Re: Difference between Hargeisa child and Mogadishu child
Posted: Fri Jun 17, 2011 5:28 pm
2nd pic , I bet the AK belongs to the guy whos' taking the pic , the kid is trying inu daboolka ka qaado qoriga , laakiin xaggaasad ka aragta dhibaatada ku haysata , biin-ka yar u is leeyahay riix. Itaal ba u ma hayo inu qoriga rido kaa yari .
Jaanjaanka sawirka ka qaaday baa ceebtaas oo dhan leh . Nacm yarkeyga ayaa mujaahid ah iyo wax caynkaas ah ayay rabaan iney inaga dhaadhiciyaan
Gudhuudu , sow iska wada aqli Executive oo miidhan ma'aha ?
maxaad ka filan ? wax waliba way ka surtowda .
Jaanjaanka sawirka ka qaaday baa ceebtaas oo dhan leh . Nacm yarkeyga ayaa mujaahid ah iyo wax caynkaas ah ayay rabaan iney inaga dhaadhiciyaan

