


[b]Mureedi[/b], widaayoow umaayadeey aa waxeey igula dardaaranti, "Agoon caqli a lahaato, ama ha cir weynaato" ma kasinoo?
Ani kiyaawo ingiriisi camal aan ahay; marba meehii muufada ay ka marakheysan tahay aan gacanta gashahooyaa abaa.

Meehiid rabtid ka keen: Kor ka keen, hoos ka keen, dhinac ka keen dheesheeyda waaye.






Abu Dujaana. Adi naftirkaada far aa kugu taagan, hal hal aa maqaarka liiskaga fiikhowyaa, adina soo deybo meel dheer ma jirtid kolbo waa u jeedaye.
Ciyaal warta
Adi khob moos dhigow ma ka noogtid miyaa widayow, intiin ku arkaayi khub dhigow lee ku jirti dad lee taraarixiheysi, saan iska dhaaf waa dhimahaa saxibow