Page 2 of 5
Re: Kacaan Style Parade.
Posted: Thu May 19, 2011 10:10 am
by ciyaal_warta
Re: Kacaan Style Parade.
Posted: Thu May 19, 2011 10:20 am
by zingii
Dear Lord, please give me the strength to not slap an idiot today...Amen
Re: Kacaan Style Parade.
Posted: Thu May 19, 2011 10:21 am
by LiQaaye_TDH
Re: Kacaan Style Parade.
Posted: Thu May 19, 2011 10:50 am
by burhaan2010
its true, they copy kacaan military parades, qaldaans owe their peace to the kacaan.
Re: Kacaan Style Parade.
Posted: Thu May 19, 2011 10:51 am
by ToughGong
^
Kana ma imikuu soo toosey
If I was Goljano,you know what I'd say right now don't you
"Kii Jeberti Jab"
Re: Kacaan Style Parade.
Posted: Thu May 19, 2011 10:55 am
by zingii
seemeyer wrote:Dumb c#nt do you think your "Abo Afwayne" invented military parades
K**tirka hablaha iyo
Kuunto inaada ka hadashaa
Ku sifoowdee.
Kol ceenkaa hadaa tahay
Karaamadu kugu yartahay
Kaleetidaa ku dhaantee.
Kawarramida ceebaha iyo
intii karaahyo ah
kaalintaa kaga jirto
waa mid kaydsanee.
Re: Kacaan Style Parade.
Posted: Thu May 19, 2011 10:57 am
by ToughGong
^
Kii Zingi futada daya
Ma fijaan daloolaa
Re: Kacaan Style Parade.
Posted: Thu May 19, 2011 10:58 am
by ciyaal_warta
zingii wrote:seemeyer wrote:Dumb c#nt do you think your "Abo Afwayne" invented military parades
K**tirka hablaha iyo
Kuunto inaada ka hadashaa
Ku sifoowdee.
Kol ceenkaa hadaa tahay
Karaamadu kugu yartahay
Kaleetidaa ku dhaantee.
Kawarramida ceebaha iyo
intii karaahyo ah
kaalintaa kaga jirto
waa mid kaydsanee.
duqa BM baa ka dhacaayo
sameeyer ka jawaab afar leydaan

Re: Kacaan Style Parade.
Posted: Thu May 19, 2011 11:11 am
by zingii
Burhanow ha la yaabin
Baatigan buluqsanee
Barida ruxaaya.
Bully buu i moodaa
Bayaankuu i gu arkaba
Wuu isaga barakacaa.
Baroordiiq aan loo jooginiyo
Buufis aan la garanayn
Buu la buluqleenayaa.

Re: Kacaan Style Parade.
Posted: Thu May 19, 2011 11:12 am
by burhaan2010
Re: Kacaan Style Parade.
Posted: Thu May 19, 2011 11:15 am
by zingii
Dude had it coming.
duqa posted one pic of a homeless
person and was already taking a
victory lab.

Re: Kacaan Style Parade.
Posted: Thu May 19, 2011 11:17 am
by quark
watch out now
zingii is about to go on a karbaashing spree

Re: Kacaan Style Parade.
Posted: Thu May 19, 2011 11:22 am
by ToughGong
Faqashtii marku qumac ku dhacey
Iyo qaraxyo waaweyni
Gaadhigu ma jidheen
Orodka geedkey jabiyeen
Gadhkey isku salaaxayaan
Geeridii ay ka badbaadeene
Intaa waa gartood
waxba sii gagagabin maynu
I'll leave you in peace e sheedaa ka wadaa
PS;tell who posted a pic first
Re: Kacaan Style Parade.
Posted: Thu May 19, 2011 11:27 am
by zingii
Re: Kacaan Style Parade.
Posted: Thu May 19, 2011 11:38 am
by zingii
U had enough karbash for the day.
u r dismissed.
