Page 2 of 2

Re: Damn Abdi Ilay had one hella of Party

Posted: Wed Apr 27, 2011 7:23 pm
by hargaysaay
Dareen mashalah abti ii noolow

Re: Damn Abdi Ilay had one hella of Party

Posted: Wed Apr 27, 2011 7:32 pm
by The_Patriot
hargaysaay wrote:Dareen mashalah abti ii noolow
hargeysay ma daba qodi bad noqotey?

Re: Damn Abdi Ilay had one hella of Party

Posted: Wed Apr 27, 2011 7:39 pm
by hargaysaay
Walaahi niyaw video gu wuxuu ku saabsanyahay ma aqaan laakiin nimco dareen waan ka hela heesaheeda quruxdeeda inantana dee abti baan u ahay marka waa dhawrayaa sxb

Re: Damn Abdi Ilay had one hella of Party

Posted: Wed Apr 27, 2011 7:45 pm
by The_Patriot
hargaysaay wrote:Walaahi niyaw video gu wuxuu ku saabsanyahay ma aqaan laakiin nimco dareen waan ka hela heesaheeda quruxdeeda inantana dee abti baan u ahay marka waa dhawrayaa sxb
ma abtie run baad utahay. Quran kutuf ind :mrgreen:

Re: Damn Abdi Ilay had one hella of Party

Posted: Wed Apr 27, 2011 7:55 pm
by hargaysaay
Oo oday maxaa dhacay inantu iyadoo horumarka somaliland nabad raadinta xamar iyo halganka onlf u heestan ogaaye ma wax baa isbedalay. Maye patriop abti dusha u ahay