsan ula shaqaynin, oo qolada Maamulkaa uga taag la’nahay, wasiirka Ganacsiga waa ilmaadeer iyo labadan Walaalaha ahi, Qoladan xun ee xag jirka ah ayuu u xagliyaa horta kan wasiirka ahi.
SSC: kan Wasiirka ahi waxa uu u xagliyaa Ninka halkan jooga?
Maxamed Kaahin: Ninka halkan jooga London ayuu uga wakiil yahay Baasaboor Ingiriis ah ayuu haystaa oo waa Reer London, marka annagu maalin dhawayd waanu isku qabsanay, abtina waanu u nahay, dabadeed waxaanu ku nidhi waar annagu Jaamac Siyaad Garaad abti u kala samayn mayno ee Ninkan Garaadka ah ee Jaamac siyaad SSC lacagta uga uruurinaya inaga daaya, dee markaa maxaan ku idhaahdaaye waxay u baahantahay markaa idinku qoladaa annaa la hadlaaya qolada Ugaadhyahan ee halkan joogta, waxaanan ku odhanaya Qolada idinka ah ee Minasoota joogta cid noocaas aah oo aad ku kalsoontihiin ma jirtaa.
SSC :maya annagu waxaanu samaynaynaa jahliyad ahaan Isaaqayagii raga horta aniga ayaa ugu yara af dheer oo Waraaqaan qorayaa yacni Sawiradan iyo waxan ay soo geliyeen, waxa ay leeyihiin waaxbaa la xasuuqayna horta waan beeninayaa,hadana qoraaladii waan diyaarsaday baribaan dirayaa, waxan idinka xidhan oo dhan aniga ayaa furaya, idinka uu waxa la idiinka baahanyahay wixii gudaha ka socda siyaasada inaad ogaataan, Ninka la yidhaahdo ina cambaashe ee Jaamac Siyaad ee Ciidanka wata isaga Kalsooni intee leeg ayaa laga qabnaa?
Maxamed Kaahin: horta isagu waa isku fiicanyahay kow dheh, laakiin hada Culays badan baa lagu hayaa oo xagaa kale kaga socda, xaganan kolkaa doonaynaa inaan Culays kale ka saarno, marka annaku waanu wada xidhiidhnaa Culays fara badan baa laga saara, Nimanka xagan jooga ee Dawlada ku jiraana waa niman Khayr beeleyaal ah oo xataa meelayntiisana aan xanaanayn,laakiin anniga ayaa hada barmaamuj wada hada aan leeyahay Ninka dee halaga war hayo ileen hadii kale waa la inaga kaxaysanayaaye oo mar mar ha loo yeedho, laakiin ma xuma inamadeenana waa uu hagi karaa ciidanka ah oo waliba Eeriyada laascaanood waxa u badan Niman Reer Burco ah oo jooga.
SSC :Maxamad Kaahinow horta ragii hore ee ***** adigaa ku jira ragaanu ku kalsoonahay hadii aanu Isaaqnahay oo Ninka ugu weyn baa tahay, waxa weeyaan dawladan hada dhisay madaxda ku jirta ee *****ga ah niman aanu Kalsooni ku qaadan karno oo ku qanaacsanahay maaha?
Maxamed Kaahin:walaahi dad badan ayaa sidaasa kow dheh, ragii reer Somaliland ee ilaa bari fog joogay maaha,anaga laftaydu markii dawlada laa dhisayay qolada ugu badan ee aanu hawshooda ka hadalnay ee la isku qabsaday ayay ka mid ahayd oo aniga waaban isku dhaacnay oo waxaan idhi horta Nimanka Isaaqa cidii la rabo ha laga qaato,oo waxaan idhi dee bahashu in badan bay soo dhisnayde raga laga qaadanayaan waa inay ahaadaan rag la taaban karo, waayo raga qaarna waligood waxay ahaayeen Somaliland qaarna toban jeer inta ay yimaadeen hadana noqday oo aanu halkan ku haynaa, waxaana ka mid ah kan iminka Wasiirka Warfaafinta laga dhigay oo ugu horeeya,
SSC: Xaabsade miyaa?
Maxamed Kaahin: Haa dabcan.
SSC :Ninkaasi ma kula tahay in uu la soo xidhiidho madaxda ******teeniya ugu waaweyn ee Maraykanka joogta?
Maxamed Kaahin: waanu ognahay waanu ognahay.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping

Post by SahanGalbeed »

Dumb dooros , Ilaahow kuwano kale ha inaga dhigin :lol:
Goormaan idin idhi anigu kuwani ma' sahlana ?
Let me find the thread where i just pointed out this extreme behaviour of theirs .
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping

Post by SahanGalbeed »

Bal waakase maxaan idin laha :lol:
Horta dhulbahantaha
sirahan cul-culus ay kolba meel ka helaan , xaggey ka la yimaadan ?
Website -yada daaroodka badana waxaad ka akhrisanaysa kolba mid odhanaya
- Sir culus oo ka fakatay Somalidiidka..
- sir la yaab leh oo aynu ka soo helnay wariye xaruuntiisu tahay magaalada Hargeysa oo aynu halkan ku magacaabi karin ... ect..ect.

halkee looga warama raggan tolow ?
viewtopic.php?f=245&t=271781
10 days ago baan idin sii sheegay , waxaas uun bay isku akhriyaan .
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping

Post by EastAfrica »

Sirdoonka SSC oo Dukumiintiyo sira ka Diyaariyay Madaxda Somaliland.

Waagacusub.com-Saraakiisha Sirdoonka Maamul goboleedka SSC Somalia ayaa dukumiintiyo ka dhigan fadeexado isbarkan iyo fashil siyaasadeed ka diyaariyay Madaxda Somaliland gaar ahaan Madaxweyne Siilaanyo,Taliyahiisa Ciidamadda Melleteriga Nuux Taani,Chief of Cabinet-ka Xersi Gaab,Gudoomiyeyaasha Xisbiyadda Somaliland iyo xeeyn iskugu jirta Wasiiro,Wasiiro ku xigeen,Agaasimeyaal iyo Saraakiisha Ciidamadda.

Sarkaal ka tirsan Sirdoonka SSC oo aan la ogeyn dalka uu ku nool yahay balse isticmaalayay telefoon furahiisa u muuqday dalka Mareykanka ayaa khadka telefoonka kula xiriiray taliyaha Ciidamadda Melleteriga Xukumadda Siilaanyo Nuux Muuse Taani kadibna wuxuu iskugu sheegay inuu yahay nin u dhashay beesha Garxajis gaar ahaan Habar yoonis.

Ninka oo aftahanimo badan ka muuqatay wuxuu Taliye Taani ugu afgobaadiyay inuu yahay bare wax ka dhiga Jaamacadda Florida,ayna dareen xoogan ka qabaan dhaqdhaqaaqyadda iyo Banaanbaxyada SSC ka wadaan gudaha iyo dibadda.

“ Banaanbaxyo ay ka dhigi rabeen dalka Mareykanka ayaan joojinay laakiin London ayey ka dhigeen oo ku horbanaanbaxeen aqalka Baarlamaanka Ingiriiska,hada waxay ku hoowlan yihiin lacag aruurin xoogan,waxaanu dooneynaa inaan Madaxweyne Siilaanyo deg deg ula hadalno,aniguna waxaan ahay nin Habaryoonisa,oo ka sii ah reer Ceynaanshe”ayuu Sarkaalka sirdoonka SSC ku yiri taliye Taani.Dhageyso

Korneyl Taani oo aan hubsan ninka warkiisa ayaa si fudud ugu qufay sheekooyin badan sida inay wiiqeen awoodii Samaroonka gaar ahaan reer Nuur qolo uu ku sheegay,dhinaca kalena ay cagta marin doonaan Dhulbahantaha iyo Majeerteenka isbaheystay.


Taani wuxuu ninka siiyay telefoonka Chief of Cabinet-ka Xukumadda Siilaanyo Mr Xersi Tooreey ama Xersi Gaab,wuxuuna u raaciyay ,Xersi uun la hadla,waa isla joogaan Madaxweynaha isaga ayaa idiin dhiibi doonee.


Sarkaalka SSC ayaa si farsameeysan Taani u amaanay,wuxuuna ka codsaday inuu la sii hadlo Chief Xersi si uu Madaxweynaha ula hadalsiiyo.
Korneyl Taani ayaa Xersi Gaab si fudud qadka ugu tiigsaday,dabadeedna isagoo iska dhigaya inuu yahay nin Madaxtooyadda kala shaqeeynaa arrimaha dibadda,wuxuu ku yiri, fadlan xiriiri Madaxweynaha iyo raga Jaaliyadda Mareykanka,waxaa kula soo hadli doona Gudoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee Florida.



Sarkaalkii SSC ayaa telefoonka la tiigsaday Xersi Gaab oo sugayay,kadibna wuxuu la soo booday,haa walaal waa Xersi,Madaxweynaha wuu ila fadhiyaa,sameecadda ayaa u furan,wuuna ku maqlayaa ee wixii aad macluumaad heeysaan soo daaya?


Sarkaalka SSC oo adeegsanayay waxa loo yaqaan Yoolbaarka Sirdoonka ama xiisad abuurista hadalka ayaa ku yiri” Oh my God ,maqalka ayaa aad u xun” dabadeedna Siilaanyo ayaa iscelin waayay oo yiri,”Yes anagu si wanaagsan baan kuu maqalnaa walaal.

Gooshii ugu horeeysay ayuu shabaqa ku hubsaday,kadibna wuxuu si afsaara ugu yiri” Dagaal xunbaan galnay,dareen xuna wuu nagu jiraa,sida aad ogtihiin nabad diidka SSC,Dhulbahantaha banaanbaxyo ayey ka hor dhigeen baarlamaanka Ingiriiska laakiin halkaan waxaan ku guuleeysanay inaan ka joojino,anagu dagaal aan kala joogsi laheeyn ayaan ku jirnaa,inaan kuu warana ayaan kuu soo wacay ee bal marka hore warbixin guud naga sii sida xaalku yahay hada?

Madaxweyne Siilaanyo ayaa Ooda ka qaaday hadalo caro iyo qeeylo dhaan ka buuxdo,wuxuu sheegay in dalka uu qalqal ku jiro,dibadaha lacago badan ay ka aruurinayaan Daaroodka si loogu dumiyo Somaliland.

Sarkaalka baarista sameeynayay ayaa yiri,” Maxaa loo dhexgeli waayay Dhulbahantaha oo loo kala qeybin waayay Salaadiintooda”
Siilaanyo ayaa la soo booday” Waan Kala qeybinay ,lacag baan siinay,baabuur ayaan siinay,qorshaha kala qeybinta Dhulbahantaha xoog baan ugu hoowl lanahay,Garaad hebelka Buuhoodle lacag baan siinay,oo hebel baabuur ayaan u gadnay,oo wafdi balaaran ayaan u dirnay”Dhageyso
Oh My God,goolkii labaad ayaa shuut looga dhaliyay,laakiin waa suaale maxaa helay Siilaanyo?
Su’aal iyo warbixin xasaasiya ayaa marqura loo wada dhiibay Siilaanyo,waxaa lagu yiri,Daaroodkii oo dhanbaa halkaan isku aruursanaya,oo waxay aruursheen lacag dhan Hal milyan oo dollar,hada amaanku sidee yahay?

Madaxweyne Siilaanyo oo qofka dhageysanaya codkiisa fahmi karo inuu fadhiga ka sare istaagay,wuxuu cod dheer ku yiri” ALAA ,WAA WAREEY,MA HAL MILYAN KU DHAN,WAAR AAMUSA,XERSI MIYAAD MAQLEEYSAA,WAXAY DAAROODKII NORTH AMERICA ISKA ARUURSHEEN HAL MILYAN DOLLAR KU DHAN,WAA SIDII AAN LACAGAHA U ARUURIN JIRNAY BARIGII SNM,HAA ,ADEER SI WACANBAAN KUU GARTAY,AMAANKU AAD BUU NOOGU XUN YAHAY,DHINAC KASTA”
Sarkaalkii ayaa yiri” Laascaano xoogbaa lagu qabtay ee ma jiraa qorshe ku saabsan in xoog lagu qabto Buuhoodle,mase la hadasheen qolada Ethiopia inay cadaadis saaraan maamulka Faroole oo xaaladaha oo dhan gadaal ka shidaya”??
Haa,adeer,Itoobiyaanka si toosa ayey qolada Puntland ugu amreen inay faraha kala baxaan.anaguna waan dadaaleeynaa oo Ciidamadda waxay u joogaan inay tilaabo qaadaan hadii xaduudaha yaga qalqal sidaan oo kale ah galaan,sheekadu waxay mareeysaa maanta Daarood iyo Isaaq,idinkana garab ayaa la idinka rabaa.
Siilaanyo markii afkiisa laga koobiyay kelmado fool xun iyo inuu yahay nin ku mashquulsan kala qeybinta Dhulbahante,ayna laabtiisa ka buuxdo naceyb uu Daaroodka u qabo,ayuu Sarkaalkii u gudbay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Ing Faysal Cali Waraabe.
Faysal oo Careeysan ayaa hadaladiisa ku daah furay” Adeer dowladaan waxay gacanta ugu jirtaa Habarjeclo iyo Habar awal,Garxajis waxba kama ahan,waxba kuma laha Saraakiisha Ciidamadda,waxaa Garowe lagu qabanayaa Shir Somaliweyn,kuli waa la wada tegayaa,Dhulbahante,Warsengeli iyo Samaroon,meeshaani waxaa ka muuqda fool xumo,waxba gacanta kuma heyno”
La soco qeybaha dambe
JeyR
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 468
Joined: Tue Aug 05, 2003 7:00 pm
Location: from

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping

Post by JeyR »

HAHAH WALAAHAY NIMANKII IIDOOR WAA ISKU DHEX YAACEEN.. THESE GUYS SUPPOST TO BE LEADERS OF YOURS, AND THEY GIVING DETAIL INFORMATION TO SSC SECURITY SERVICES? OH MAN.... EVEN YOUR OWN PRESIDENT, CHEIF OF ARMY??? COME ON.. I LIKE WHEN NUUX TAANI GIVING THE PHONE NUMBER ONE OF YOUR MINISTERS TO STRANGER... HAHAH THESE GUYS DO NOT KNOW ANYTHING...
User avatar
malakumod
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1699
Joined: Sun Apr 11, 2010 3:45 pm

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping

Post by malakumod »

samadoon-waaxid wrote:
malakumod wrote:Wheh i first came cross thèse recordings i thought they were fake. I thought no know could be these stupid, ignorant and naive enough to give information to a person over the phone, especially when they claim to the highest leadership of a supposed country. But know to my amusement I have found out that those recordings are completely true and real and those morons are every bits as naive, stupid, ignorant, delusional and tribal as we knew they were. All that smoke screen about democracy and peace have been completely blown and their tribalism have been exposed. That is what happens when your leaders are brain dead dimwits high of qaad and alcohol. I have met iidoors who claimed that these recording were fakes and that the people who made these recording used a voice change software download of the internet for $64 dollars and that they used it to imitiate the siilaanyo, ina issuing and the rest. This has to the most absurd idea I have ever heard. But then again what do you expect from people whose brightest and the best are the people fought on these tapes. It is almost embarrassing and sad who stupid.these people are. Firstly the idea that one can use a software downloaded from the internet to realistic to imitate another person voice in real time is unheard of and to believe such thing is bordering on the insane. A personal can disguise their voice, they can also.alter the pitch of their voice but it is impossible to create someone else voice in real time. This a technology the even the cia haven't mastered. Besides if one can create a real time voice don't u think they have tried on Stephen hawks first. Loool. In conclusion these recording are real and anybody who believes other wise is in denial.
:lol: :lol:
welcome bk bro,these softcore idoors here are in denial,perhaps confused.but again u r dealing with people who believe they are already a country,and will tell you their xuduud is muqadas based on the premise that they are a country.delusional by birth bunch
looooooool. War these people are clowns. Madaxdoodi baad aragtaa ee iyaga maxaa ka filaan. Loool.
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Qurjiles caught Ina Kahin Slipping

Post by EastAfrica »

Dhagayso Hadaladii Horjoogayaasha Jabhada SNM ee Ciidamadda Sirdoonkeenu SSC ay duubeen

Ciidamadda Sirdoonka ee SSC ayaa soo fagaya codad sir ah oo ay ka duubeen qaar ka mid ah Horjoogayaasha Maamulka Siilaanyo kuwas oo ay kala hadlayaa hagardaamooyinka ay la damacsan yihiin shacabka SSC si shirqooladda ay dhawaan, Sirdoonka SSC waxa ay shacabka SSC ugu talo galeen codadkan in ay ku ogaadaan cadaawadda, ciilka iyo jabka ay inoo hayaan Beesha Isaaq iyo Maamulkooda

Waxana wali dhawaan ay Ciidamadda Sirdoonku soo bandhigi doonaan codad kale oo horle kuwaas oo ay ka mid yihiin Gaboose iyo Cadami ha moogaan Allssc


1. Warlord Siilaanyo - Wareysi Sir ah


Image


2. Warlord Nuux Tani - Wareysi Sir ah




[/quote]

Image




Sir: Faysal Cali Waraabe Xukunka Jamhada SNM Waxaa Isku Xeeray Sacad Muuse Iyo Habarjeclo ( Dhagayso).


Marlabaad waxaan la qarin karin Xogta ay heleen Ciidanka Sirdoonka SSC kuwan oo u dhabagalay Caqliga iyo Ra’yiga ay qabaan Cadowga Shacabka iyo Deegaanka SSC.[/b]



Image

Codkan oo laga duubay Faysal Cali waraabe iyo Qolo ay isku hayb yihiin oo Dagal Dalka Maraykanka. Hadaba Faysal oo dhabta iyo xaqiiqda u taab taabanaya hoosna ugu dhaadhacay arinta dhabta ah ee Jamhada SNM.


Qaybtii Kowaad iyo tii Labaad Waraysigii Sirdoonka SSC Ka Duubeen Maxamed Kaahin-(Maqal)

Image

Halkan Ka Dhegayso Wareysi Sir Ah -

Maxamed Kaahin (Part 1)



Maxamed Kaahin (Part 2)



Hargeysa,(Lasanod Online)- Weli fari kama qodna waraysiyadii sirdoonka SSC ka duubeen madaxda sare ee Maamulka Somaliland..waxaad maanta nala dhegaysataan..

Dagaal ooge Maxamed Kaahin iyo nacaybka uu hayo reer SSC iyo cadaawada ninkan ka buuxda.







-----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------

Sirdoonka SSC oo la xidhiidhay Wasiirka Gaashaandhiga SNM Axmed Xaaji Cali Cadami


Image

Halka Dhegeyso Wareysi Sir Ah - Ahmed Cadami

xargaga@live.com
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”